November 14 2002 at 5:06 AM No score for this post
Puntlander (no login)
Lacagta Barakaad ee Cabdilqasimla miyaanay ahayn midda uu doonayo inuu dadka masaakiinta ah ku gumaado, miyaanay ahayn ta uu ku maal geliyey Dooxada Galogaduud, miyaanay ahayn midda uu Muqdisho baydba ku bedelay, miyaanay ahayn ta uu qabiilka ku raadinayo, miyaanay ahayn ta uu is leeyahay waa waxa kaleya oo aad shirka ku burburin karto.
Balisagu maraykan lacag ha ka qaado.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Abdiqasim iyo Abarakaadba waa argagixiso.
Waxaan Maqalay dhalinyaro kafurtay xamar xafiis, maxayse kaqabanayaan bal ila fiiri halkan!!!!!
Malaga yaabaa inay ka danbeeyeen qaraxa kenya?
DHALINYARO U DHASHAY ZANZIBAR OO MIHNADO SHAQO KA FURTAY MUQDISHO
Dhalinyaro u dhalatay dalka Zanzibar kana mid ahaa dad qaxooti ah oo ka soo barakacay jaziirada Zanzibar in mudo ahna ku sugnaa magaalada Muqdisho oo ay ka dageen Ex. Xaruntii wakaalada biyaha ee Xamar ayaa la arkayay iyaga oo mihnado shaqo ka furtay agagaarka KM 4 ee magaalada Muqdisho.
Dhalinyaradan oo wax xoogaa ah ka fahmaya luqada Af-ka Soomaaliga kuna hadlayay Afka Ingiriisiga ayaa halkaas ka furtay xarumo timaha lagu jaro, taas oo ay aad uga heleen dhalinyarada Soomaaliyeed oo raxan raxan u joogo halkaasi si timaha loogu jaro.
Dhalinyaradan oo tiradoodu gaareyso ilaa 10 ayaa ka howl gala 2 qol oo ku yaala KM 4 halkaas oo ay dadka u yimaada ugu jaraan timaha.
Wariye Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile,Eldoret
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Nacasow maqal
Markaad ledahay A/qaasim waa alqaacida amba argagaxiso maxaad isku haysataa adigu. Afkeed ka hadlaysaa. Kalmada argagaxiso saxaafadaad ka maqashee, waar maanad ogayn aabaha argagaxisada soomaaliyeed inuu yahay kan kaga faanay Eldoret ee yidhi waxaan ahay kii qoriga soomaali u horseeday. Do you know him mise waa adeerkaa oo waajibbaad u haysataa inaad daafacdo. Jahilnimadu waxkaste way kaa dhawaaqisaa. Bal u fiirso waxan sheeganaaya islaam ee kolba qorshe qarsoon kufaar la soo dhoigaya. Bal u fiirso sida wiil adoon ah hadba sida amxaar iyo Oromo amba Tigraay farta uugu yeedhayaa. Ceebtee ka weyn. Balse wuxuu u haystaa in isagoo saajin talyaani ahaan jiray inuu wali u aqoon roonyahay qabiilkiisa.Taasaa ku dhalisay inuu hawaysto oo uu ku hamiyo tan iyo 1978 kii inuu Soomali u talin karo. Maalintii Cirro uu ka daahay iyaa uugu dhawayd. Waxbadan buu dajida la cabay Minguistu Xale Maryam ee rabadaanada miyuuna ka xishoonay khamrada uu u doontay Males Sanawi? Nacas halyay isku haysta ka daba nashleeya iyaa nacas nacs dhalay ah.
That's all and after you!!!
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Cadale waa runtaa waayo kuwii ku dhashay ayaanba meherad ka furan karin muqdisho oo qoribaa irida ku sugaya, sidee nin zinjibaar ka jimi lacag uga heli karaa muqdisho oo koobooyin lagu xaro amaan daro awgeed. Waxaan cad in nimankaa cid maal gelisay oo weliba waxa ay shaqaystaanba ka qatan yihiin, oo weliba nin hubaysan irida loo dhigo oo qofkii xiiranayaba lacagta isagu ka qaado.
Yaab badanaa yaab badanaa yaab badanaa, arinta raadka ay leedahay ha la daba galo
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Doqonyoh Somali waxaa ku qaaday qabiil anigu Abdulahi lama qabiil ihi lakiin waxaan u arkaa nin dadkii sii wanaajiyey. Anigu waxaan ku dhashay xamar 19 sano na waxaa jogay Qurbaha.
Hadaan midku iraahdo Abdulahi yusuf waa nin ka Puntland ka dhigay dawlad Nabad iyo kala dabayna ka jirto waa hadaan dhinac kafiiino hadii aan dhanka kale fiirino Abdiqaasim wuxu xamar keenay. Hade waa xabad iyo nabad la,aan
Arinta uu qoray dayniile hawqaadin mid yar. Balse aan sugno meesha ay ku danbeyso
Waxaan hadal kayga ku soo gabagabay nayaa. Ma,ogtahay hada in Abdulahi Yusuf lagu casumay Jaman isag oo ku hadlaaya maga Soomalida.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan maanta ku qoraa in tuhun laga qabo alitixaad oo ama ka amarqaata awqasim inay ka danbaysay qaraxii ka dhacay Bombaasa. Hadaba aniga shaki igagama jiro in arimahaas oo kale ay damacsanayd kooxda carte oo lakaashanaysa Alitixaad iyo Albarakaad.
Alowsaha amuuraha. maanta waxa uu waranku ku jan jeeraa Awqasim iyo Alitixaad iyo waliba Albarakaad
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Halkaan waxaa ku Cad in Abdiqasim yah Argagixiso.
Waxaa kele oo la cadeeyey in labdii madfac laga keenay Xamar Waliba (Abdiqasim).
Terrorisme Oost-Afrika in nevelen gehuld
Van onze correspondent Kees Broere
NAIROBI - De VS verdenken een Somalische organisatie van betrokkenheid bij 'Mombasa'. Daarover bestaat in Oost-Afrika allerminst consensus. Wél zeker lijkt intussen dat landen in de regio makkelijke doelwitten zijn voor terreurgroepen.
e-mail dit artikel
printversie
meer over dit onderwerp
nieuwsbrieven
Somalië ontbeert al meer dan tien jaar een centrale regering
Somalië, het regeringsloze land in de Hoorn van Afrika, wordt opnieuw verdacht van betrokkenheid bij het wereldwijde terrorisme. De aanslagen van vorige week in het Keniaanse Mombasa zijn volgens de Verenigde Staten mogelijk het werk van de radicale islamitische organisatie al-Itihad al-Islamiya, die vanuit diverse kampen zou opereren.
Na de aanslagen vorig jaar in New York en Washington plaatsten de VS al-Itihad al op de lijst van verdachte organisaties. Geruime tijd was sprake van een vergeldingsaanval op strategische plaatsen in Somalië. Het buurland Ethiopië zou hierbij steun kunnen verlenen. De bewijsvoering tegen al-Itihad kwam echter niet rond.
Deze week zullen de president van Kenia, Daniel arap Moi, en de premier van Ethiopië, Meles Zenawi, naar Washington vliegen om met president Bush de veiligheidssituatie in Oost-Afrika en de Hoorn van Afrika te bespreken. Beide landen delen met Somalië zeer lange grenzen.
In de jaren negentig deed al-Itihad van zich spreken met onder meer aanslagen in Ethiopië en de ontvoering daar van ontwikkelingswerkers. Volgens kenners is de organisatie daarna echter een sluimerend bestaan gaan leiden. Banden tussen al-Itihad en het al-Qa'ida netwerk van Osama bin Laden zijn nooit overtuigend aangetoond.
Eind november is echter gewaarschuwd voor nieuwe activiteiten van de radicale islamitische beweging. Zo zou al-Itihad strijders ronselen in vluchtelingenkampen in het noorden van Kenia. Na de aanslagen in Mombasa zijn vier Somaliërs gearresteerd. Zes Pakistanen die eveneens zijn vastgezet, zouden hun paspoort hebben gekregen in de Somalische hoofdstad Mogadishu, waar evenwel geen Pakistaanse diplomatieke missie bestaat.
'In het pantheon van het wereldwijde islamitische radicalisme is al-Itihad onbelangrijk', zo meent de Amerikaanse wetenschapper Ken Menkhaus.
De politie in Kenia heeft zondag nog verklaard dat zij geen bewijzen had die duiden op banden tussen de gearresteerde Somaliërs en al-Itihad danwel Al Qa'ida. Ook Abdulkadir Yahya Ali, lid van een onafhankelijke Somalische onderzoeksinstantie, sprak zijn verbazing uit over de beschuldiging aan het adres van al-Itihad, die werd geuit door een anonieme Amerikaanse regeringsfunctionaris.
Andere kenners wijzen er echter op dat sommige verdachten van de bomaanslagen op de Amerikaanse ambassades in Kenia en Tanzania, in augustus 1998, mogelijk zowel met al-Itihad als al-Qa'ida betrekkingen onderhielden. Oost-Afrikaanse landen als Kenia zouden voor de terreurnetwerken gemakkelijke doelen zijn.
Somalië zit al meer dan tien jaar zonder centrale regering. In 2000 kwam het tot de vorming van de TNG, een overgangsregering. Deze heeft landelijk en internationaal echter nauwelijks erkenning en bezit feitelijk slechts de macht in delen van Mogadishu.
Niettemin heeft de premier van de TNG, Hassan Abshir Farah, opgeroepen 'als regio en internationale gemeenschap samen te werken om terreurgroepen, waar zij zich ook bevinden, te ontmantelen.' Zijn vice-premier, Osman Jama, voegde eraan toe niet te kunnen geloven dat al-Itihad in Somalië actief is.
Na de aanslagen in New York en Washington hebben de Verenigde Staten en bondgenoten als Groot-Brittannië en Duitsland hun patrouilles voor de kust van Somalië opgevoerd. De VS hebben daarnaast Djibouti, een buurland van Somalië, gekozen als het commandocentrum voor de Hoorn van Afrika. In Djibouti zijn binnenkort zo'n 1.200 Amerikaanse militairen actief.
De Amerikaanse waakzaamheid ten aanzien van Somalië kan niet losgezien worden van het fiasco dat de VS in het land kenden toen zij in het begin van de jaren negentig militair deelnamen aan een internationale hulpactie, die was bedoeld om hongersnood in Somalië te lenigen. Bij een poging de Somalische krijsheer Mohamed Aideed uit te schakelen, kwamen diverse Amerikaanse soldaten om het leven.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
maxaa u diidey inay meel nabada ku noolaadan dakaan?
Waxaan anigu u malaynayaa waxay rabaan inay xlaalaysataan dhulkayaga si taas u helaan waxay doonayaan inuu sii socoto xaalada somaliya baaziin iyo shidaala ganacsi uga dhigaan.
aqlaaq ma leh dadkaan hadii loo gacan qaado anigaa ugu horeynaya wax badan waan ogahay
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Salaan,dhamaantiin. Waxaa wax laga yaqyaqsado beenta iyo qurunka aad isku sheegeysaan dhamaantiin, taasoo cadeyneysa sida eey cidna idiinla sii qaadin, balse waxaan jecleystay arrin yar oo idin anfaceysa inaan idiin sheego reer Majeerteen intiina xun,(qabiilkasta waxaa laga helaa in xun oo qurun ah xataa qabiilka aan ka dhashay). Waxaa tihiin kuwa qurun, jaahilnimo iyo gaalnimo eey duleysatay balse magaca uun ka sheeganaayo Muslin. Marka hore inta jiran ee majeerteen ee u qalqaalineysa in Dadka reer Muqdisho, amaba xataa reer Kismaayo, ama xataa reer Majeerteen" Shimbiraale daga" yiri argagixiso ayaa joogta waxaad tihiin "losers", mida kale yaa waa dadkaas ma yuhuudbaa, miyeysan majeerteen aheyn, dadka kale ee Xamar, Kismaayo dago ee aad Amxaarada ragiina iyo gabdhihiina u aroosiseen si eey mar uun idinkaga qabtaan waa maxay? Mida kale waxaad ogaataan in Soomali Hawiya, Daarood, Isaaq, Digil & mirifle & intii dhiig Soomalinimo ku jiro uusan Gumeyste madow & cadaan gaal ah uusan wax ka qaadeyn, saa horaan ragaan isku aragnay laga soo bilaabo waqtigii Sayid Maxamed Cabdula, Axmad Gureey ilaa iyo Black Hawk Down,(qaad ereyga English ah oo waxaad dhahdaan Ninkaan waa argagixiso, lol)Marka Nin nin waxkama qaado hadii uu isku kalsoon yahay Ilaaheyna yaqaano.
Albaraat waxeey aheyd shirkad Soomali qabiil kasta xisaab ku lahaa sida xawilaadaha kale, laakiin Mareykanka ayaa isaga hiigtay maxaa yeelay waxaa Masuuliyiinta mareykanka qasab ku ahaa in eey Shacbigooda wax uun shacbigooda ku dajiyaan taasoo ah waajib saaran, aduunka iyo Soomali oo dhana waa la socdaan taas. Mida ah, Xamar ayaa la weeraraa markaas ayaa Soomali oo qolo walbo leh Cabdulaahi Yusuf oo Majeerteen inta xun ee daciifka ah Sadex ku qabo Madaxweyne looga dhigaa waa riyo, ee ka toosa. Waxaaba Soomali ogtahay dhamaanteed inuu Cabdulaahi yusuf,Aqoontii,waayo aragnimadii, kartidii iyo Raganimadii uu Soomali kusoo hor fadhiisan lahaa uusan laheeyn,marka laga reebo Boosaaso,Garoowe,Qardho iyo Nus Kaalkacyo oo uu Xaaraan ku heysto iyo Gabdhaha Tolkiis ee uu Amxaarada ka gaday.
Intaas kadib Nimanyahow waaba hadey fikradaha daciifka ah ee doodan ku saabsan eey rag soo qoreen,sida isku dhaama. Una maleynmaayo in Soomali dagaal iyo is baabi'in kale ka bixi karto ee waxyaabaha boogta Soomali oo dhan ku taal ee danqinaayo iska dhaafa, oo naceybka iyo qurunka dadka kala dhexbaxo.
Ma rabin runtii in aan saan u hadlo laakiin xaqiiqda ayaa ah in la iska kiin qabto oo wax kastoo xumaan ah xumaan ayey keentaa marka tan "you asked for".
Cabdifatax,Minnesota.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Wiilyohow. Waxaan u malaynayaa waxaa ku haya waa Masayr.
Waxaan se kuu sheegayaa ninka maanta ugu dhow inuu Madax noqdo waa Abdulahi Yusuf. Balse Gabaygaan dhegayso.
Gabay gaan Waxaa layiraah daa Dawgala. Waxaa na igu kalifay Wiilka layiraahdo Abdifataax . Hadaad Rabtidna waan DHaystirayaa.
Daab iyo Garwayn bay hawiye dir u lahaayeen. Diiwiinka waxaan loogu qorin Duula saarsade. Daarood Nebcaan iyo Jahli baa loogu Dawgalay.
Abdulahi Yusufna Waxaa IRI:
Dal hagaajiyaa iyo Askari heegan galiyaaba Harti ururiyaa iyo Isaaq Hara u jiid yaaba.
Iqwaan u Hanjabyaa iyo Hawiye Dan u hagaan yaaba
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
1. Nin madaxnimadiisa qabiil dhaafsaday caqli mooryaan dheh
2. Nin madaxnimo u dhaafay inuu caqli qabiil ku duulo caqli mooryaan deh
3. Madaxwayne Xamar iyo Bay kala soocay, caqli mooryaan dheh
4. Nin oday waxna qorin wana aqriyin, maskax qaran amaah doon, caqli mooryaan dheh
5. Ganacsade tuug ah bangi ka dhigo, caqli mooryaan dheh.
6. Shirkad reer bangi dawlo ku magacaw, caqli mooryaan dheh
7. Wadaada carabta saf u gal markay u dhuraana dhuusa ma reeb dhah
Miyaan soo koobi karaa caqi caydiid micno daradiisa
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.