Waa wax qofkasta oo caqli leh uu fahmi karo halka uu gaaray isnacaybka ka dhaxeeya kooxda carta ee iyagu halka sano iyo dhawrka bilood jira waxaana sida cad muuqata inay jirto is fahan la aan xaga maamulka iyo maaliyada ah.
Madax weeynaha iyo gudoomiyaha baarla maanku waxay usoo tafa xayteen sidii ay meesha oga saari lahaayeen raysalwasaare galayr oo runtii sida wararku nagu soogaarayaan ku noqday nin aan samayn sidii ay ka filayeen rag badan oo ka mida kooxda carta dhibaatada ugu wayna waxay noqotay inuu bud wayn la hor istaagay qasnada doowlada oo uu diiday in lacaguhu ku baxaan wax aan danta dadweeynaha khusayn oo taasi waxay abuurtay in ay dhamaan saaxibadiisii carta qabiil kasta ha lahaadeene ay isku fikir kanoqdaan oo ay kasoo horjeesteen ninkaan baqaylkaa ee aan ogolayn in ay noolaadaan.
hadaba war iyo dhamaantii maanta dkmg ahi waxay heshay intii ay doonaysay oo waxaa meesha laga saaray ninkii shacabka masaakiintaa hantidooda ilaalinayey waxaa hada jidka ku soojira nin ay kuwada qanacsan yihiin oo danta carta kahormarinaya danta dadweeynaha ninkaas oo aan qabiil ahaan saas oga fogayn mr galayr waxa uu kaga fiican yahay uun inuu yahay nin aan madaxweeynaha hadal kusoo celin karin oo aad umaqla wararka odaga cidkastoo jeeg wadatana u ogolaandoona inay si sahal ah ku bedashaan lacagaha deeqdaa ee dadweeynaha dulman ee abaarta,gaajada iyo colaadu heshay.
waxaa lasaa idin doonaa mushaarka golaha baarlamaanka waxaana loo dhisayaa mid walba guri uu isagu gaar u leeyahay.
galayr waxa uu hada ku sugan yahay dalka dibadiisa waxa uuna bulshada ugu maqan yahay dano muhiim ah cidina ma tixgalin oo qadarin masiin in lasugo bal inta uu kasoo noqonayo.
waxaan sugnaaba waa shirka keenya oo isagu sabab u ahaa kala dirista doowlada bal wixii kasoobaxa.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
hadii deeroow iyo cabdulqaasim,doonayaan nin aan ad-adkayn,nin laaluush-qaate ah nin aan wadani ahayn nin aan damiir lahayn,nin dal iyo dad toona lahayn,waxaan halkaan ku xusayaa ragga ay maanka ku hayaan;-
!-cabdullaahi yuusuf
2-muuse sudi yalaxo (ma gudbe)
3-shaati gaduud
4-xuseen caydiid (lutenenti)
5-eedadeey Axado gabeey
galaydhy is past, he played with fire, he touched the untouchables,ask him why.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.