DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

XAAYOOW FAAXAROO HADAL RAG WAA LOO XUTUBIYAAYE

October 15 2001 at 2:03 PM
No score for this post
dhiblaawe  (no login)

 
UGU HORAYN SOOMAALIYA WAXAA KALA GEEYEY DAMAC IYO QABIILE_MAJIRO LAANDHEERE HADII NABAD LADOONAAYO_MAJIRO AABAHAY BAA TALIN JIRAY EE TALADA HALAYSIIYO_MAJIRO ANAA KAA AWOODBADANE TALADA HALEY DAAYO_MAJIRO GAAL MADOOW IYO MID CAD OO NABADA DOONAAYA_MAJIRO SOOMAALAA MIDA DERIS KU FARXAAYO_MAJIRO WALAALO ISREEBAAYO NIN UGURMANAAYO_MAJIRO DOQON DILAY WALAALKIIS OO GUUL KUGAARAY_MAJIRO MASKIIN BAAHAN NIN CAAWINAAYO_MAJIRO MAATO QAXDAY NIN UMAQAN_MAJIRO DIKTAATOOR QABIIL NIN QABANAAYO_MAJIRO QABQABLE DAGAAL NIN FARIISINAAYO_MAJIRO ALOOW CIDAAN ADI AHAYN OO SOOMAALI UMAQAN-ma,ahi gabyaa ama nin isku toosi yaqaan erayada waase qoraal aan soo gudbinaayo dad waynaha soomaaliyeed meel ay joogaanba.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Anonymous
(no login)

Illaah ha kaa abaal mariyo

No score for this post
October 16 2001, 12:40 AM 

Waxaan filayaa dad yar baa naxariis qalbigooda ku jira, waayo waan waayey dad wax faa'ido leh sheegaya. Badigeen weli caay iyo af lagaado ayaan ku jirnaa. Sideen ayaan xal waarta ku heli doonaa, Illaahayna sidee ayuu noogu gargaari doonaa haddii aan anaga isu gargaarin oo aan is xil dhowrin. Walaal aad ayaad ugu mahadsan tahay walaalahayga is aflagaadeynaya Illaah ha soo hanuuniyo.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - XAAYOOW FAAXAROO HADAL RAG WAA LOO XUTUBIYAAYE
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.