|
xalka soomaaliya-NIN XIL QAADAY?EED QAADYEY?October 1 2001 at 11:01 AM No score for this post | bakar (no login) |
| waxa uu kusalee sanyahay qabiil oo laga tago waayo wadanka waxaa lagu soo maamulay 30 sano oo nasoo dhaafay taasoo keentay 10 sano oo bur bur ah ama in kasiibadan hadaba waa jiri doonaa bur bur waligiis inta cadaalada lahelaayo hadaba waxaa iswaydiin mudan intee cadaalad laga helayaa waxaa cadaalad laga helayaa oo kaliya iyadoo laraaco jidkii rasuulka salaaluhu calayhi wasalam markaa taas leeyahay ulama jeedo oo kaliya inay wax maamuli karaan oo kaliya dadka wadaadaada ama firqooyinka diinta hogaamiya balse ay hogaamin karto cidkasta oo muslin ah muslin nimadana kudhaqanta raacdana jidka rasuulka scw-oo xaqa umada si cadaalad ah ugu qaybido kana fogaato eexda laaluuska sedbursiga iwm.horaa abwaan uyiri ha,is oran cidi ku,arki maysee afka buuxso.ha,is oran cidi ku,arki maysee aqala jeexo.nin xil qaaday eed qaadyey.hadaba waxii danbi ah oon qoray ilaaahey hayga cafiyo waxii qayr ahna alah ha,iga ajarsiiyo. |
|
| Author | Reply |
AliYare (no login) | NIN XIL QAADAY EED QAADNo score for this post | October 2 2001, 2:56 AM |
Walaal waa xaqiiq in qofku marka uu xilka qaado uu eed qaadayo waa hadii uu sidii loogu dhiibay xilkaas uu u gudanwaayo oo uu caddaalad faliwaayo. Soomaaliyana waxaa hadalku u badatay caddaalad la'aan in aytahay arinta meesha ay wax ka soconla'yihiin iyo sed bursi iyo eex ayo qabyaalad, Allah ha inaka daweeyo.
madaxda soomaaliyana waa in ay dib isugu laabtaan siday dadka u xukumayaan. | |
|
| Current Topic - xalka soomaaliya-NIN XIL QAADAY?EED QAADYEY? |
|
|