DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

intaan oo Sarkaal oo ingriis ahaa keebaa "koofil" ahaa?

August 12 2002 at 12:23 AM
No score for this post
Muhamad  (no login)

 
waxaan umaleyn in magaciisa la oran jiray "Garfield"
somaliduna u bixisay "koofil" waa Rayigeyga laakiin bal liisiskan ka baar:-
http://redcoat.future.easyspace.com/somali.htm

"Godka lagu cadaabyoow muxuu go'uhu been sheegay"
excerpts from "ninka yiri waxbaan gani anoo gol iyo cayn jooga ee yiri badii garacad baan gudub u weydaaran Godka lagu cadaabyow muxuu go"uhu been sheegay"...

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
30
(no login)

Kofil

No score for this post
August 12 2002, 1:35 AM 

Waxaan u malaynayaa in la dilay Koofil waqti taakhriikhdaa ka danbaysay (1901-04) too early.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Muhamad
(no login)

Re: Kofil

No score for this post
August 12 2002, 8:05 AM 

waa runtaa taariikhda meesha ku qoran intaas bay leedahay
laakiin waxay kale oo leeyihiin waa saraakiisha naga dhintay intii u dhexaysay 1903-1920,marka inuu sida aad sheegtay ka tagay kuwii danbe oo halkaa saraakiil badani kaga go'day iyo inuu qarinayo dhibtii halkaa ka gaadhay oo uu intan inoo soo qabtay,aniga laftirkaygu sidaada ayaan u arkay kan soo qoray waxani,koleey halkaa waxaa iiga cadaatay in iska daa askartee ay ku waayeen madax badan,,,Godka la idinku cadaab.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Salah
(no login)

Re-Kofil

No score for this post
August 20 2002, 6:29 PM 

Salaan

Koofil magaciisa rasmigaa wuxuu ahaa Richard Corfield, waxaana la dilay 1913, waxaana lagu dilay dagaalkii Dulmadoobe.

Waxaad ka heli kartaa buugga uu qoray Sh. Jaamac Cumar Ciise ee Diiwaanka gabayadii Sayidka.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - intaan oo Sarkaal oo ingriis ahaa keebaa "koofil" ahaa?
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.