Muqdisho (WQ)- Khamiis, May 17, 2001 Xuseen Caydiid ayaa magacaabay guddi ka kooban 11 ruux oo ka tirsan beesha Habargidir, kuwaasoo loo xilsaaray inay ka soo baaraandegaan shaqaaqadii ka dhacday dekedda, ee dhex maray dadka Walaalaha ah. isla markaana ay ka shaqeeyaan in dib dambe wax dhibaato ah oo noocaas ah aysan ka dhicin.