Asalamu calykum. dhamaan, ma doonayo in aan ku furo ama ka hadlo wax ku saabsan qabiil ama qolo gooni ah, sabatoo ah waxa uu qabiilku la dhamaanla'yahay waa iyadoo aad looga hadlay.
Ugu horayn dadka ama shcabka somalidu wuxuu u baahanyahay in wax la baro oo la baro nolasha qaybta wanaagsan. Dadka qaar ayaa fahamsaneen waxa ay dunida u joogaan, iyo sababta loo siiyay caafimaadka iyo xooga taas oo uusan ruuxu aqoona, wax uu suurto galaya ma leh. somalia maantay xoog laguma dajinkaro iyo awood milatari. ayadoo ay dadka kooxaha xukuma ama madaxda beeluhu ay dadka runta u sheegaan dadkuna runta waydiiyaan ayaa dalku si sahlan ugu dhismikaraa. dadbadan oo somalia jooga ma aaminayaan hadaad ku tiraahdo dalkiinu waa wadan aad uga barwaaqo badan wadamo badan oo ka tirsan dunida. mida kale dadku maba aha in ay ka amar qaataan qabqable aan dan u hayn oo asagu cunaya cunadii ugu wanaagsaneed seexanaya meeshii ugu wanaagsanayd, lagama yaabo in uu daaweeyo ama uu bari wax taro kan maantay qoriga u wada,, anigu waxaan war ku soo gaabinayaa dadku waxay rabaan in la baro SOCAIL LIFE waana mid muhiim ah dadku haday fahmaan taas. Way ka adakaan karaan kii ku wadanjiray fikrad qaldan. wax kalena maahan dadka waa la marin habaabiyay...... yaarabi tawfiiqda na waafaji .. aamin aamin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
laakiin sidee qabqablaha xooga nagu haystay oo aan u haysano inuu yahay geesigeena aan ugu hari karnaa.oo aan weli aamin sanahay oo kaliya in uu asagu yahay kii naga difaacayey dhibaatada oo dhan.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.