|
History abusingAugust 31 2002 at 3:30 PM No score for this post | Puntlander (no login) |
| Waryaadha ama waryaara!
SIDAM, G/DAA'UUD iyo inta ladhistay, ladumiyey waxani waa dhalan rogid taariikhdii Soomaaliyeed oo lagu bedeloyo magacyo beeleed ama shakhsiyaad. Ahey Mooryaan, qabiilkii ay sida wasakhda marba dhinaga u fagayeen kama fekerin qurunka uu ka tegayo.
Waxaa soo baxday inay dhabawday riyadii ahayd "soomaalidu geel dheereeya ayey wataan oo habeenba meesha ay u hoyato ayey sheegtaan sidaa waxaa yidhi J. Kenyata"
Bal eega waxa ay caqli daradoodu keentay war halayska qabto inta ay magacyao aan jirin xiganayaan sida SIMON iyo wii la mid ah. |
|
| Author | Reply |
Shaydaan Gube (no login) | Waa afkii MooryaantaNo score for this post | September 1 2002, 8:12 AM |
Cabdirisaaq Shiikaduun habedelo afka uu ku hadlayo hadii kale talaabo tii BBC-da halahga qaado.
Wariye dadka haybsanaya waa maxay akhlaada caynkaas ah.
Waa arin ugub ku ah Puntland, arintaa waa in ay tallaabi ka qaadaan hay'adaha warfaafinta iyo sharcigu.
Annagu umaanaan dirsan inuu noo sheego qabaa'ilka ay yihiin, waa akhlaaq ka fog hab saxafadeed iyo ilbaxnimada, arimahan oo meesha laga soo fidiyo ay tahay Muqdisho ma aha inay fakhaan ilbaxnimada iyo sharafta ummadda PL.
Waxaan rajaynaynaa reaction degdeg ah, reer Puntland way ka faanayaan Ruunkinet iyo cayayaan Habargidir sida ay u hadlaan |
|
hehe (no login) | war wixii xun ba ma xaawaa leh?No score for this post | September 1 2002, 2:46 PM |
War Ruunkinet habargedir shaqo kuma leh,miyaadan wali akhriyin gabaygii uu mid eelaay ah ka tiriyey ruunkinet iyo Gaaljecelka leh........waa ilaaway laakiin qosol baad fixda la noqon,gaaljecel geel raac aa lagu ogaa iyo inay ari quruufaan gigabyte iyo raamka xaa farta u geshay.........hehehe |
|
Shaydaan Gube (no login) | Waan ogahayNo score for this post | September 1 2002, 5:28 PM |
Waan ogahay Ruunkinet cidda ay yihiin in la inkiro weeye waxa sidan oo kale muqlaysan ee qaadka ka dhergay, waxay kabaha u sidaan Cayr oo ay u malaynayaan inay dhul siinayaan oo cid ka difaacayaan. | |
|
| Current Topic - History abusing |
|
|