DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Dooda Toddobaadka: July 17

July 17 2002 at 12:23 PM
No score for this post
Doodfuran  (no login)

 
BOGGA 2aad EE BBC-DA AFKA SOOMAALIGA IYO MASKAXDA SOOMAALIDA

Bogga hore oo ay ku qoranyihiin in kabadan 164 jawaabood Kafiiri halkan Kadibna fadlan jawaabtaada boggaan 2aad ku qor. Mahadsanidin.

Waxa kale oo akhriyi kartaa Halkan si aad u aragtid jawaabo kale oo la xiriira jawaabaha.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
suleemaan
(no login)

aaway ahmed

No score for this post
July 17 2002, 5:59 PM 

Ahmed ma daashey mase waxaad weydey wax aad ku difaacdid garaad, kumee

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Kashawiito
(no login)

Soomaaliya maanta yaa u maqan.

No score for this post
July 18 2002, 4:06 PM 


ASALAAMU CALEYKUM W.WABARAKAATUHU.
----------------------------------

Soomaaliya maanta wax u maqan oo aan Ilaahay ahyn ma jiro, marka aniga oo aan hadalka badanin waxaan hadalkeyga kusoo gabagabeynayaa(KOLLEY DOON NINKII FUULO HANA KU DAAHO KORKEEDA INUU MAALIN KASOO DAGI DOONO AYAAN IDIB DAREENSIINAYAA)

Wabullaahi Towfiiq.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Xasan
(no login)

To: Canab

No score for this post
July 23 2002, 4:17 AM 

Walaal si cadho leh oo aan cilmi baadhis iyo dhacdooyin lá taaban karo midna lahayn ayaad BBC u difaacday, markaa miyaanay u muuqan inaad qabiilaytanimo uu qoraalka kaa keenay, weliba adiga oo gabar Soomaaliyeed ah.
Soomaalidu waxay tiraahdaa, maxaa kulaylka keenay? macnaha sababteeda ayey leedahay, intaadan jawaabin inaad afkaarta dadwaynaha eegto ayey ahayd oo aad ku xisaabtanto, waa laga wanaagsan yahay gabadh iskala oroda wax aanay hubin, haduuse dareenka qabiil kaa tan badiyey maad wuxuun iska soo hormarisid.
Waa iga waano uun ee si kale hawqaadan

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Axmed Cabdi
(no login)

To Canab (hadayba jirto)

No score for this post
July 24 2002, 4:36 AM 


Waxaan aad uga xumahay dadka difaacaya BBC da iyo Yusuf Garaad meesha ay ku wadaan. War idinku ma qareenaad tihiin oo waxaa idin soo dammiintay BBC da?

Anigu shakhsiyan waxaan u arkaa in BBC da lagu haysto wax ay mudan yihiin inay ka jawaabaan. Haddii uu kibirkoodu faray inay aamusaan dadka kale yayna is xiijinin, haddiiba ayna intay magacyo kale la baxaan ayaga ahayn dadka fariimaha soo diraya.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

sibay uquudisaa sina way ukaladaadisaa bbcdu somalida

No score for this post
July 24 2002, 11:14 AM 

waatahay,
eedaymahani waa run qaarkood laakiinse waxa aad ogaataan in kayar ee habargidir ay meeshu makhayad unoqotay,wow.oo xitaa anigiiba ay programkii salamaha ay ilawadaajiyeen tuyar oo majaajilayso ahayd somalia waagii aan aniguna shidanayay radio moqdisho, takale kayari qalalaase ayuu nala soo galay oo odeygii xitaa noogu waynaa waa xaajigee barnaamijkiisii yaraa ee waydin and warcelin wuu ka kala daadiyay xitaa saa kumuun harine xitaa wadaadkii awliyada ahaa ee dalmar ahaa isna daaqada ka tuur waxa isku soo hadhay waa anaga rug cadaayada ah iyo inyar oo moryan ah oo ina garad kenay adeer runtaanu sheegi waynu cabudhnee oo xitaa haba nakala dareeriyee meesha saansaanteedu wax waari uma eeka ,

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

wax kale mahaysaan

No score for this post
July 27 2002, 11:27 PM 

BBC Somali
Waxa lagu haysto hadday tahay "maskaxday quudisaa "
Taasi mid cusub maaha oo waligeed dadka ayey ku shubanjirtay tafatitiruhuna sida ay tahay ayuu u soo gudbiyey oo waliba geesinimo ku jirto .
Maxaad samayn kartaan hee ? waadna ku khasbatihiin inaad dhagaysataan dhagaysataan.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Dooda Toddobaadka: July 17
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.