DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Waalli

January 27 2002 at 6:17 PM
No score for this post
Cumar Mayow Shekh  (no login)

Mid ha ogaado in Somali uu xakun uga halayn sidaas
oo kale waxuu caado ka dhigtay in Caydiid in muslinkii
laga celin waayey oo qofkii dukada uu leeyahay waa
al-itxaad,ma waxuu rabaa inaan Silsilad qoorta gashano
sidiisa oo kale ama dhegaha durano,ha ogaado xabashida
uu la jooga diintooda nin wax ka sheegi karaa ma jiro
sidaas oo kale waxaa Yurubta oo idil ,marka soow ma
xishoodo cuqubo inay ku dhacdana sow kama cabsado.
tan kale waxuu qasay ayuu og yahay oo ma u malaynayo
inuu soomaaliya cagta soo dhigi doono.ilaahow dadka
ishooda ka soo saar waa haddii lagu saqbayn oo xabsi
xabasho ku jirin ilay qof caadi ah waxaas oo kale ma ku hadlo.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

Afkaaga Caano Lagu Qabay

No score for this post
January 29 2002, 6:49 AM 

Walaal waad mahadsantahay sida wanaaga ee aad u hadashay, ee laakin nin muslin ah ka ma aad hadlin ama lama aad hadlin Ina Caydiid muslin iyo soomali midna ma aha, qof ilaahay haligay weeye maalintuu dhashay ayaa cadaab loo balanqaaday marka wax aan ka qaban karno ama asaga uu kaqaban karo majirto. Ilaahay baa rogay asaga iyo wixii la mida. Ilahy baan ka jaasayn doona. Waad mahadsantahay ninkaas yuusan danbi naga guran.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
garaad
(no login)

hashu maankey gadey ee ma masaarbey liqdey

No score for this post
March 14 2002, 11:42 PM 

war heedheh sxb aan kuu nasteexeeyee ina caydiid diinta islaamka waxba kama sheegin ee wuxuu wax ka sheegey al itixaad marka kala saar arimaha HADII AL ITIXAAD WAXEY YIHIIN LA SHEEGO MA DIINTAA WAX LOO DHIMEY WAA YAABE

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
garaad
(no login)

hashu maankey gadey ee ma masaarbey liqdey

No score for this post
March 15 2002, 12:06 AM 

March 15 2002, 12:07 AM 

Current Topic - Waalli
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.