DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Iimaankoodii Caydiid baa la bakhtiyey

November 20 2002 at 5:39 PM
No score for this post
Puntlander  (no login)

 
Xoghaynta R/wasaaraha DKM ah oo si dadban u diidanayd habqaybsigii Eldoret waxba kalama harin sidii ay gabaad uga dhigan lahayd G8 maxaase karaacay neeftaa ku dhegtay maxaase naga galay sheekadu ma dhawa nin walawba filo falaar kedisa ah.
Hadii caato, qanyare iyo cabdilqaasim iimaankoodii caydiid la bakhtiyey armay ku qabsadaan muuse iyo maxamed dheere

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Bisle
(no login)

Muuse-ayaa Iimaankii lagu haytaa.

No score for this post
December 16 2002, 6:12 PM 

Ninka iimaan lagu haytaa waa muuse Suudi, oo Muqdisho wax weyn u haytaa oo ay kaga dhegtey Caasimaddii baad dhinac ka haysataa. Waxaan u malaynayaa in uusan Cali mahdi ka sokay, maxaa yeelay wuxuu noqday nin go'aankiisa aan ku adkaysan karin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Iimaankoodii Caydiid baa la bakhtiyey
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.