Sida beryahana soo yeeraysa Moqdisho waxaa lays haystaa ilaa iyo xiriirta (Ninba nin buu xiniinyaha ku dhegan yahay min Mogadisho ilaa iyo Banka Al- Jamaahiiriya).
Sida aynu ognahay Carabtu waa dad aynu ehel nahay diin iyo dhaqan baa inaga dhexeeya, ninka kuu soo hayda wuxuu kaa mudan yahay sooryo. Marka sooryo maxaynu ku micnaynaa Ma deeq dawladeed?, Ma mucaawino si gaara loo siiyey reer Moqdisho, mise sooryo u gaar ah qoyska cabdilqasim.
Wararka soo baxaya waxaa laysku haystaa cidii sooryada qaybin lahayd, Ma JMJ mise ICG. Dadku goormay sidaa u dhaqan duloobeen oo qof marti ah wixii la siiyey boob lagu caseeyaa?
Cimrigaaga oo dheeraadaa geel dhalaayuu ku tusuaa! |