DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

maxay isku sheegeen c/qaasim,qanyareiyo cali mahdi

October 28 2001 at 5:34 PM
No score for this post
awoowe  (no login)

 
dowladaas ayaan kasugaynaa inay cadaalad fasho sadexda nin ee aan kor kusoo sheegay waxay yeesheen shirar isdaba joog ah sitimaankii ugu dan beeyay taasoo ay ku lafa gurayeen sidii ay oga taqalusi lahaayeen dr cali khaliif ooay u arkayeen inuu kasoo jeedo qabiil horay waxbadan wadanka usoo xukumayay.

cabdi qaasim waxa uu tusiyay nimankaas ay isku jifada yihiin awood daridii haysatay aadan cade markuu madaxweeynaha ahaa oo raiisalwasaarihiisu uu awooda wadanka oo dhan gacanta ugu jirtay waxa uu tilmaamay in arinta maanta taagan ay la mid tahay taas oo cali doonayo in uu isgu maamulo dalka ana aan ahaado maqaar saar taasi waxaay noqotay mid ay sadexda nin ay isku mabda ka noqdeen oo ay isku raaceen in awooda lasaaro sidii loo soo dadajin lahaa kala dirista dowlada.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

Wax Garo Saaxiib

No score for this post
February 18 2002, 10:20 AM 

waxaan aad kuug mahad celinayaa walaalkeyga soomaaliga ahow in aan maanta halkaan wax isugu gudbino waa araada aan isku dhaafsano taana waa mahad ILLAAH.
sxb run ahaantii aniga waxaan jooga magaalada Muqdisho, anigoon wax qabiil ahna aan ka hadleynin una kala qaadeynin soomaalida nuuc kasta oo uu yahay ama qabiil kastoo uu yahay.
waxaaan kuu sheegayaa arinta Cali Qaliif in looga qaaday doorasho ka dhex dhacday baarlamaanka gudihiisa doorashona looga qaaday.
sikastaba ha ahaatee arinta sidaas bey u dhacday sxb
waana arin lagu farxo
tan aadan cade iyo tana isku mid maahan sxb
waad mahadsantahay.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - maxay isku sheegeen c/qaasim,qanyareiyo cali mahdi
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.