Tigreey, Tigreey, Tigreey? Somaliya haduu Tigreey haysto maxaad Somaliland ugu dartay? Ma adaa ka xogogaalsan dadka ku nool wadankaa? Maxaad cadaymo haysaa? Somaliland diidmadu yaanay jar kaa tuurin, ee hubsiimo hal baa la siistaa!
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
salaan ka dib sxb layskuma hayo in ay tigrayaa noo taliyaan, balse waxaa ka sii daran dadka leh maxaad cadeeymo haysaa iyo maxaad u jeedaa,saas li agligeed aad baad u dadaalaysaa halkaas ka sii wad.
cidii doonaysa digrayaana ha aadaan laakiin yaanay soomaaliya dhex joogin. mahadsanid
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
haa way joogaan somaliland(gobolka waqooyi galbeed) waxayna ku leeyihiin saameyn wayn gobolka oo dhan waxay rabaan ayey ka sameeyaan.Mudo dhexdaas ah waxay ku laayeen dad badab deegaanka Awdal oo ay soo galeen,waxay kale oo ay maamulaan dekadda Berbera oo ay waxay rabaan ka sameeyaan ciidamo badana u joogaan halkaas cigaalna uusan ka hadli karin danaha Eithopia ee deegaanka waqooyiga soomaaliya.
Cigaal inta uu ka cararayay soomaalida walaalihiisa koonfureed wuxuu ka door biday in Eithopian iyo yuhuud uu walaal ka dhigto oo xataa siyaasiyiintii iyo shacabkii ogaadenya ee ka soo cararay gumaadka iyo caburinta tigreega uu tigreega gacanta u galiyo halkaasoo qaar lagu laayay qaarna ay xabsiyada ku jiraan wali,laakiin taariikhdu way qoran tahay qof walbana wuxuu geysto maalin bay ku soo noqonaysaa.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.