DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

intay qoloba qolo kale,ku qaxwee isleedahay,qaranimo ha eegina

October 3 2001 at 7:27 AM
No score for this post
  (no login)

anigo oo ah wiil soomaaliyeed ku dhashay una dhashay gobolka awdal gaar ahaan magaalada Lughaya waxaan umadda soomaaliyeed iyo xalkeeda ka aaminsanahay inaan marnaba la heli karin xal iyo dawlad qaran inta qolo waliba isu aaminsan tahay inay iyadu ugu sharaf badnayd soomaalida iyo inta maalinba ninka tijaabo lagu doorto aan loo arag nin soomaali oo dhan u ah tusaale ee loo arko reerkiisii oo la doortay sidoo kale reerkiisuna isu arkaan inay yihiin ehlu sharaf dawladdana ay iyagu leeyihiin.
waxaan ku kalsoonahay inaanaan noqon karin qaran dhisma inta ay inagu jirto "anigaa ahaan jiray" waa halhayska maangaabka ee siyaasiga danaystaha ahi ku awr-kacsado
waa Maxamed Maax (waddani)

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - intay qoloba qolo kale,ku qaxwee isleedahay,qaranimo ha eegina
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.