Hadday qurixi wax tarayso oo lagu qaboobaayo ainiguba heeeeee.............
No score for this post
November 8 2002, 9:00 AM
Quruxdu waa ay fara badantahay marka sxb adigu ma waxaad ujeedaa soo jiidasho dhinaca wajiga ah(indhaha,sunayaasha,ilkaha,dabnaha,dhabanada iwm) ,dhinaca dhererka toosan, dhinaca dabeecadda dhinaca akhlaaqda, dhinaca hadalka dhinaca xishoodka,dhinaca jirka (jiroos)dhinaca tacliinta(serio J masoconayso yacni)dhinaca haaneedka,adiga kala saar meesha J hanugu noqon adduunyada 2002 ay maraysaa naag waji qurxoon laakiin seefo hoosta ku wadata yaa raba . marka aniga waxay ila tahay gabadha intaas wadata haba yaraadaane waa laga helaa gobolada soomaaliya oo dhan .ku quuso ama ha ku quusan.
Axmed yare
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
salaamu caleykum wa raxmatullah.
Somalia(waa majority-tiga) quruxda waxaa loo yaqaan gabadh cas ama maarriin ah sida gabdhaha Carabta iyo Hindida,waana fikrad qaldan oo ka soo jeedda waqtigii gumeysiga iyo addoonsiga oo dadka jidhkoodu madow yahay si xun oo insaaniyadda ka baxsan loola dhaqmay.sidaas darteed aniga shaki ayaa iga galay quruxdu nooca ay tahay.
gabdhaheennu kama qurux badno gabdhayowga kale ee keeska Afrika,sidoo kale lama odhan karo wey ugu liitaan.
gabar soomaaliyeed mid kale ku doorsan maayo,gobolkey doontaba haka timaaddee.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan doonayaa in aan wax yar ku darsado arintan mo'ogtihiin idinka intaad naagaha qurux bADAN RAADINEEYSEEN IN GOBALADA AAD SHEEGTEEN EY JIRAAN GOBOLA KALE OO AY JOOGAAN NAAGAHA UGU QURUXBADAN SOMALIDA WAXAA LO ORAN KARAA ARINTAAN XOG'OGAAL UMAMATIHIIN AYAA LOO MALEENAYAA
BY XAAYOOW
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
nimanyahoow waan idin alaamay ninkan mawduuca kenay iyo kuwa ka jiibiyayba waxaan se odhan lahaa ninka mawduuca keenay waxaad sheegtay oo shaydaan kuu quxiyay kuwii aad ka dhilaysatay ee rabiga u noqo waxaan u malayn inuu gurmad ku joogi jiray
waan kabaxay
abdinasir
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
sxb dee mala waxaad aragtatay gabdhaha joogaa sool iyo sanaag saaxil ilaa hargaysa ee uu ina cigaal iyo kan hada haystaa ay yidhaahdeen is qaawiya oo yaan laynoo malayn inaan nahay muslim si lay noo aqoon(recognize) sado taas oo ay dhibaato ka taagan tahay madaama sheekhyada hargeyseay inbadan kadoodeen oo lga giiday!
arintaas oo dhalisay in nabd la'aan kadhalato waqooyi soomaaliya.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.