DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

RUN SHEEG WAA CAYB SHEEG:

October 7 2001 at 7:55 AM
No score for this post
AL_CADAALA:  (no login)

 
qabiilba qabiilkuu kasiyaasi badanyahay waa katuugnimo badan yahay waayo qabiilka soomaaliya ugu fiican waa qabiilka aan siyaasi lahayn waayo waxay kabadbaadayaan dhimasho ku timaado hadaba sida qabiilada ukala siyaasinimo badan yihiin ayey dhibaato ugu kala hayaan dhibaatada aan kuu kala qaado--------------------------1-hawiye dhibaatada waxaa ku hayo 1-habargidit 2-abgaal .-----------------------------------------------2-daarood dhibaatada waxaa ku hayo 1-majeerteen 2-mariixaan.---------------------------------------------3-isaaq dibaatada waxaa ku hayo 1-hawar awal 2-hawar yoonis.------------------------------------------------4-raxan wayn dhibaatada waxaa kuhayo 1-leesaan iyo shaati gaduud.------------------------------------------marka waa in loo fahmaa dhibaatada cida masuulka ka ah inysan ahayn hawiya,daarood,isaaq,raxanwayn.ee ay yihiin kuwo ku qaraabata magacyada guud ay qabiilada leeyihiin hadaba soomaali waa inay katashataa inta aan ahayn beelahaan oo xaqoodii iyo xaquuq doodii laqaatay oo waliba magac xumana ayaga lagu haayo loona hoosgalo.marka looga baahan yahay gargaar.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
faa,isa
(no login)

walaal waan kugu raacsanahay

No score for this post
October 8 2001, 11:16 AM 

qabaa.iladani waa kuwa sheegta inay wax dheer yihiin qabaa,ilada kale taas waxaa ugu wacan damac dheerida iyo jaahilnimada oo ku badan waxaan oran lahaa soomaalida aan ahayn wabiiladaan maxay umidoowi waayeen oo ay u garan waayeen inay dhibaatadu tahay anaa kaa xoogroon ama anaa kaa tiri badan laakiin runtu waxaa weeye tiro iyo xoog wax mataraane waxaa waxtaro waa tayo ee waxaan leeyahay midoowa soomaaliyeey oo ka midowa habargidir+majeerteen+abgaal+mariixaan+hawarawal+hawaryoonis+liisaan+iwm hadaba si guul soomaali ugaarto waa in intaanba madax u noqonin soomaaliya oo lasga soo qaado hogaaminta soomaaliya qabaa,ilada yar yar oo aan iyaga xoogdoon ahayn ee ah xaldoon sida ---------------1-madaxwayne hawiye---------- murasade-----------------2-ra,isul wasaare isaaq ------arab---------------------3-daarood gaashaandhiga-------ogadeen-----------------.4-raxanwayn maaliyada--------eelaay-------------------5-arimaha gudaha------------jareer---------------------6-arimaha dibada------------gibilcad-reer xamar---------hadii laqaato dowladaan waan hubaa inay soomaali helayso amaan buuxo waayo meelaha ugu muhiimsan ee dowlad yeelankarto waxaan kadhowray qabiilada xooga wax ku doono waxaana u dhiibay qabiilada xalka

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
aw-muudey malaaq
(no login)

waan idinku raacay

No score for this post
October 8 2001, 11:47 AM 

laakiin marka hore waa in hubka cid kaqaado lahelo qabiiladaan oo ah kuwa dhacay dilay dadkeenii oo sababna u noqday qaxootiga meelkasta daadsan hadalkiinana waxuu rumoowi karaa in kuwaan loohelo dowladaha waaweyn oo awoodooda melitariga ah wiiqa.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
ilkacase
(no login)

waa runtiin

No score for this post
October 8 2001, 11:50 AM 

aniga waxaan kamid ahay qabiilada uga xooga wayn ee soomaaliya raali ayaan ka ahay hadii xalku noqonaayo in loo dhiibo xukunka qabiilada yar yar ee aan walaaha soomaaliyeed nahay waa hadii xalka loo arko.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
jeyte
(no login)

waan kasoo horjeedaa

No score for this post
October 8 2001, 11:51 AM 

dadkii soo halgamay in lagu bedelo kuwo kale

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - RUN SHEEG WAA CAYB SHEEG:
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.