Maxaa sharcigu ka qabaa in lacasilo qof madax ah oo wadanka dibada shaqo qaran uga maqan, maxaase sharcigu kaqabaa in isagoo raiisalwasaare is difaaci loo ogolaan dooda barlamaanka laga casilo. hadii sharci taas loo helo gardheh hadii kale baarlmaanka isku magcaabay kumeelgaar apoloogi ha keeneen oo cali ha ka qanciyeen khaladkaas |