DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Hambalyo hambalyo hambalyo

August 12 2002 at 5:59 AM
No score for this post
Isku duubni iyo hambalyo  (no login)

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa Radio Sweden international, laanta afka Soomaaliga.
Run ahaantii Amuun Cabdillaahi sida aan u malaynayo waa Gabadh dhalin yaro ah oo leh aragti cusub iyo firfircooni waxtar leh (fresh, active and constructive). Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay tawjiiha saxaafadeed ee ay muujiyeen shaqaalaha Radio Sweden international, laanta afka Soomaaliga.
Waxaan u rajaynayaa guul iyo garab ay ka helaan bulshada Soomaaliyeed guud ahaan.
Waxaan soo jedinayaa in lagu gacan qabto Amuun hawlaha muhiimka ah oo ay hayso.
http://www.sr.se/rs/red/ind_som.html

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Hambalyo hambalyo hambalyo
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.