DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

C/LAAHI YUUSUF BEERKIISU WAA MAXAY???

August 13 2002 at 6:59 AM
No score for this post
Duqa  (no login)

AS Calaykum Maryooleeey!!!
Ma garan beerka C/laahi?

Dad badan baa mudo is waydiiyay beerka uu Kol. C/laahi Yuusuf Axmed sito waxa uu yahay, laakiin su,aashaas jawaabteeda waxaad ka helaysaan wada-hadalkaan dhex maray C/laahi iyo dhakhtarkiisa:

Dhakhtar: C/laahi maal-mahaan wax is badala?
C/laahi: Dhakhtarow labo arimood baan maalmahaan isku arkay!
Dhakhtar: Haye.
C/laahi: Tan koowaad markaan adinka(Aadaanka) salaada maqlo meesha ay dadku weesada u cararaan anigu qoryahaan (hub) baan ku cararaa!
Dhakhtar: Cajiib!!!
C/laahi: Tan labaad markaan kaadinayo lugta baan kor u taagaa!!!
Dhakhtar: Sababtu waa beerka eey-ga oo kugu jira inta uu kugu jirana sidaas baad lugta kor ugu taagaysaa ee iska dulqaado C/laahi ilaaan eeyguba lugtuu kor u taagaa markuu kaadshayo.
C/laahi: Waayahay Dhakhtar...............
Wada hadalkaas waxaa kaaga cad C/laahi beer eey inuu ku rakiban yahay marka haduu beer insaan wadan lahaa waxa uu sameenayo oo kale ma sameeyeen.
Hadaba maxaan ka samaynaa nin beer eey wata reer Puntlandoow????

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Nassib
(no login)

Re: C/LAAHI YUUSUF BEERKIISU WAA MAXAY???

No score for this post
August 13 2002, 7:45 AM 

Nabsigii umadaa aad kaa gashaay ayaa kugu soo noqdaay cabdillahi waa darood ilahay baa kugu salidaay markaad masiboo aragtoo is waydii maxaan geystay.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Beerku waa Puntland

No score for this post
August 13 2002, 8:09 AM 

Cabdillahi Yusuf Beerkiisu waa Puntland.
Kii xamar waxaa la dhintay Caydiid, Somaliland waxaa beerkeedii iyana la dintay M. I. Cigaal, Kii Gedo M: S. Barre, kii mooryaantana waxaa la baxsaday Sh. Daahir
Intii dhimatay alla ha u naxariisto war Puntland Cimri dheeraa waab la dhaqaajin la' yahay sidaa waxaa laga soo xigtay C. S. Xasan

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Duqa
(no login)

Labadiina...........

No score for this post
August 13 2002, 4:11 PM 

Nassiib iyo Puntlander

Nassibow horta hadalkaaga meesha uu u socdo ma garan, ma C/laahi baad heesataa mise maqaalka? Meesha aad ka duulayso cadee!
Puntlander sxb adiga dhib weyn iyo dib dhac aad u hooseeya baa ku heesta. Nimankii kugu yiri doodihii hore sheekada waxaad rabtaa inaad kasoo bilowdo 1991 (Daarood, Hawiye iyo Isaaq) run beey sheegeen. Sxb dadka Xamar jooga iyo Hargaysa afaarahooda ka bax dhibta adiga ku haysta ka hadal iyo midka lagugu imtixaamay. Mise caqligaaga waxaa waaye kan MUUSE SUUDI YALAXOW camal oo leh ciyaarta hada ha lasoo bilaabo aniga 1991 dhar iyo kabo ma haysan(Yacnii hub iyo mooriyaan)? Qolo walba dhibtooda haday gadaal ugu laabtaan wax badan baa hagaagi lahaa.
Salaan from Duqa As Calaykum

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Re.: Duqa

No score for this post
August 13 2002, 5:29 PM 

Haa, duqa hadaan ku gartay maad sidaa isu cadaysid mar hore.
Ugu horayn anigu waan is difaacayaa, xaqna waan u leeyahay, ma aragtay weli mooryaan xamar kasoo oroday aniga oo u jawaabaya mooyaane xumaan kale oo aan cid kale ku samaynayo? waa maya. marka yaanay ku dhibin jawaabtaydu mar hadii magaca kula wadaagaan mooryaan wax isugu xiran aanay jirin aan magac qabiil iyonayb ahayn mid waliba isagoo ardaya ayuu dhinac kasoo gelayaa sidii salal ku dhacay bal eeg adiga laftaadu gedo iyo meel kale toona maadan aadan ee irir uun baa kuu dhawaaqay.
Duqa intaadan ii jawaabin hadalkaaga ka fiirso, bal eeg hadaad adigu hayso wax isu keen wado ma aadan taageerteen Beer eey iyo hadalada madax wareerku keenay war horta anigu waan cadaystay laakiin adiga ha u dhiman wax aad qarinaysid oo yaanay cudur kugu noqon. ma garay?

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Duqa
(no login)

Puntlander sxb wali waa dhiban thay

No score for this post
August 14 2002, 6:16 AM 

Punlanderoow

Sxb markaan iri dhib baa ku haysta waxaad moodaa hadalka inaan haleelay. Aad baan u jeclaan lahaa inaan kuu jawaabo laakiin maqaalkaaga wax badan kama fahmin, bal af-somaliga gadaal ugu yara laabo!

Tan kale cammuu anigu wax aan qarsanayo baa iska yar mida kale adigu garsoore kama tihid dhulka Puntland oo dhowr jeer baan ku arkay adigoo dad badan ku leh "reer Puntland ma tihid".
Sxb dadka dhulkaa u dhashay oo dhan miyaad taqaan? Mise inta aad isku jifada tihiin baad mooday inay reer Puntland yihiin? Haday saa tahay hadaba wax badan baa kuu dhimane ogow!!!
Somalida maanta nin walba qabiil buu kasoo jeedaa marka uma malaynayo qof caqli xumo heeso maahane qof kale inuu dad uusan u dhalan sheegan lahaa. Mise inta C/laahi taageersan baa Waqooyi Bari u dhalatay??

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntland
(no login)

Waa runtaa

No score for this post
August 14 2002, 10:09 AM 

Waa runtaa oo xabbad waxaan ahayn ma fahantid, hadalka waanada iyo wax u sheegana ma fahantid saa caqligeeda maba lihid, waxaan u malaynayaa inuu hadda hadalkaygu waadix yahay

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

c/laahi yuusuf, waa dictator, dictator nimana mafiicna. Waa hubaal in somaliya ay waxnoqon

No score for this post
August 14 2002, 4:54 PM 

C/laahi yuusuf, waa dictator waxaa na fiicnana lahayd in uu u dhintobeer xanuun. Maxaa yeeley dictator nimo haday dhamaato, somaliyia wax ay noqon lahayd.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Waad asaasaqday

No score for this post
August 14 2002, 5:03 PM 

Weliga nin Sade ah oo sidaan u hadla ma arag!
War ma markii gaani kabaha idiin qaaday baad moodeen in Sade gumoobay.
Anigaa kuu sheegaya Gaani waa afduuban yahay, war ma markii wasiirkiisii arimaha guduhu uu marba mid tusay (hadaadan iishaqayn waan ku sheegayaa) faylashii denbiyadii uu galay baa sanka ka tolay, tolkiina ka furfuri waaye. Cabdillahi dalkiisa iyo dadkiisa ayuu u taliyaa bal wakaase adigu wax noqo, wallee ma habaartan ama caytan birtuu kula dul fadhiyaa, Nin gaboobay iyo wiil yarbay dacari jiiftaaye, ha waalan, war ma dhawa wana lagu qaban.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Duqa
(no login)

Puntlander inta adoo kalaa hadiii.............

No score for this post
August 15 2002, 6:46 AM 

Puntlander sxb inta adoo kalaa hadii dhaqan toosin lagu samayn lahaa Somalia wax badan baa ka hagaagi lahaa. Sxb WALAAHI BILAAHI TALAAHI dib dhac weyn baa ku haysta. Waxaan ku waydiin lahaa koleey dalka dibadiisa baa joogtaaye umadaha kale miyaadan arag? Qof indha la,aan qof ku taageera inuusan jirin miyaadan arag?
Sxb C/laahi inuusan maanta dadka kaa aqoon miyaadan ogayn? Waa adiga enerjiga faraha badan iska bixinayee. Soomaliya qabqable kama xasili la,a laakiin waxay ka xasili la,dahay inta maskax yarida hayso oo qabqablaha taageersan, kuwaasoo wax aan reer hebel ahayn laga dhaadhicin karin. Cammuu dhib iyo cudur baa ku haysta ee Ilaah hakaa shaafiyo isagaa wax shaafiyeee.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

c/laahi yuusuf, waa dictator, dictator nimana mafiicna. Waa hubaal in somaliya ay waxnoqon

No score for this post
August 14 2002, 4:56 PM 

C/laahi yuusuf, waa dictator waxaa na fiicnana lahayd in uu u dhintobeer xanuun. Maxaa yeeley dictator nimo haday dhamaato, somaliyia wax ay noqon lahayd.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Duqa
(no login)

Puntlander inta adoo kalaa..............

No score for this post
August 15 2002, 6:47 AM 

Puntlander sxb inta adoo kalaa hadii dhaqan toosin lagu samayn lahaa Somalia wax badan baa ka hagaagi lahaa. Sxb WALAAHI BILAAHI TALAAHI dib dhac weyn baa ku haysta. Waxaan ku waydiin lahaa koleey dalka dibadiisa baa joogtaaye umadaha kale miyaadan arag? Qof indha la,aan qof ku taageera inuusan jirin miyaadan arag?
Sxb C/laahi inuusan maanta dadka kaa aqoon miyaadan ogayn? Waa adiga enerjiga faraha badan iska bixinayee. Soomaliya qabqable kama xasili la,a laakiin waxay ka xasili la,dahay inta maskax yarida hayso oo qabqablaha taageersan, kuwaasoo wax aan reer hebel ahayn laga dhaadhicin karin. Cammuu dhib iyo cudur baa ku haysta ee Ilaah hakaa shaafiyo isagaa wax shaafiyeee.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Been sheeg waa belo sheeg

No score for this post
August 15 2002, 9:12 AM 

Waxan ku waydiiyey bal dooda cinwaankeeda akhri, fahan qofka qoray akhlaaq islaam iyo mid cilmi iyo mid bini'aadannimo ma leeayahy baad u malayn adigu waad u jiibisay haye... hadaba dadka noocaas oo kale ah looma kala furo, hadalkaygu sidaa waa ka duwanaan lahaa haduu jiri lahaa hadal wax laga oran karo, ma garay?
Ma waxaa mucaaradad lagu sheegi karaa c/hi marka uu kaajayo sida eeyda ayuu lugta taagaa? waa maxay akhlaaqada caynkaasa, mase noqon kartaa dood ama mucaaradnimo? su'aal waliba jawaabteeda leh mase og tahay in maanta cilmiga lagaaray uu ugu sahlan yahay talaalida beerka oo halkii beer loo qaybin karo 12 qof ugu yaraan, soo baar sababta ay sidaasi ku dhacday teedana jawaabteeda keen markaas baan dood cilmiyeysan kula furayaa. Midda kale anigu C/hi hunguri iyo hadaf kale midna kagama doonayo difaaca aad u malaysay inaan isaga difaacayo, basle waxaan difaacayaa Puntland, Puntland ninkii difaacayaa waa inuu difaacaa jiritaankeeda; Jiritaanka Puntland-na wuxuu ku xiran yahay in maamulka ay haystaan difaacdaan, maamulkuna madaxbuu leeyahay oo madax la'aan wax socon lahaa ma jireen adigana ku dhahoo. Markaa aan madaxa kaa dilo waa aan ku burburiyo, shalay Cumar faaruuq & Daahir Aways waxay fidyo ku bixiyeen dawlad xun dawlad la'aan baa dhaanta, diinta iyo cilmigu maaha awr ku kacsasho iyo markaan ujeedo leeyahay baan sidaan doono kayeelayaa, maratay? Dee miyaad fahmaysaa hadaad sade tahayna adigoo sida jiirka ku dhex cayaaraya guri cashuurta masaakiitu ka buuxdo baa lagaa soo eryey, welina waxaa kaa degi la' gurii cadaa sida uu kuu dhaafay Alla magane, welina waxaad moodaysaa gurigii lagaasoo eryey inuu sidii u camiran yahay, hadii aad mooryaan tahayna hadal iima banaana inaan isku lugooyo waxaa tahay, ma garatay?
Puntland ka bax tiisa daryeeláa tukale ku dara, orodoo maatadaada si dheh intaad moodayso in C/hi gurigii kaa horjoogo, war C/hi Puntlan buu joogaa guriga aad baadi goobaysaana xamar buu ku yaalaa (Car bal fahan meesha aan ka hadlayo) oo bal intaad leedahay dhibaa ku haysta waxaa kaa dhawaajinaya erayada sida gantaalaha aan hilfaha kuugu qaaday oo wada runta ah. Ha u malayn inaan sixir adeegsaday laakiin mar xaqiiqada la taabto hadiyo gooraale miisankaa kordha, ma garay. Car bal nacnac waxaan ahyn hasoo celin car bal is difaac waan kula wadayaaye alaa aan kugu carceeryo meesha cadceedu u dhacdo.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

my dick can not enter your ass because of------

No score for this post
August 15 2002, 8:46 PM 

it is too bigger for your nice ass,and I don;t want to hurt u !!!!!!!but u got the best of asses,that is from your admirer..it looks good..u know what I mean..

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Dadow maqal duonyooy arag

No score for this post
August 16 2002, 2:09 PM 

Ninkan marba dhinac kaga wareegaalaysanay forum degaysta oo maqla, waxaa laga yaabaa qofkani inuu ahaan jiray masuul. waxa uu yahay isagaa afkiisa ka sheegay, markaa maxaad ku diidaysaan in mooryaan soo dirsatay oo dhaeheen soo cay dadka illeen waa biidhi qaate, war ma irsaaqada ilaahay baa lagaaga soo dayriyey mise wixii aad baray berigii aan lagu baran baa sidii daroogada ku qabtay?
Walle caytan ama ha caytamin Puntland waa dawlad, C/hina waaa madax wayne...

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - C/LAAHI YUUSUF BEERKIISU WAA MAXAY???
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.