DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Qad, khad=midab> Mabda'

October 5 2001 at 5:52 PM
No score for this post
NaXwE  (no login)

Af-kasta oo aduunka kamid aha wuxuu daynsadaa afaf kale si uu u koro, erayadaas waxaa dhici karta in isbedel ku dhaco ama sidooda loo isticmaalo tusaale ahaan kelmada "ISTICMAAL" daynu u qorno "ISTIMAADA" waxaa imanaysa in la fahmi waayo waxa loola jeedo. Waxaan hadaba beryahan arkayey ERAYO ama KeLmAdO loo qoro hab qaldan, kadib markii aan muddo daba socday waxaan ogaagaday in loola jeedo baaq ama signal wax loogu sheego dad gaara tusaale waxaynu usoo qaadanaynaa:
BBC:
http://www.bbc.co.uk/somali/news/011005_bosaasodrink.shtml Dad lagu qabtey qamri sameyn >Boliiska magaalada Boosaaso waxay gacanta ku dhigeen warshada aan casri aheyn ee Khamriga lagu sameeyo<
Hadaba kelmadaha aan ka soo hadlay ee baaq ahaanta loo isticmaalo ma aha ERAYADA laga soo daynsaday carabiga oo keliya balse waxaa jira iyana erayo kale oo asalkoodu yahay Soomaali balse qaybtaan waxaan ku eegaynaa erayada carabiga sida:
Khamri # -Qamri; CARABI Khamiir, Khamri, Khamra
Khaas # -Qaas; CARABI Khaas, Khusuusi, Khaasa
Khasaare # -Qasaare; CARABI Yakhsar, Khasaara, Nakhsar

Waxaan u arkaa khalad iyo aqoon la'aan in erayo QALDAN loo adeegsado rug loogu tala galay inay akhristaan dad aqoon leh iyo dad kaleba ama cid gaara loo nisbeeyo.
Mise waxay u qaadanaa oo keliya naas nuujin, aqoon xumo iyo wixii la mid ah

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Qad, khad=midab> Mabda'
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.