DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

baadi kugu raagtay waxaad moodaa?inaad leedahay.

October 2 2001 at 12:36 PM
No score for this post
xaayoow fiidoow.  (no login)

 
xalka soomaaliya waxa uu kujiraa dadka ay kuraagtay baadida dadkale oo mooday inay iyagu leeyihiin oo wali udhimanaya inay kawaantoobaan baadida iyadoo aan loo diidaynin inay si siman ula noolaadaan dadka kale oo loo balanqaaday inaan laga xigin iyaga balse laga yeelaynin inay ku amartaagleeyaan mardanbe.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Jens
(no login)

Bal hayso adigu oo wax noqo

No score for this post
October 2 2001, 1:37 PM 

Bal hayso adigu baadida lagaa haystay oo wax noqo mooryaan

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
soomaali
(no login)

sidee xal u iman

No score for this post
October 24 2001, 11:33 AM 



waxaaan ku waydiiyay ninka furay qodobkan haddaad adigu diido in laguu taliyo,adigu sidee baad dadkale ugu talin?mise kala daadsanaanta wadanka ayaa maslaxo kuu ah?nin walba gobolkiisa wuu dhisan karaa wuuna degi karaa laakiin tii qaranimadda iyo soomaalinimada ayaa maqan ee taa la soco!!!!!!!!!!haddaadan u baahneyn soomaalinimo anigu dan gaar ah kuma wato.
waan kuu taliyay shalay anigoo daarood ah maantana cidii soomaali ay doorato ha taliso waan ogolahay anigu.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
LADAN
(no login)

SHALLAY AYAAN KUU TALIYEY ANOO DAAROOD AH

No score for this post
October 28 2001, 2:03 PM 

Aad ayaad ugu jawaabtay Mooryaanka aan waxna u tallin anooq. Inlootaliyana diidan. Hase la yaabbin muxuu talliyaa Hilib qale iyo cows gade, Is goyska Baar ubax wuxuu la taagnaa gaas iib ah wuuna ku faraxsanaa. Aabihii, Adeerkii iyo mooryaantii kale oo dhan wey is qalqalleen. Arooy Daarood Dalxiisoow tagay ee adigana waa idgii Xammar qurux badan 11 sano qashin qub u badalley eesow maaha ???!!!... Ladan

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

xaayoow fiidoow

No score for this post
October 25 2001, 10:14 PM 

waxaan rabaa in aan ka iraahdo arintaas wax yar
waxaa soomaaliya xal loo heli karaa markii ay dadku wada noqdaan wadani oo ay kamaarmaan qabiilka maskaxda ooga jira cuqdadana ay is kasaaraan kuwa cuqdadu ku jirto teeda kale runta waa in la isu sheego wadanka hawiye iyo siyaad bare ayaa burburiyey oo ciida ku daray ilaa hadana mareexaan iyo hawiye ayaa wadankaas qasaya
waxaase layaableh maxaa dadka uu u arki waayey in ay ka fiicantahy danta guud tan gaarka ah
tusaale hadii nun kali ah wax cuno iyo hadii dadkoodhan wax cunaan waxaa wanagsan in dad koodhan wax cunaan qofwalba tiisa ayuu u ordayaa in tuu u ordilahaa wax u qabashada danta guud
teeda kale bina aadanka waxa uu ku xisaabtamaa ubadkada hanoolaadan ee iyaga naftooda iskabadaa
wadamadaan aanu ku noolnahay dad ayaa sameytay danta guudna waa ay ilaalshaan iyagoo is neceb hadii aad wax damacda in aad sameyso habraha waa weyn ayaa daaqada taagan kuuguna yiiri police
warkii oo kooban nin gurigiisa duminaya yaa u dhisaya aduunkoodhan waa yaaban yahay soomaalidu maxey tahay ayaa la is leeyahay marka sida tan xal ayaan urkaa

in aanu sameyno xisbi soomaali ah una heegan dib u dhisida wadankeena kaasooleh agenda soomaali nimo ah isuna keena soomaali oo dhan xisbigaasna odayaasha loo diido maxaayeelay iyaga ayaa balaayada wada

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Xaayoow fiidoo
(no login)

kaligii cune

No score for this post
October 26 2001, 4:49 AM 

waan kugu raacay in waxlawada cuno lagana koro qabiilka iyo qurunka waayo qaran qabiil madhiso-qabiil waa dumin karaa qaran laakin qaran qabiil madhisi karo.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - baadi kugu raagtay waxaad moodaa?inaad leedahay.
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.