QOYSAS SOOMAALIYEED OOLAGA SOO CELIYAY JOOMO KENYATA AIRPORT..
QOYSAS SOOMAALIYEED OO LAGA SOO CELIYAY JOOMO KEENYAATA AIRPORT,
waxaa asbuucii tegey bilowgiisii laga soo celiyay gegida dayuuradaha ee jomo kenyata qaxaati soomaaliyeed oo gaaraayey ilaa todoba qoys kuwaas oo ay dib u dejin siisay dawlada USA dadkaas qaxootiga ah oo ay ka mid ahaayeen qoysas ithobiyan ahi ayaa markii ay galeen airportiga ayna sugayaan in ay dhoofaan waxa shaqaalaha hay ada hijrada ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan IOM ku war geliyeen in ay dib ugu soo laabtaan busas kii waa weynaa ee horay loogu qaaday iyadoo dib loogu soo celiyay magaalda nairobi sababta dadkaan loo soo celiyay ayaa la xiriirta musuq maasuqii ka dhacay xarunta hayada UNHCR ee hada baaris teedu socoto runtii wli wax awar ahi kama soo bixin madaxda hay adaas balse shaqaalaha maraykanka ee safaarada ayaa dhacda daan ku tilmaamay mid ay joojinteeda masuul kayihiin MADAXDA hay ada UNHCR ta oo iyagu baaritaan ku wada qoysas badan oo la sheegay in lacag laga qaatay(magaranayno waxa nalaku haysto dadkayagii waxaa baxay kala bar nagana gegida ayaa nalaka kasoo celiyay wax noo jawaabana ma arag) sidaa waxaa tiri hooyo soomaaliyeed oo ka mid ahayd qoysaskii laga soo celiyay airportiga oo iyadoo hor taagan xarunta hay ada qaxootiga aan kula kulmay,si kastaba ha ahaatee dhacda daani waxay lama filaan ku noqotay qoysas diyaar u ahaa inay baxaan halka kuwo kale aamin san yihiin inay tahay cadaalad ay ku talaabsatay hay ada UNHCR tu,
abwan NBI
Posted on May 2, 2001, 4:39 PM from IP address 61.11.247.49