Dabaysha saxaafadeed ee muqdishoo is bedeshay.
Waxaan oran karaa saddex weji baa laga hogaaminayaa
1. Cabdilqasim
2. BBC
3. IRIN
Waayahay, maxaa u sabab ah. waa arin u baahan in si wanaagsan loo derso
qodobka 1aad wuxuu iigu muuqdaa xariiq uu jeexay awqaasin isaga oo kaga hortagaya cabsi soo foodsaartay.
qodobka2aad waa dagaalka ay ku shraakada yihiin BBC-da iyo awqaasin oo iska horaysiinaya bogaga iyo idaacadaha mooryaanta si ay qiil ugu helaan waxa ay hada qorshaynayaan
Qodobka 3aad waxaa laga yaabaa inaan dad badan ogayn laakiin horta yaa u qora qoraalada ayaamahana waxaan arkayey 8 tuug oo la wareejinayo, sideeda tuug oo ay aad u buunbuuniyeen BBCda iyo IRIN, horyaalka IRIN oo laga yaabo inuu Yusuf Garaad ku soo boxo, ma xuma laakiin ma noqon doonaa mid uu ku gaaro moolka uu doonayo.
Arinta aan la yaabay waa sababta ay BBCdu isaga horaysiinayso gacmaha kale, tolow berina maxay sheegi la soco |