Inigu Hawiye ma ihi, sida ilaahay igu og yahay. Laakiin bal eega falka uu geystay kii muda sadexda sano ah loo dhiibtay dal iyo dad iyo duunyaba. Waxaa uu intuu habeen duulay soo laayey dadkii mudada intaa le'eg raaliga ka ahaa hogaankiisa oo canshuurta siinayey oo waliba toolkiis ah.
Ragan waa caado qaatayaal ilaah iyo rasuulba nacay. Waxaa intaa fidiyaan warar been abuur ah oo dhaqanka iyo diinta Somaaliyeed ku taagan. Waxay jeclaysteen inay wadanka cadaw shisheeye ku soo hagaan, si ay iyaga waligood dadka u soo hor istaagaan.
Saxiib Hawiye, Darood, Isaaq iyo Somali oo dhan waa isku fikrad. Xamar mucjisaa meel kale ka haysata, ilaahna ha u fududeeyo.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
saxiib yaal waad salaaman ta hiin.horta somali isma dhanto mitba mitka kale wuu kadaran yahay hadii aad fiiriso.daroot,dir,hawiye,marka aniga waxaan soo jeedin lahaa in qolo kale oo na xukunta la keeno wadanka si aan ooga barano sida wax loo xukumo iyo sida loo wada noolado,
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.