DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Sool Iyo Sanaag waa Puntland.

September 2 2002 at 8:49 PM
No score for this post
Daarood  (no login)

 
ma shakibaa nina uga jira in Sool Iyo sanaag yihiin dhul puntland ah? mise fatooshka Iidoor baa la iska dhegaysanayaa?waxay ila tahay in iidoorna ogyahay
ilaahna ogyahay,markaa iidoor meelahaas fatoosh ha ka wado haday isku dayaan inay farageliyaan Sool Iyo sanaag
waa markii ay bada Seylac ku daadan lahaayeen..

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Anonymous
(no login)

naftaada la yaab

No score for this post
September 3 2002, 2:13 PM 

waxaan aad ila yaabay ninkaagan waxa maalayacniga ah ku soo qoraya meelahan loogu tala galay in dadweynaha soomaaliyeed ku kulmaan. waxaan kuu sheegayaa in meeshan aan loogu talo gelin in lagu caytamo ama lagu caayo dad gaar ah ee loogu talo galay in wixii aqoon ah ee laysku dhaamo lagu kala weydaarsado,waxaana hubaal ah qofka sidan oo kale u hadla in uu maskaxda ka buko waxa Soomaaliya la hagaagi weydayna waa dadka adigoo kale ah ee qabyaaladu ku noqotay gastrig.intaad sool iyo sanaag kuwarwareegayso amba aad isaaqa dantoota raacday aad afka dheer la gelayso Adduunyaddu hore ayey u socotay ee isla yaab oo wax qiimo leh naftaadana kor u qaada meesha keen

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Jamac
(no login)

Qurunle

No score for this post
September 3 2002, 2:48 PM 

wax run ah in laguu shego ma rabtid,dhulka adeer waa dhul puntland ama ka carood ama iska daa,dunidu haday horumartay maxaad ka haysaa adigu naf yahay malageed galay?waxa la isugu sheegaa halkan ma tanay ka duwan yihiin, maadse somalitalk u sheegtid inay wax kale keenaan ileen iyagaa ka dhigtay warka hor dhaciisa mowduucane? mise caale yahow waxad rabatay in puntland laga hadlo wx dhib ah futo yahay!orod cayga iska duw,nasakh.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

Jaahil

No score for this post
September 5 2002, 2:31 PM 

aad iyo aad baan uga xumahay in aan jaahilkaagan oo kale aan wakhtigayga ku lumiyo lana caytamo, waayo maskaxda ayaad ka bugtaa cudurbaana ku haya ka xun AIDSka waana sababta kaa yeedhsiinaysa waxaas oo aflagaaddo ah, arrimahan SOOL iyo SANAAG ee aad ka hadlaysana adigoo kale kalama sheekaysto waayo maskaxdaadu aad iyo aad bay daciif u tahay.goboladan aad sheegayso ee Sool iyo Sanaag dadka degan iyo dadka degan hargaysa ama Burco waxaan uun u arkaa dad walaallo ah oo wada dhashay.waxaanan kuu sheegaya inaadan u qalmin in aan kaala sheekaysto arimahan oo kale markaa inta aad soo caytamayso ama aad aflagaadoonayso sheekadani halkaa ayey ku xidhan tahay.
waan aqaan adigoo kale oo isu haysta siyaasi maskaxdana AIDS ka qaba in aan dooddi na dhex mari karin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

sanaag & sool

No score for this post
September 3 2002, 3:51 PM 

anigu caytami maayo lakiin "adigaa modaya". bal isku day wixii ka dhaca adigaa arki doona.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Jamac
(no login)

Si wanaagsan bay waliba u kululaan....

No score for this post
September 3 2002, 11:00 PM 

war nacas yahow somaliya maanta dhalasho ayey isugu urudhay ma jiraan xuduud gaal sameeyey wax ka dhiganaya meel mar dadka ayuunbaa ah qiimaha ugu dambeeya oo tixgalinta leh,ma dhacayso in maalin walba dad masaakiin ah loo cagajugleeyo,ehel bay leeyihiin tol bay leeyihiin,kuwa u cagajuglaynaya waa reer isaaq la yiraahdo ma ah dad magac qaran wata waa qabiil,qabiilna qabiil uunbaa kaa celiya,shalay bay ahayd markii ina cigaal maraykanku ku yidhi war jooga meel dadbaa dhulka degane,gacana la idinku siin maayo inaad dad kala wareegtaan aaya ka taliskooda,gaalkii baa saas u og,marka maanta hadii uu ninka gadabiirsay isagoo xamar u shaqeynaya uu rabo inuu dagaal iyo khiyaano aan cigaalba ku dhicin sameeyo dee waa la iska celin oo isaga ayey dhibtu ku dambayn,marka adigoo aan waxba la socon afka dadka ha ku soo taagin.
arrimaha adiga ku khuseeya ka hadal,nadal baad tahaye.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Af nooli wuu hadlaa,Eyna waa ciyaa!!

No score for this post
September 5 2002, 4:01 PM 

Ninkii aaminsanow in daarood dego sool iyo sanaag ha tago oo ha ka dhex yidhaado,haddii kale na dheha sida kismaayo ayaa nalaka haystaa Erigavo.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Gedo
(no login)

Erigaavo yaa kuu leh?

No score for this post
September 5 2002, 8:10 PM 

afar madmadow oo sakhraana miyaad dhul ku sheegan?
waryaa jooga meel oo somalida wax la qaybsada hadii kale waxaad doonaysaan baad helaysaan,hadhowna waa nala dilay hoog oo ba'ay uun baad oran iyo calaacalkaagii.somalia waa mid qabiilooyinkuna wa badan yihiin qurunka jooji xaarweyne waaxid.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

SOOL&SANAAG WAA SOMALILAND

No score for this post
September 11 2002, 2:10 PM 

waxaa wax lala YAABO NACASKA ISKA HADLAYA EE LEH SANAAG&SOOL WAXEY KA MID YIHIIN bari horta aqoontaadu intey le.egtahay sababtoo ah hadaad tahay qof wax akhristay sidaas umaadan hadasheen waa maangaabnimo hadaad xoog leedahay waxaad heyso soo daa habeen & maalin waxey ka mid yihiin s/maali land hadaan kuu sii fasiro ma ogtahay toqon baa mooge SANAAG iney dal weyne reer sheekh isixaaq tahay soolna waxey ka mid tahay s/maali land ka naxow nafta waa nacab ku jab
maseer waa jiraa daar waa ladhisan karaa dhulna waa lasheegan karaa waa suaal da,weynee dhulkan yaa iska leh jawaabtu waa S/MAALI LAAND baa iska leh magac &mansabba ayadaa leh alxamdu lillaah maasha allaah
by

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
MAYGAAG
(no login)

SOOL IYO SANAG

No score for this post
September 6 2002, 7:06 PM 

HADA YARA DEG WALAAL ADOO AAN XOWLI KUQADIN IDOOR AMA ISAAQ HADBA KAAD DOONTO UGU YEERE, WAA DAD WALAALAHAA AH OO AAD ISLAM IYO SOMALINIMO AAD WADAAG TAAN,
KUWAN AAD ISKU DHEJINAYSONA WAA SIDAAS OO KALE QABAA,
MARKA MESHII MASLAXAD UMADA REER SOOL IYO SANAAG, GUUD AHAAN SOOMALIYA BA WAA DANTOOD, WAXAA MAANTA LAYIRADO
SOMALILAND AMA PUNTLAND WAA TAKHALUF AMA DIB UDHAC GUMAYSI NAGAGA TEGAY.
SOMALIYA WAA WADAN QURA, GOBOLADEEDUNA WAA SIDA SOOL, SANAAG, BARI WAQOOYI IWL...
HADDI RAYIGANA LAYS KU AFGARAN WAAYO IN LADAGALAMAY MAAHA.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
RAAGE
(no login)

PUNTILAND = KULMIS

No score for this post
September 6 2002, 7:30 PM 

IN KASTOO AAN AHAY DEGAANKA BARI HADANA WAXAAN QABAA WAXAA AY KU SHEGAYAAN PUNTLAND INAY KULMIS OO DOONAYSA XUKUN
IYO INAY JAJUUBTO AMA AFDUUBTO DEGAAMADAAS TAHAY.
HADAY RUNI JIRO BAL WAXAY QABTEEN 10 KII SANO OO LASOO DHAFAY HASHEEGAAN AAN DAGAAL KURSI IYO ANGI AYAA TALINAYA AHAYN.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Cali
(no login)

Raage adiga meeshan waxba ka oran kartid..

No score for this post
September 7 2002, 1:49 AM 

mar hadaad bari inaad ka timid sheegatay dhaliil noocan ahna keentay waa lagu garan karaa,oo cilad haysato baad tahay oo tolkii ka faquuqmay,waxaad la mid tahay kan isku sheegay ina cabdirashiid oo yiri reer baa si gooni ah loola dagaalay,bal muu ku ekaado habraha uu cayrta uga turjumo?ina hebel baan ahay,laakiin niic baan ahay weeye xaalkiisu,adiguna kama agab sokeeysid oo waxaad tahay nin amuuri haysato
oo illaah iyo islaanba ka fog xumo raadisna ah,waad helin waxaad raadin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

haddii Sanaag,Sool?????/

No score for this post
September 7 2002, 2:35 AM 

S/C,
Anigoo ku dhashay una dhashay gaobolka sanaag,isla mar ahaantaana ku soo koray magaaladda Erigavo ee ah xarunta gobolka sanaag,waxaan la yaabay dadkan u haysta in hadal lagu qaado dhul iyo degaan cidi leedahay, waxaa kale oo la yaab noqotay maaweellada qabiilak Harti,shalay waxay sheegan jireen Muqdisho oo ay odhan jireen Majeerteen baa leh,waxay kaloo ku kala baydhi waayeen caruur iyo cirooleba Kismaayo ayaa harti leeyahay,labadaas magaalo ee aan kor ku xusay waad og tihiin waxay ku sugan yihiin, Bal haddaba markii ay ku hungoobeen dhulkii ay sheegan jireen illeyn dhul hadal laguma qaadee ayay maantana la yimaadeen Sanaag iyo Sool baanu leenahay.

Waxaan idinkula talin lahaa kolay iga qaadan maysaane in aad sidan isu dhaantaan,marka aad meel ka muuqataan baa la hadla kiinii waxgaradka ahaa,kii madax ahaan jirey berri,maanta waxay dhaameelak ka gurtaan Hargeisa,ogowna Somaliland waxaad ka tihiin ma jirto, horey ayay soomalidu u tidhi (hangaraarac lug uma dhutiyo).dhulkan aad ka dabo qaylinaysaan waa Somaliland,dadka ku nool way guuri karaan,laakiin dhulak cid aan soomaliland ahayn ma sheegan karto.

Saaxiibayaal midna waa iga digniin ogaada in ay welli nool yihiin Mujaahidiintii S.N.M. taariikhduna wax luma maaha ee ka faa,iidaysta,haddii kale garoowe iyo boosaaso u Guura.illeyn dhulak ma rari kartaane.

bye.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Xaaji
(no login)

Re: haddii Sanaag,Sool?????/

No score for this post
September 7 2002, 1:12 PM 

Salah horta marka hore tartiib. Hadey somaliland sool iyo sanag iskaleyihin sideey ku dhacday in aynaan awoodina ay gaarin mesha oo dhan? Erigavo waxeey ku tala west sanaag qofna kuma oran meshas puntland bay kamid tahay. Lakin 80% of sanaag wa qeeb kamida puntland xukumada somalilandna maba soo garto. Soolna maba laga doodi karo wayoo meshas isaaq ad bey ugu yaryihiin. Balse hadaad weli ledaahay sool iyo sanaag anaga leh waxaad subisa awoodad meshas so gaarsi markahore markas kabacdi bad hadli karta. Marka ganuunaca skada wax aadanheysanin in ad ku doodo anaga leh maficno. wan ogahay in problem weyn inku noqoneeyso hadad ka qustaan sheegitanka qeb kamid ah sool iyo sanaag madama markas laboo gobol oo yaryar kaleiye ayee noqoneeysa somaliland. Ugudambeeys nagada booteynta ad nugu boteynesısid SNM, tasii waxay ina tusineysa kaleiya in ay ciil ka hayso in ad dhulkas laheen markas ayaad SNM nala imaaneys.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Re:Re: haddii Sanaag,Sool?????/

No score for this post
September 7 2002, 3:21 PM 

again,beentu waa xaaraan ee iska daaya.ta kale ma taqaan inta degmo ee sanaag tahay iyo inta degmo ee Sool tahay? sanaag waa Erigavo, El-afweyn iyo Badhan,labada hore waxaa marqaati ma doon ah in ay degaan ISaxaaq ama Isaaq,badhana wax bay ka degaan, haddii aad leedihiin Warsangelli baa sanaag dega waxay kaga badan yihiin gobolka Bari ee ha sheegtaan.
haddii kale na dhaha sida kismaayo nalooka qaaday ayaa sanaagna nalooka qaaday,warsangelli iyo dhulbahnte haddii ayay dad yihiin waqti hore ayay aayohooda ka tashan lahaayeen,bal eega inta hargeysa tuban ama Somaliland u shaqaysa waa Qaybe,Abdixaamid garaad,ina Ali koore,cawed baraar,gees,iyo qaar kale oo badan.caydh illaa caydh
weligiin dhamaalka gurta.
juqraafi ahaan iyo dad ahaanba waa somaliland gobaladdisi.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

salaan

No score for this post
September 17 2002, 11:00 PM 

anigu waxaan kudhashay ceerigaabo <1959> schoolka sare eeceerigaabo ayaanna ka baxay mana aan aqoon s/land iyo p/land toona sida macnahoodu yahay marka laga hadlayo taariikhda mooyaane.

hadaba qaxii ayaan dib u maqlay ee maxaa dan ah mays weeydiiseen mise wa
xaad inoogu taliseen halays caayo
ma garan waydeen dadka nabad haloodaay iyo inaga teenii luntayo ubadka danbe jid fiican maw dhignaa.
dhulalkan aad isku haysataanna ragbaaba leh dool baad ku timaadeen,oo aydin u kala soocnayn .waxaad ii sheegtaan dadka ku nool sool iyo sanaag miyaanay ahayn dad ah: {ehel,gacal,xigto iyo xigaal toonna taariikhda dib uraac af xumo reeban.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
raage
(no login)

cali///Raage adiga meeshan waxba ka oran kartid....

No score for this post
September 10 2002, 2:58 PM 

Runta iyo waxa layiraahdo sarahada ilahay ayaa jecel,
marka walaal inay dhinbiliil kulu oo ku baysa tahay
waan qiyaasi kara, ilaa aad iska saartid waxa uu rasuul keeni
uu ku shegay qurunka oo ah qabiilna way ku gubi.
takale hayday meeshu tahay dukaan adiga kuu furan oo aan qofale
aragtidiisa ka dhiban karin sheeg waanu ......

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

MAANAA ARLADA QAYBIYEY OO QOOBAD IDIN SIIYEY

No score for this post
September 7 2002, 2:50 PM 

BERYAN DAD BAA MEELAHAN KAGA TOOKHAYEY DHUL AANAY LAHAYN YEELANA KARIN OO MOODA IN MEDIA HA WAXYAABAHA LA GASHADO WAX LAGU FAA,IIDO AMA CIDI KA DHEGAYSANAYSO.
ANIGU WAXBA KALE IDIIN FAAHFAAHIN MAAYEE BAL SOO AKHRISTA BUUGAN AAD IDINKU QORTEEN DAAROOD AHAAN EE LA YIDHAAHDO DIIWAANKA DARAAWIISHTA.. MARKII UU SEYIDKA IYO DARAAWIISH AY KU ADKAATAY DEGAANKII NUGAALEEED EE BANAANADA AHAA AY U BAAHDEEN DHUL DAAQ IYO BIYO IYO ISTIRAATIJIYAD DAGAAL LEH. DARAAWIISH IYO SAYIDKII WAXAY SAHAN SADEEN SANAAG. HADABA MARKII DARAAWIISHI DAMACDAY INAY U GUURAAN SANAAG YAY WAYDIISTEEN IDAN IYO OGOLAANSHO AY DHULKAA KU DEGAAN.MA WARSANGELI BAY WAYDIISTEEN MISE DHULBAHANTE... JWAABTU WAA MAYA EE WAXAY IDAN KA DOONEEN BEEL ISAAQ AH OO LA YIDHAAHDO TUURWAA WAANA KAN GABAYGIISAYIDKU KU WAYDIISANAYEY

TUURWAAYOW TUBAN HAL. OO TADA LOOXA KUTAAL.
BAAN LA TAWAAWACAYAAYE... BAL TIXDAYDA DHEGAYSTA.
JANADII AAN TAGNOO ... CADAAB YUU INA TAABAN.
TUBTU BAAN ODHANLAAYE.... TOOBAD MAYLA GASHAAN.
MUSLIM WAYSTEMEDSHAA.... OO NINKII TAWSI KALAACDO.
TAGOOGAA LA QABTAAYE.. HADAAN TUURTO DUSHIINA..
WAX MALAY TARAYAA....... HADII AY TALADEENA IYO TAWFIIQDEENU HAGAAGTO .. ANTABAYS MA AQAANEE..
ADNA TAAR HAWADAY.... TURUNTUURYO QARSOONIYO.
TALA BAAS NAGA DAAYA...
gabaygan oo kala dhiman buugaaa aan idiin tilmaamay buu ku qoran yahay isagoo dhamays tiran .. hadaba hadii beeshan maanta degan ee isaaq boqol sano ka horna ay cadahay inay meesha iyagu lahaayeen oo siday maanta u degan yihiin ay u deganayeen .. waqtigan aad sanaag lahaydeen daaroodow waa goorma ma laba boqol oo sano ka hor baad lahaydeen oo laydinbka qaaday.
maamul ahaan gobolka sanaag waa gobol si dhamays tiran u hoos taga kana tirsan somaliland. waana gobolada ugu xasiloon wdanka mana aha meel bilaa dawlad ah ee waa gobol dawlad taagan oo somalilnad la yidhaahdo ka mid ah sidaa ula soco ninkii shaki kaga jirow.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

MAANAA ARLADA QAYBIYEY OO QOOBAD IDIN SIIYEY

No score for this post
September 7 2002, 2:58 PM 

BERYAN DAD BAA MEELAHAN KAGA TOOKHAYEY DHUL AANAY LAHAYN YEELANA KARIN OO MOODA IN MEDIA HA WAXYAABAHA LA GASHADO WAX LAGU FAA,IIDO AMA CIDI KA DHEGAYSANAYSO.
ANIGU WAXBA KALE IDIIN FAAHFAAHIN MAAYEE BAL SOO AKHRISTA BUUGAN AAD IDINKU QORTEEN DAAROOD AHAAN EE LA YIDHAAHDO DIIWAANKA DARAAWIISHTA.. MARKII UU SEYIDKA IYO DARAAWIISH AY KU ADKAATAY DEGAANKII NUGAALEEED EE BANAANADA AHAA AY U BAAHDEEN DHUL DAAQ IYO BIYO IYO ISTIRAATIJIYAD DAGAAL LEH. DARAAWIISH IYO SAYIDKII WAXAY SAHAN SADEEN SANAAG. HADABA MARKII DARAAWIISHI DAMACDAY INAY U GUURAAN SANAAG YAY WAYDIISTEEN IDAN IYO OGOLAANSHO AY DHULKAA KU DEGAAN.MA WARSANGELI BAY WAYDIISTEEN MISE DHULBAHANTE... JWAABTU WAA MAYA EE WAXAY IDAN KA DOONEEN BEEL ISAAQ AH OO LA YIDHAAHDO TUURWAA WAANA KAN GABAYGIISAYIDKU KU WAYDIISANAYEY

TUURWAAYOW TUBAN HAL. OO TADA LOOXA KUTAAL.
BAAN LA TAWAAWACAYAAYE... BAL TIXDAYDA DHEGAYSTA.
JANADII AAN TAGNOO ... CADAAB YUU INA TAABAN.
TUBTU BAAN ODHANLAAYE.... TOOBAD MAYLA GASHAAN.
MUSLIM WAYSTEMEDSHAA.... OO NINKII TAWSI KALAACDO.
TAGOOGAA LA QABTAAYE.. HADAAN TUURTO DUSHIINA..
WAX MALAY TARAYAA....... HADII AY TALADEENA IYO TAWFIIQDEENU HAGAAGTO .. ANTABAYS MA AQAANEE..
ADNA TAAR HAWADAY.... TURUNTUURYO QARSOONIYO.
TALA BAAS NAGA DAAYA...
gabaygan oo kala dhiman buugaaa aan idiin tilmaamay buu ku qoran yahay isagoo dhamays tiran .. hadaba hadii beeshan maanta degan ee isaaq boqol sano ka horna ay cadahay inay meesha iyagu lahaayeen oo siday maanta u degan yihiin ay u deganayeen .. waqtigan aad sanaag lahaydeen daaroodow waa goorma ma laba boqol oo sano ka hor baad lahaydeen oo laydinbka qaaday.
maamul ahaan gobolka sanaag waa gobol si dhamays tiran u hoos taga kana tirsan somaliland. waana gobolada ugu xasiloon wdanka mana aha meel bilaa dawlad ah ee waa gobol dawlad taagan oo somalilnad la yidhaahdo ka mid ah sidaa ula soco ninkii shaki kaga jirow.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

Re: Sool Iyo Sanaag waa Puntland.

No score for this post
September 7 2002, 3:05 PM 


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Somaliwayn
(no login)

Laba jeer fekera hadii kale Isaaq

No score for this post
September 7 2002, 3:53 PM 

Anigu waxaan idin lee yahay Isaaqow laba jeer fekera oo kalsoonida dadkan waxaa ku heli kartaan idinka oo weji kale oo siyaasadeed u yeela goosashadan aad la ordaysaan. Maanta 12ka sano waqooyi nimco iyo nidaamkii Soomaaliya oo dhan buu la wareegi lahaa oo gacanta u geli lahayd hadii aynu si kale wax isugu sheegi lahayn, runna aan idiin sheego goosashada iyo horumar aad gaadhaan labadaba gacantayday ku jirtaa oo idinkuba waad ogtihiin "wax la waayey geelow ninkii waalanbow duda'e" markaa yeynaan is wareerin mar haday maamul goboleed tahay Sool, Sanaag iyo Hawd waa Puntland.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Somaliwayn
(no login)

BBC iyo Joornalada Somaliland iyo Sool

No score for this post
September 9 2002, 2:39 PM 

Maanta iyo Jaraa'idka, cinwaankan oo lagu soo koobay ama lagu magacaabay in lagu soo koobo oo keliya waxyaalaha Sool ka dhacay, iyadoo si qorshaysan looga reebay warar kale oo xiisa leh qaar kale kor ka xaadis lagu sameeyey sida wafdiga Norway.
Warar ka ayaa sheegaya in dawlada Norway siisay beesha Isaaq digniin, iyadoo Dawloada Norway ka leedahay Sool, Sanaag iyo Hawd oo beryahan Qabaa'il ka mid ah Isaaqa iyo ururo aan waxba ogayn oo debadaha laga sameeyey dabada ka riixayaan dagaal lagu qaado Goboladaa.
Waxaa kale oo iyana xus mudan inta aan la eedayn beesha Isaaq in ay jiraan is xulafaysi Beelaha dega deegaankan iyo beedha Habarjeclo iyo Habaryoonis ee Gobolka Sanaag iyo Beelaha dega degaanada aynu kor kusoo sheegnay.
Waxaa iyana xusid mudan Norway oo ka mid ah dalalka u xilsaaran soomaaliya xagga UNka.
Arimahaan marka aad eegto sida ay u go'doomiyeen siyaasada Habar Awal oo wejiyo dhawr ah ku gabanaysa, waxay aad u danaynayaa reer hargaysa inay iska horkeenaan Beelaha Dhulbahante iyo Warsangale oo dhinac ah iyo Habarjeclo iyo Habaryoonis oo dhinac ah.
Arimaha is waydiinta u baahan waxaa weeye maxay Hargaysa ka faa'iidaysaa dagaaaaaalo lagu hoobto oo ka dhex dhaca geyigaa?
Su'aashan laba ujeedo oo waawayn ayaa ku jira oo kala ah:
1. In Habar Awal iska jeediso idhaha Qabaa'ilka kale ee Isaaqa una daciifiso awoodooda si aan loogu soo hungurayn xukunka iyo saldanada is daba marinta ee uu dhidibada u aasayey M. H. I. Cigaal, iyagoo ka duulaya in ay si fudud usha uga qaadan karaan Gudabiirsay ayey wadnaha farta kaga hayaan Beesha Habarjeclo oo xitaa qarka u saaran in caasimad ahaan Burco noqoto xarun istaatiijiya oo haday is barkadaan H/yoonis iyo H/jeclo ku noqon karta siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaan meel khatar wayn kaga soo fool leedahay marka laga eego siyaabaha gobolkan istaraatiijaga u yaha oo ah Gobol ilaa gobolada dhexe ee Soomaaliya ku Xidhan.
2. Qodobka labaad oo ah mid dano siyaasadeed ah ayaa ujeedada ugu badani tahay in indha caalamka la tuso in goboladan ay u taliyaan qabaail aad uga fog oo aan xitaa xuduud la lahayn, iyo in natiijada dagaalada maxsuul noqoto awood darayn labada dhinac soo foodsaarto iyadooba hadda ay u muuqato khamaar ay reer Hargaysa gelayaan kadib intii ay Puntland soo noqotay, balse ujeedadooda ugu wayn waa in dagaal dhaco iyaguna noqdaan hamaanka guruska oo meeshiisa ku nabadgala.

Wafdiga Sool hadda jooga oo ay caddahay waxa ay la soo noqon doonaan ayaa hadba waxay ku xidhnaan doontaa mawqifka Habar Awal qaadan doonto marka laga eego xaalada siyaasadeed ee guud ahaan Soomaaliya, taas oo aynu ku macnayn karno Horumar siyaasadeed oo guud ahaan Soomaaliya ka dhaca ama go'doon Soomaaliyeed iyo Caalami oo Hargasa u soo hoyda. Arimahan maaha mid ku xidha xisbiyada UCID IYO UDUB toona balse waxay ku xidhnaan doontaa siyaasad caalami ah oo u dhigan ta tii uu Maraykanku kaga hortegay gantaalihii Soviet ee Cuba (Dawrka Siyaasadeed ee reer waqooyi) oo u muuqata mid ay reer waqooyigu kula wareegi karaan dhamaan salaaxiyaadkii dawladnimo ee Soomaliya ayna noqdaan mid reer koonfureedku iyaga marti uga noqdaan armaha Soomaaliya, halka maanta ay siyaasiyiinta reer waqooyigu dadkooda hoos ula noqdeen.
Armahan waxyaalaha ka hor iman kara
1. Hanuunin iyo u diyaarin dadka oo hore loo samayn
2. Arimaha siyaasada oo aad moodo dhinaca koonfurta inay sii murgayaan (la waayo cid lagala xidhiidho)
3. Hadba sida u aragto Puntland oo gobolada Sool, Sanaag iyo Hawd si wayn ugu xidhan yihiin marka laga eego xaalada soomaaliya gashay wixii ka danbeeyey 1991.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
NinYaaban
(no login)

Re: BBC iyo Joornalada Somaliland iyo Sool

No score for this post
September 9 2002, 9:13 PM 

walee maalinba waxbaad arkaysaa, waar heedhaha Daaroodaw ma Laas Qori iyo Laas Caanood baa ah Sool iyo Sanaag iyo Hawd??/ bal meel kale oo caqiibo le ii sheega oo Daarood ka dego, labadaas gobol, tuulada Laas Caanood waxa degan 30,000 ilaa 15,000 waa Fiqishini iyo H.J , tuulada Laas Qori waxa dagan haday ugu badato 5,000 pepole oo waaba cidla. Ceerigaabo waa H.J+H.Y= 90% , 10% kale waa Warsangali iyo Ugaaslabe. Sool magaalada ugu tiro badan dad ahaan waa Ceynabo oo ah 95,000 people.

Hayee maxaa soo hadhay saw tuulada Bhuhoold ma aha, tuuladaas wax kale daayoo Saleemaan Gaal ayaaba reerkiisu daganyiin oo la wadagaan Dhulbahnate. Dhul sheegasho mooyaane cilmi kale ma taqaanan, bal soo sheego meeshaad ka dagtaan Sanaag iyo Sool anigu Hawd uma aqaano tuulada Buhoodlee , Hawd waxan u aqaanaa Hawdka Galbeed , Budhoodle waa degmo ka mid ah Togdheer.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Dhulka
(no login)

Xuduudu waa Burco

No score for this post
September 10 2002, 12:42 AM 

Waxaad doonto ku hadal, hadaad doonto gooso laakiin xuduudu waa Burco Ballanteenu meel bay taalaa.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
NinYaaban
(no login)

Re: Xuduudu waa Burco

No score for this post
September 10 2002, 1:52 AM 

To: Yarka Dhul-mahante,

Adeer aabo soo weydii , Naas Caanood lefteeda ayaan kula joogaa, hadaad edab yeelan weydaana meeshay Ceynaba martay bay iga wala mari oo Garoowe baad Majeerteenka kala baraanburi.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Dhulka
(no login)

Waxaan kaa hayaa ma xeedhada salkeeda?

No score for this post
September 10 2002, 3:33 PM 

War hoy waxaan ahay nin wax og balse hadaad tahay Isaaq run ah aan kuu tlatalaabiyo
Ugu horayn Jabuuti waxay xaq u yeelanaysaa inay dalbato dalkeeda, waxayna rajaynaysaa inay hesho cadkii hore mid ka wayn ilaa iyo hargaysa ayaa ku qiyaasi karaa inta ay ku qanci karto.
Dhubahante (Puntland) ilaa burco ayey ku qanci karaan qaxootigaagu dee waynu garanaynaa meeshuu afka saaryo illeen berbera kuma qaado.
Hadii kale oo aanay sidaasi kuu muuqan wallee mar kale ayaad garan, waana marka aanad waxba ka qaban karayn

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
NinYaaban
(no login)

Re: Waxaan kaa hayaa ma xeedhada salkeeda?

No score for this post
September 10 2002, 11:25 PM 

Walee waad iga qoslisay ilay caruuri waa caruur, waar heedhe horta dagaanka ma kala taqaanaa, Burco ayaad sheegaysaaye Naas Caanoda lafteeda ayaa lagula joogaa oo sandule kugu ah, Buhoodle waa lagula dagaa oo sandule kugu ah , Xudun waa lagula joogaa oo waa sandule, Ceerigaabo hadalkeeda daa oo waa hore ayaa laga safeeyey Daarood, markaas adeer aniga Dhulos iyo minorituga hayla hor boodine wax kale sheeg.

Nin Habar Yoonis ah oo Yawle la odhan jiray ayaa mar uu ka yaabay faanka Daarood oo markaas Doolo iyo Gar Duur iyo Ceynababa laga haystay , ayaa waxa soo faanay Ina Cumar Dage, bal nin dalkiisii laga haysto oo faanaaya halke baa lagu arkay Doorood mooyee!! intu Yawle qoslay ayuu gabay tiryaaga ah ku celiay isagoo le:

War dhulka laysku haystaaba wa dagaladiiniye
Maxaad durugsataa gabaygu weydinku deelqaafe

Markaas yarkan caruurta ah ee Qurjiile adeer waxan ku odhan laha dhulka laysku haystaa ba waa dhulkiinii ee maxaa meesha keenay faanka iyo fatooshka.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Cumar Maxamuud
(no login)

Isaaq hadaydaan dhuusada naga dayn waxbaanu idin tusin..

No score for this post
September 11 2002, 12:26 AM 

anigu waan ogahay in dadka kaliya ee gobta ah ee ku jira isaaq ay yihiin habar awal,waxaan kale waa shaqaale,waa ciidan, waa hoondhays aan waxna goyn waxna galin,marka ragii habar awal xaalkoodii ayaa xoogaa xumaaday ayaantaan oo odaygii saciimka ahaa baa ka dhintay,hada sheekadii waxaa soo dhex galay dad aan loo ogolayn inay aaga yimaadaan oo habar jeclo iyo habar yoonis wax yaabo saas ah la baxay,hadii habar awal si dhakhso ah ay usoo saari waayaan nin kale oo hanta siyaasada somaliland oo qolyahan aan hadli karin soo buturiyaan hada ha ogaadaan inay balo u yeerteen oo lagu kala yaaci doono dhulkaas,ninkaan gudabiirsay haduu isagu sheeko kale keeno oo reerkiisa kaga badbaadiyo isaaqa oo uu ku sii jeediyo dagaal dhinac dhulbahante iyo warsengeli hade sheeko faraha ka baxday oo labadaas reerba waa niman Harti ah isaaqna harti baa ku xeeraan gabigiisaba ogow taas afarta dhinac bay ka jiraan walaahay baan la arkayn meel marayn har cad baa
hargesia la biliqaysan..hadba sidii idin la fiicnaata yeela koleey anigu inta aan noolahay mar waa rabaa in nimanka harti oo dhan ay mar isaaq taabtaan,maxaa u diiday in halkaas mar la siku haleelo? hawiye is dhamee oo cid waliba is quudatay bal aynu mar eegno xaga harti iyo isaaq..let's do men,,,waa iska cadaan horta hadaynu faalayno in har cad la quudan reer isaaq
waa hadii dagaalku sida aan rabo u dhaco waana u dhacayaa oo hada ma suurta geli karto in 20 nin oo isaaq ah inta soo ordaan ceel dad masaakiin ah ka cabayaan ama dhaan wada ay dilaan ee waa in ay noqoto somaliland Versus Puntland markaas ayeynu wax arkin..
rag cagacad baan wali maalin walba kaa hayaa isaaqow hadii la yiraahdo horu soco wallee ceelka hargesia ayey isla maalinta ka cabin taa anaa ku iri..alow laba dibi isku jaan qaad,ninkaan ninyaaban isku sheegay la soco wiil dhulbahantow waa gudobiirsay walaahay oo Banadir.com ayaanu wax ku wada faalaynaa..yuu isaaq isaga kaa dhigan, haduu rabase maxaa kaa galay ha noqdo cabsi isaaq baa u geysayey hehehe....wuxuu weli xusuustaa sidii Boorame odayadoodii loogu loogay,ma isgaahadli kara....car is dhaqaaji?gudabiirsayohow luflufka ah...

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
NinYaaban
(no login)

Re: Isaaq hadaydaan dhuusada naga dayn waxbaanu idin tusin..

No score for this post
September 11 2002, 1:54 AM 

Walee Doorood budhuudhuqay oo kamay oo kuruska weynaaday ayaa ugu dhuuso xun. Ku le Harti baa Isaaq afarta dhinac ka xiga??

Waar heedhe caqli xumidaa ma waxad ahayd caruurat Puntland iyo dhul Doorood ka maqashay Utaanga iyo Qurbo. Mid kale Habar Awshan aad sheegaysid iyo Harti isku dagaanba ma aha ee halkaad ku bartay, ma ina Cigaal baad ka soo qaaday reerka dhan.

Bal qalin iyo Waraaq soo qaado halkaas ayaan ka arkaa inaad tahay Majerteen aan waxba ogayne:

1- Warsangali waxay wada dageen jilib Habar Yoonis ah oo la yidhaahdo Muuse Ismaaciil oo weliba laf gaar ah , lafta Gadhweyn. Habar Yoonis inteeda kale waxay la dagaan Ogaadeenka.

2- Dhulbahnate oo idil waxay wada dagaan 3 jilib oo Habar Jeclo ah, waa Baciide(Boho), waa reer Bare iyo reer Yuusuf.

4taas reer ayaa xaar idinka lisay, oo cabaadka Harti ,gabayda Guba iyo Taariikhda galiyey. Inta kale Habar Yoonis waa raga Ogaadeen kaga cabaadiyey ee ilaa Gar Duur iyo Doolo badh ka haysta.

Waayahaye, Afweyne iyo Soomaaliweyn iyo South Africaba adoo wata ayaad Isaaq wax ka qaadi weydeene ma manto adoo qaawan ayaad dhuuso ku toogan. Horta adeer dagaankiina soo xoraysta oo raggi adeerkiin Caasho Dhuux kaga yeedhsiiyey:

Gun baan ahay gambo cad baan xidhanay iyo gar naagoode
Gashaantida sideeda oo kalaan guur u sugayaaye
Aniga iyo hablaha loo galmoon waan gudboonahaye
Jeer aan gamboolka iska yuuro guudka iga saaran
Godobtaydu Habar Yoonis waa lagama goosataane
Ogaadeenka noo soo gabyayaw waa gar xaajaduye.

Reerkaas sidaas kaga cabaadiyey Caasho Dhuux waa Muuse Ismacil , bal haye markaas maxaa faanka iyo fatooshak keenay , Doorood wax kaste gaku faanee dagaal iyo shuqul rijaal waa ka xaaraan , inaad dabadaweyn soo jeedisaan mooyee ficil kale goob dagaal taariikhda iyo suugaanta soomaali laguma hayo.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Yasmin
(no login)

Re: Re: Isaaq hadaydaan dhuusada naga dayn waxbaanu idin tusin..

No score for this post
September 12 2002, 9:42 PM 

waar Isaaq fudayd badana, war rugu dhulbahantee mahaa waa majerteen oo donaya inu dagal nakala dhex dhigaan dhexdayada ee lasocdaa isaaq ayaa noo dhama majerteen.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Toosane
(no login)

war koofi nin kale yaad wadataa Yaasiin

No score for this post
September 13 2002, 1:41 PM 

War koofi nin kale yaad wadataa Yaasiin oo waan ku arkaaye dhig, hadaandan Cibraan ahayn ama Mooryaan.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Cabdikassim salad
(no login)

dagaal ka dhaca aagaas..

No score for this post
September 16 2002, 3:32 PM 

aniga oo ku hadlaya magaca dawlada ku meel gaarka ah waxaanu garab iyo gaashaanba hiil iyo hiil iyo hooba siinaynaa
dadyowga ku nool waqooyiga somalia sida dhulbahante,gedobiirsi warsengeli fiqishini iyo madhibaanka,hadii wax dhib ah loo gaystana waanu usoo gurman,waxaanu taas kala xiriiray maamulka puntland oo iyagu ogalaaday in la dhex mari karo oo ciidamo xamar iyo gobolada kale ka yimaada ay ka hawl gali karaan degaanada sool iyo
sanaag, dhawaana lacag baanu ugu deeqnay meelahaas dhamaan,wixii dambe oo ay na soo weydiistaana diyaar baanu nahay.

wasalama aleykum,
madaxaweynaha somalia
mudane cabdikassim salad.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

Re: dagaal ka dhaca aagaas..

No score for this post
September 23 2002, 2:57 PM 


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Sool Iyo Sanaag waa Puntland.
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.