September 29 2001 at 8:24 AM No score for this post
Somali (no login)
Dadka Somaliyeed meel ay joogaanba waxay rajaynayeen Dawlad cadaalada 1991kii ka dib riditaankii dawladii keligeed taliska ahayd, maxaase ka danbeeyey?
Waxaa ka danbeeyey duulaan lagu gumaaday kumanyaal, kumanyaal kalena lagu bara kiciyey, kumanyaal kalena gaajo u dhinteen, haddaba yaa hogaaminayey arintaas halays waydiiyo hadii la doonayo in xal loo helo Soomaaliya.
Way muuqataa oo cid uu caad ka saaran yahay ma jirto. Markaa maxaynu isu indho tiraaynaa ma maalaa yacniga isu su'aalaynaa, si kastaba ha ahaatee bal inyar i dhagayso.
Dhibaato hadii la doonayo in la xaliyo waa in la helaa meesha ay ku sugan tahay iyo wax yeeladeeda hadaan tusaale usoo qaato Dagaalkii soomaalya dhicitaankii dawlada ka dib waxaa hogaaminayey beesha Hawiye Wayne, markaa ma waxaynu oran karnaa waxay ahaayeen xukun doon, aarsi doon, duudsi doon, Soomaali dumin? waa su'aalo run ahaantii laga war-wareego yaq-yaqso awgeed waxaadse moodaa in lagu sii indho cadyahay weli kasoo qaad shirkii Carta oo aynu oran karno fursad ka qiimo badan masoo marin dadka Soomaaliyeed xoriyadii kadib, waxaana oran karaa ma soo mari doonto.
Waxaynu ku tilmaami karnaa Beesha Hawiye Wayne viruska hortaagan Nabadda Soomaali isu soo noqota Soomaaliyina DIIDAY in Hawiye loo duudsiyo, xalkuna wuxuu ku jiraa sidii Viruskaa loo dili lahaa oo keliya aniga sidaas ayey ila tahay.
FG. ma nebci Hawiye, Soomaaliyina waa isugu kaymid laakiin runtu ragga waa ka nixisaa baa la yiri, markaa saaxiib hadii aad hawiye tahay ha ka nixin xal raadis uun baan ahaye.
Mahadsanidiin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
hadaba waxaad ogaataa in soomaali ay ladagaashay oo kaliya qabiilka habar gidir balse aysan ladagaalin hawiye wayne marka waxaad ogaatee hadii hawiye hishiiyo in uu dhismaayo qaranka soomaaliyeed waa runtaa qaybo hawiyaha kamid ah ayaa hor istaagnaa xalka soomaaliya laa kiin kuwa kale ayaa intaas kula dagaalamayey in xalka soomaaliyeed uu muqadas yahay oo loobaahan yahay in dhamaan beelaha soomaaliyeed si siman wax loogu qaybiyo iyadoon la sheeganayn super bawer.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
hadaba waxaan waayo aragnimo ahayn noogama kordhin dagaalada inkastoo in badan oo soomaali ah geeriyoodeen wixii laga dagaalay oo hubka loo qaatay waxay ahaayeen sinaan doon ee ma ahayn ku amar taaglayn hadaba wayjireen dad ufahmay qalad oo doonay subar bawer sidii tii hore laakiin masoo noqon doondo sidii hore marne hasugin ee waxla qaybso soomaalida cusub ee cadaalada raadinayso.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
dalkaaga waa hodan dadkaagana waa dadyar macnahii waxaan kaaga wadaa barwaaqada dalkeena taal waxay kufilan tahay dadka ku nool afrika wadamada saxaaraha ka hooseeya hadaad doonaysid inaad ugu noolaato si nabad ah waad kadhergi hadii aad taasi diidana waxaad ku noolaan dibad wareeg iyo qaxooti nimo horaa loo yiri duulkii kuxamdi waayo nimcada rabi siiyey ee ku kibra waxaa bedeli kuwa iyaga ka qayr roon oo ale kabaqa ee marka hore aan ala kabaqno nimcadaana waa nimco naga badan hadii ay dad qaldameena hortood ayaa laqldamay haday dad wax saxeena hortood ayaa lasaxay
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
NINKA YIRI VIRUS HOR TAAGAN NABADA SOOMAALIYA WAA HAWIYE WAXAAN KU LEEYAHAY GARASHADA WAA LOO DHASHAA INAAD SIDA BAHAAHINKA U HADASHANA WAA ADIGA IYO AQLI XUMADAADA HAWIYE WAXAY GALEEN IYO WAXAY SOO QABTEEN ILAA GOBONIMO DOONKA WAA LA GARANAAYAA UMA BAAHNA ADIGOO KALE IN LAGUU SHARXO WAAYO WAXAAD U HADASHAY SIDA CARUUR LABO JIR AH, TEEDA KALE HADUU HAWIYE DALKA QASAY MAXAY SOOMAALIDA KALE QABTEEN HADII AAD LEEDAHAYNA DAMBIILAYAAL MA AHA SOOMAALIDA KALE YAA DAMBIILE AH SI KASTABA HA AHAATEE WALAAL WAXAAN KU LEEYAHAY HAWIYANA HA U GEFIN SOOMAALINA HA U GAFIN DAD LAWADA YAQAANO OO SOOMAALIYOO DHAN ISKUGU JIRA LOONA YAQAAN WARLORD AYAA WADANKA QASAY SHACABKA SOOMAALIYEEDNA WAA WALAALO WAXNA ISKUMA QABAAN ADIGOO QALAD IGA FAHMIN SIDAA U HADASHAY SI FIICAN U HADALNABAD GALIYO.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Wax macna leh ii sheeg anigu wax jira ayaan ka hadlaye.
Hawiye maqalkiisa waxaa iigu horaysay dagaalkii sokeeye, ragii xoriyada u soo dagaalamay sida Maxamuud Xarbi, Shiikh Bashiir, Sayid Maxamed Cabdalle Xasan....
intaas iyo inta aanan magacaabin wax hawye aha kuma jiraan. Markaa ma waxaad i leedahay caqlibaan leeyahay maya maya maya ... caqli, hiyinimo iyo hogaan waa loo dhashaa hadaad qoraaladayda oo dhan soo akhriday eeg waxaan ka hadlay waa wax jira hadaad wax ku qaadanaysid.
Anigu nina amaan uusan layn iyo wanaag uu san kasban ma siin karo ilaahay baa qofkuu doono karaameya kuu doonana duleeyaa ee inta niga i aflagaadaynaysid, sidee u aragtaa in Hawiye DAD LOOGA DHIGI KARO? taas ayaa kuu dan ah hadii kale huluulaha ku jira habi la'aantiina.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Ninka xanaaqii u geeyey inuu waashii wax u doonto miyaa masuul noqon kara?
Hawiye ma wuxuu ka soo jeedaa Daayeer?
Daayeerku walaashii, hooyadi iyo mid kale toona ma kala yaqaan. Hadii markaa xaalku sidaa yahay cid wax u dirsanaysa ma jirto, ragaa aad sheegaysana markii talyaanigii fushanaa laga eryey ayaa reerka ilaalintiisa loo diray oo weliba lagu ilaalinayey, meel dhaw ayaan kaa tusayaa Aadan-Cade Rooma ayuu ku fashilmay, raadi hadaladiisii. Waase halka Hawiye wax ku soo dhaweeyey Xamar waxaa deganaa dad la ogyahay iyó Beelaha D&M Balcad xeebaheeda waqooyi ayaa AB. deganaa oo caano ka keeni jireeen. Waxaasa jira meel aad xoog ku haysan kartaa ma jirto.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
madaxwaynaha kaliya ee xukunka si sharafleh isaga dhiibay ee aan qofna danbi kagelin ee waliba ilaa maanta wadankiisa sida xurta ah ugu nool miyaa laga heli karaa soomaali kale waxaa ka yaaban sharaftiisa aduun waynaha oo dhan marka adigoo kale waxba kama sheegi kartid isku xishoo qabiilyahoow qurmaaya.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Anigu run ahaan ma jecli inaan u doodo qabiil, mid kalena daafaco oo xitaa ciddayada ayaa reerka soo raac igala quusatay.
Hadaanse u noqdo arimahaan Mooryaantu la yaacayso, quraan waxaa isku fuuqsaday "kufuwan axadan" ayaa la la sheegay
Waa ugu horayn waxaan doodan u furay in aynu ku kala faa'iidaysano inagoo adeegsanayna waxa loo yaqaan "brainstorm" waxaase wadada ka duway WADANI.
Maah-maah ayaa ah labada xaqdaro ku heshiisaa xaqay ku coloobaan bal eeg halkan: http://www.ruunkinet.com/new_231.htm
Soo gaabiyoo Mrs or Mr mooryaan yuu wax yeelay xeryaha waxaa ku jira habar yartii, mybe Hooyadii iyo ... iyo... kasoo qaad Viruska Aids-ka hadii 5% qaxootiga Soomaaliyeed qaadaan saw adiga gurigaagii kuma soo noqonayo oo ma laynayo dadkaaga iyo awoodaada shaqada?
Kasoo gudub waxaas oo dhan yaa hortaagan nadaam soomaaliyeed? Waxaan anigu qabaa waa qabiilka Hawiye oo horor qabiil noday dhamaan hogaan iyo shicib, markaa maxaad ku diiday inaynu dadka tusno sidaani iyagana ma anfacayso dalkana dan uma aha.
Saaxiibhkayga kale halka aad leedahay Aadan-Cadde haduu hogaamiye daacada yahay dawladii cali mahdi talo qaloocan ma siiyeen, waa hubaal inuu maanta ka shaleeyey waana calaamadaha lagu garto aragti gaabka.
Adiga oo aan waxba xanaaqin saaxiibayaal bal u soo qora your brainstorm and all negatives for these initiatives if you have one or more...
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Mr. or Mrs. Miyaad xanaaqday, oo ma sidaas baad dawlad ku hogaamin. Waan ku arkaa oo koolay waxaad tahay qaraabada...
Magacaagana ku dhahoo weligay uma malayneyn inaad madax faaruq ah sidato oo qabiil uun ku haliili ee waxaan islahaa wuxuun faa'iido leh ayuu sheegi.
Waxaa ila fiican inta aan sheegay modify ku samee positive u bedel sidaa aan ku doodno aragti wanaagsan oo macquula soo sheeg illeen dad baynu wax u qaybinaynaane, lana soco xitaa midgaha ayaa ku jira oo cid wax loo diidi karaa ma leh. Hadii kale meesha ka bax waad ceebasatay mooryaanta inteedii kale.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Magacan wuxuu ka kooban yahay laba eray oo laysku shaan dheeyey.
Labada eray MID iyo MAGAN oo loosoo gaabiyey MID-GAAN. Eraygan Soomaalidu waxay u taqaan cay, laakiin waa xaalad ama duruuf qof kasta saamayn karta uuna ka bixi karo.
Magacan wuxuu ka ka soo jeedaa markii la jebiyey Boqortooyo ka jiri jirtay Bariga iyo waqooyiga Soomaaliya. Baoqortooyadaa waxaa hoos imanayey dhul iyo dad badan. Boqortooyadan markii la jebiyey dadkeedii sida maamulkii iyo askartoodiiba waa la kala qaybsada. Dadkii boqortooyadaas waxaa magan geliyey madkii kala qaybsaday. Dadkaa waxaa kale oo loo bixiyey Ma-dhibaan oo macneheedu yahay dad la leeyahay oo aan igu aan samayn karin dhaq-dhaqaaq gaara.
Hadaba qofkasta oo ku jira xaalada magan gelyada waxaa lagu tilmaami karaa Midgaan.
Aniga hadaba waxaa ii magan ah reero dhan oo habar DG ahaan jiray. Waxaana arintan ka danbaysay sheeko la yaab leh.
Hadaba ma kuusii wadaa mise edaab baaad yeelan.
Hadii aad igu dhiiriso waan kuu soo sheegayaa laakiin haka shalayn!
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
anigu ma aqoonsi in midgaan noqday nin iga tagay ee haduu jiro kaasi soo sheeg jago fiican iyo lacagne waa lasiinayaa waana laga xaal marinayaa midgaanimada umadiisana waxbuu laqabsanayaa.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Aniga intaa aad sheegtay midna uguma raacsani xataa bolondada aad sheegi ani ta sibirta madow aa kaga kalsooney, markaa isku si wax ma u arki karnaa, bal eeg hadii lagu raaco dhahoo muwaadiniintii aad shaqadii u kala qaybinee see dadka wax ugu sheegi kartaa layaab ma lihid maskaxdii guriina uun kaa hadlinee
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Hadal hore ayaa ahaa ...haama ma buuxiyo OK laakin muxuu ahaa xaydaankii hore oo aad burburinaysay macnaha maxaa kuu diiday inaad fekerkaaga cadayso adiga oo aan soo hormarin waxa uurkaaga ku jira?
Mabda'an danbe ee labada waan kula eegi karaa waayo aragti kale qof waliba waa yeelan kara, laakiin waa hadii uu yahay constructive. Markaa dimiye kama doodayno laakiin waxaynu clarification ku samaynaynaa nimankan aad magacawday waxaana ku waydiinayaa:
Waayo?
Maxay qabteen oo kagaga duwan yihiin inta kale oo aad magacawday?
Maxaa cusub oo ay soo kordhiyeen oo aynu ku taageeraa?
Nimankan aad magacawday muxuu ahaa recordkoodii hore, macnaha ma yihiin dad keeni kara inay horseedaan hogaan looga daydo illeen taariikhdu waa ma guuraane?
Maxaadse Soomaalida oo dhan intan ugla soo dhex baxday hadiiba ay jiraan yiyaasiyiin kale dalkana loo siman yahay, mise wixii hore oo aynu hogaaminaynay ayeynu weli ku adkaysanaa oo inta kale ayeynu laynaa?
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Bal u fiirso hadaadan madaxa fayruurka wadan hadalkaagii hore "keenya waxaa raqiis ka waa siilka qaxootiga.." aniga kaama keenin waanse garan karaa oo heeryo aad la kacaakufi oo marna qabiilaa ula geli marna qaranaad ula geli.
Hadaan meel dhaw kaaga soo qaado CabilQasim wuxuu suxulduub u galay qabiil halkuu tiigsan lahaa Soomaalinimo Madaxweynaa lagu magacaabay, markaa ma qabiil uu doonayaa doortay mise waxaan ku hadoodilaa somaali. Soo dhaaf taas waakan marba qabiil guri ku shirinaya oo afarta HG waxa ay usoo dhoodhoobaan iyo sida ay wax u rabaan dadka ka iibinayee maxaa kaaga soo baxay, ma nin madixiisa ku socda mise nin madax kale ku socda? Taa adaa ka jawaabi ta soo soco taana waa taariikhdiis
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.