DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

MAKULATAHAY IN KOOXDA LAGA SOOQAADO XAMAR EE KUBADA CAGTA IN AY MATALAAN SOMALIYA

November 11 2002 at 8:07 PM
No score for this post
  (no login)

 
WALAALAYAAL ANIGA WAXAAN AAD U XIISEEYAA CIYAARAHA MARKASTANA WAXAAN MAQLAA SOMAALIYA INTAAS OO GOOL AYAA LOOGA BADIYAY GOOLASHAAS OO QEERAL CAADI AH WAXAA UGUDANBEEYAY BISHAN NOV IN CAYAAR LOOGU TARTAMAYAY OLLOMPICA AY YEESHEEN SOMALIYA IYO KENYA LOOGA BADIYAY 11 GOOL TAASINA WAA WAX LAGANAXO MIDA KALE TIRAKOOB AY SOO SAARTAY FIFA WAXAY SOMALIYA KU TILMAANTAY WADANKA ADUUNKA UGU LIITA CAYAARAHA WAXEEYNU OGNAHAY IN 4 MEEL MARKA LOOQEEBIYO SOMALIYA AY MEEL JIRTO DIBADA INTA KALANA AY KU BAAHSANYIHIIN SOMALIYA MARKA SUAASHA WAXAA WEEYE MAXAA MARKASTA DAD AAN AQOON IYO XIRFAD U LAHEEYN CAYAARAHA LOOGA SOOQAADAA MUQDISHO?


BY SAMIIR

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

waa way ila tahay in xamarookali matalaan si waligeed ahaan jirtay

No score for this post
November 19 2002, 4:52 PM 

marka ma rabo an wax badan sheego marka adiga maxa
jeceshahay in hargayso laga keeno samiiro

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Somali
(no login)

Re: waa way ila tahay in xamarookali matalaan si waligeed ahaan jirtay

No score for this post
November 19 2002, 7:09 PM 

Cayaarahan aad maqlaysid waxaa xukuma ninkii laga soo eryey xiriirka aduunka ee laaluushka qaatay, hadanaqabqable ka ah xamar, wuxuu meesha la ordayaa waa mooryaan daroogo ka dheregtay

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - MAKULATAHAY IN KOOXDA LAGA SOOQAADO XAMAR EE KUBADA CAGTA IN AY MATALAAN SOMALIYA
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.