DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

xalku waa cadaalad

September 29 2001 at 4:32 PM
No score for this post
  (no login)

1-dhibaatada 11 sano waxaa keenay cadaalad daro 30 sano kahoraysay oo lagu maamulay dalka soomaaliya hadaba si taas loogu gudbo waa in la ilaawaa sed bursigii hore.2-dowlada kumeel gaarka haday kuxaliso muqdisho mudo labo sano ah waxwayn bey qabatay waayo caalamka oo usoo gurmaday oo 30.000 oo askari wato ayaa waxkaqaban waayey.3-buntiland waxaa kajira damac siyaasadeed kaasoo kujihaysan isbedelka ay umada doonayso oo ah soomaali wayn oo dadka qaarkii ay kahorjeedaan.4-hogaamiye kooxeed waqtigiisa waa dhamaaday kii lasoconkaro isbedelada haka midnoqdo dowlada kumeelgaarka kii damaciisa diidana maxkamad halasootaago.uga danbayn faanoole fari kamaqodna waqti hala siiyo dowlada kumeelgaarka ah hana laga gudbo caadifada qabiilka ee haloo gudbo mid qaran

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
c/laahi
(no login)

waxay aniga ila tahay arimaha soomaaliya

No score for this post
October 2 2001, 4:57 PM 

waxaan mahad u calinayaa dadkii noo saamaxay fursadan

cinwaanka kor qoran waxuu ka tarjumayaa aaraada dadweynaha Umada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan

waxaan anigu ku soo koobayaa rayigayga sidan.
A. waxaa nabada hortaagan waa maamul xalaal ah oo wali gacanta u galin hogaanka sare ee umada soomaaliyed

B. raga sheegta siyaasada oo intooda badan doonaya dana gaar ah isla markaana fulin waaya waxay hore ugu magacdhabeen shacabka

C. shacabka oo intooda badan baahan oo xamili karin dulqaad ama ka gungaarid xaalada la carabaabay

Current Topic - xalku waa cadaalad
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.