Maxaa dadka naqaska ugu celinaysaa , hadaad wanaag ka talinaysid u sheeg c/laahi yuusuf halkaan qofna kaaga qaadan mayo waano, waayo dadka Hubka lagu dilaayo lacagta llagu gaday waa qaaranka aad halkaan ka guraysaan, nabad hadaad rabto meesha xabada taalo ka dhaliya, halkaan hadal iyo freedom speech ayaa lagu hayaa mana joojin kartid, mana lagu dhagaysanayo , waxaad ku faraxdaan geerida dadka wax garad ka ah , hadalkaaga ayaa laga fahmi karaa heerka aad xumaan ka gaartay. Somalitalk aad ayaan uga Mahad celinayaa wakhtiga ay noo siiyen inaan fikradeena ku dhiibano, xumaana ma sameeyan, haday xumaan jirto idinkaa wada waana ku bixi doontaan. |