DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Halkani Xumaha Puntland uun bay ka hadashaa!!!!

August 22 2002 at 9:44 PM
No score for this post
  (no login)

Waxaa cadaan ah in meeshani tahay meel aan wax kale ka hadlin ama soo bandhigin oo aan ka ahayn wax lidi ku ah
jiritaanka iyo horumarka Puntland,bal fiiri mawaadiicda
dhamaan waxay xiriir la leeyihiin dhibta ka dhacda Puntland oo qura ah..hadaba waxaa anaga nala gudboon inaanu ka hortagno wasakhda lagu faafiyo halkan anagoo isticmaalayna wax ala wixii aan doono..waxaa iska leh halgan dad al-itixaad ah oo isku darsaday diin xumo iyo
iyo akhlaaq xumo markaa waa xaq in loola dhaqmo sida ay u dhaqmayaan....

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Saxaafi
(no login)

Contact these sites if you have hints about terrorists..

No score for this post
August 22 2002, 10:18 PM 

FBI's Most Wanted Terrorists:
http://www.fbi.gov/mostwant/terrorists/fugitives.htm

Report Suspected Terrorist Activity:
https://www.ifccfbi.gov/complaint/terrorist.asp

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Bilcakis

No score for this post
August 23 2002, 1:39 AM 

Wax aan dhaliil lahayn ma jidho, haday jidhona ma jidhi doonto, walaal is deji waxaa aad arkaysid khuburo iyo rag cilmi leh ayaa u fadhiyaa oo kala shiilaya, waa loo baahan yahay dhaliil. Dhaliil iyo wax qabadna waa wada dhasheen analysts baa intaa lagu samaynaya waana laga faa'iidayaa inta indheer garadka ah aragtidooda.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

shariif oon kaa codsanayo in aad dood furan xirto

No score for this post
August 23 2002, 9:49 AM 

shariif aqoon kuuma lihi laakiin waxaa ogahay oo keliya in aad tahay tafatiraha home bage-kan somalitalk. marka waxaan kaa codsanayaa in aad doodan furan joojisid ,sababtoo ah in dad aan u bisleyn ama aqoon u laheyn ay qoraallo meeel ka dhac iyo aflagaadooyin xunxun xambaarsan loo soo gudbiyo shaqsi masuul ah uraro, gobolo iyo bulshada inteeda kale.taasi shriifow ma xal somaliimo baa ku jiro,aigoo maqley nin aqoon iyo garasho ku filan rabbi siistay, saxaafadana la filayo in door fiican ka qaadatid mustaqbalka.ilaah ha na waafajiyo teeda san wa bilaahi towfiiq.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

shariif oon kaa codsanayo in aad dood furan xirto

No score for this post
August 23 2002, 9:50 AM 

shariif aqoon kuuma lihi laakiin waxaa ogahay oo keliya in aad tahay tafatiraha home bage-kan somalitalk. marka waxaan kaa codsanayaa in aad doodan furan joojisid ,sababtoo ah in dad aan u bisleyn ama aqoon u laheyn ay qoraallo meeel ka dhac iyo aflagaadooyin xunxun xambaarsan loo soo gudbiyo shaqsi masuul ah uraro, gobolo iyo bulshada inteeda kale.taasi shriifow ma xal somaliimo baa ku jiro,aigoo maqley nin aqoon iyo garasho ku filan rabbi siistay, saxaafadana la filayo in door fiican ka qaadatid mustaqbalka.ilaah ha na waafajiyo teeda san wa bilaahi towfiiq.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Halkani Xumaha Puntland uun bay ka hadashaa!!!!
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.