DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

HABAR GIDIR OO ILAAHEEY KU SALIDAY SOOMAALIYA

November 22 2002 at 8:47 AM
No score for this post
Nuur  (no login)

 

In badan baa laga hadlay dhibka Soomaaliya halkuu ku qotomo waase wax lawada arkayo in habargidir oo ah kuwa Hawiye ugu axmaqsan in Soomaaliya ay iyaga uun ka degi la'dahay waa 12 sano oo la sii dhaafayo intay xoolihii dadwaynaha ka dhexeeyay ay si sharci daro ugu tagri falayaan bal u fiirso iskuuladii, cusbitaaladii, xarumihii kalee caafimaadka, xarumihii dawlada haba sheegin kuligood dhulkaa lala simay waxaa marar badan xusuusanaynaa hadalkii shiinuhu yiri markay arkeen sida Soomaalida dhulkan geeska afrika siiba koonfurta Soomaaliya ay u galeen oo uu yiri "DHULKAN DADKII LAHAA AAWAY KUWAN MA LEHE" taasi waa su'aal wali maanta taagan oo ka turjumaysa hunguri xumada HABARGIDIR balaayo hala habro badnaatee.

Walaalayaal xaqa ciidan aan la ogayn ayaa u hiiliya bal u fiirso sida maalmahan dhawayd uu Profesor jooga England uu u ceebeeyay oo uu soo saaray ceebtoodii ay muddo badan qarinayeen iyo sidii tuugada ahayd ay u xaalufiyeen koonfurta Soomaaliya ninkaas aqoon yahanka ah wuxuu diirka ka qaaday hunguri xumada Habargidir markaasaa waxay bilaabeen HABARGIDIR oo aan kala harin iney aflagaadeeyaan aqoon yahankaas shisheeye ee xaqa uun ka hadashiiyay waxaan ALLE ka baryaynaa inuu naga qabto huwantan wuxuushta ah ee HABARGIDIR Soomaalida kale way hishiin kartaa waxna qaybsan kartaa waa hubaal ee Soomaaliyeey aan ka digtoonaano cadawgan sukeeye ee wuxuushta ah aan iska qabano bal fiiri hada caato wuxuu samaynayo iyo ina ceydiid iyagiibaa Alle isku diray waxayna kala qaybin ku wadaan Soomaalida kale oo isbahaysi iyo Qabiil ugu soo gabanayaan ALLOW qabo HABARGIDIR dulmigeeda gacan ka awood wayna u keen oo ka xoraysa Soomaaliya.

Soomaali u halgamaya danta Soomaaliyeed ee aan HABARGIDIR ku jirin.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
ALIYOOW DEEBLE
(no login)

HABAR GIDIR LA"AANTEED WAA HABAAR

No score for this post
November 22 2002, 3:59 PM 

Ninka meeshaan ku mataatacay koleey waa doqon majeerteen oo muqdisho mar hore laga masaafuriyay, ka dib markuu uu adkeeysan waayay maaxda maayada iyo meherad la'aanta ku heeysa maqaayadaha dibada ayuu bilaabay inuu caaytamo sidii naagihii....
ninka ragga ah waa mid wax iska dhiciya, ku dila kuna nooleeya. habar gidirt waa halyeeyo, waa ganacsato, waa horyaalo kaa horeeya, waa dad maskax furan oo fikrad horumarsan, ku qayaameeyn balse neceb qiyaamada majeerteen, la'aantoodna waxaaba wadanka ka talin lahaa habraha qardho oo dadka indhaha uga cantuufi lahaa, wadankana waxaa haleen lahaa gabdhaha isu taga oo gaalada u fuulo ee garoowe iyo gaalkacyo ka yimid

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Cabdi yare
(no login)

Laa xowla walaa quwata ilaa bilaa

No score for this post
November 23 2002, 1:56 AM 

War isku xishooda dad waaweyn baad tihiin hadii kale waxaa idin heysata siduu nabiga c.s.w yiri (HADAADAN XISHOONEYNIN SAMEE WAXAAD DOONTO.)

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

anigaa ah habargir

No score for this post
November 25 2002, 1:33 AM 

awalan waxaan ka cudur daaranayaa inaan si cad usheego reer hebel baan ahay ,waxaan walaalayaal doonayaa inaan isku difaaco dad baa qaba in ay waxii soomaaliya ka dhacay ay u saariyaan hal reer taa weeye mida aan usoo qaatay qalinka iyo warqada ,saaxiibka nur layiraahdoow habargidir waxa kasuurtooba waa inta ka suurtoowda qofkasta oo soomaali ah ,waxeey leedahay dad wanaagsan iyo dad xun intaba ,waxeey leeyahiin dad soomaalinimadu ku wayn tahay ,waxaan doonayaa inaan marqaati uga dhigo hadalkayga dhawr qofood inaan halkaan kaxuso abdulahi isse oo inta la qirsanyahay soomaalidu isku raacsantahay wadaniyadiisii iyo sharaftiisii,dagaalkii 77 ee aan lagalnay xabashida saraakiishii commenderska ka ahaa oo ay soomaalida gacanta kuwada dhigtay inta badan ogaadeenya waxaa hogaaminayay genaraal mahamed nur galaal ,taariikhda xooga dalka soomaaliyeed inta laysku raacsanyahay genaraaladii soo maray ninka ugu daacadsanaa ee aan lagu helayn waxyar oo graafo ah waa genaraal axmed cariiri ,culumada soomaalidu waa badantahaye alaha unaxareestii boqolsoon waxuu ahaa ninkii ugu hadal adkaa oo lahaa war dagaalada halajoojiyo,markii lays warsaday dagaalada foosha xuna ay naga dhax dhaceen ilaahbaa wax badbaadshee tolkayga laguma xamto niman aan wax bixin karin,anigoo aaminsan muqdisho in ay tahay magaala madaxdii muqdisho aadna uga xun dadkii kudhintay hadana hadii aan laheli lahayn reerka yiraahda anaa iska leh cid tiraahda walaalayaal waaruntiin maamulka magaalada iyo madax ka noqoshada banaadir waa runtiin laakiin waa magaala madaxdii soomaaliya meeshaan waxaan qabaa in ay ahayd door muhiima ,anigoo qoraalkaygaan ka dhawraya meelo badan inaan taabto ayaan aaminsanahay inaan dadkoo dhan eeda la saarin bal eeg madaxweeyne abdulqaasim sida uu udiidanyahay in dagaal wax ku eego .hadii dhinac kale laga eego habar gidirta waxaan doonayaa inaan qoraalkaygaan kusoo gaabiyo saaxiibka isku magacaabay waxeey leedahay dagaal ooge yaal sida abdulaahi yuusuf,morgan,muuse suudi ,mahamed dheere,qanyare iwlm waxaan doonayaa inaan qoraal kaygaan ku xuso gabadheenii istarliin abdi caruush oo ay u baroorteen ugu yaraan dad gaaraya ilaa 5oo.ooo oo qofood oo inta badan dagan gobolka shabeelada hoose iyo gobolada udhow ,marka saaxiib jooji reer hebel waa dad wada xun wabilaahi tawfiikh.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
riyaaq rooble
(no login)

dalka habar gidir ma qasinee adoo midhan ayaa qasay

No score for this post
November 25 2002, 5:32 AM 

asallamu calaykum walaalkis marka hore illaahay u aktoobad keen marka xigana dadaka cafis waydiiso soomaali adoo midhan ayaa qasay oo meel laga fadhin waayay runtii anigu habar gidir ma ahi laakiin soomali dhamanteen waa ka simanahay cudurka daganasho la aanta aflagadadana ka daa haday gabadh kuu diidena cadayso anagaa ku qabilaynee waxad rabtana kuu racinayna nin soomaali buruskiisa u taliyee habar gidir ha ku talo beelin rin xun iyo nin fiican waa ku jiraaye

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
NUUR
(no login)

RUN NIMAAN SHEEGIN BEEN AYAA U QARSAN RUNTA CADEEYA GARI LABA NIN KAMA WADA QOSLISO!

No score for this post
November 25 2002, 12:13 PM 


ANIGU WAXAAN CADAYNAYAA QORAALKA KOR KU QORAN EE ANIGA AAN QORAY IN UU XAQIIQ YAHAY HADAAN INDHAHA LAYSKA DABOOLEEYN HABARGIDIR DULMIGA AY SOOMAALI U HORKACDAY IYADAA KA MAS'UUL AH WAANA DAD AAN DAD LAGU TILMAAMI KARIN DUGAAGANA KA DARAN,NINKA DUSHA KU QORAY EE QIRSAN INEY JIRAAN KUWO XUN XUN OO HABAR GIDIR AH MAXAAD UGA HARI WAYSEEN MARKAAD CARUUR IYO CIROOLE U SACAB TUNTEEN KUWII XUMAA EE BAYDHABO IYO GOBOLADA KOONFURTA TUULOOYINKII DAB QABADSIIYAY OO MAATIDII ****ADII U KAYDSANAYD KA DHACAY IYO WIXII KALE EE ADUUNKA U SOO GURMADAY,SAAXIIB HADAAN XAQA LA SHEEGIN BEEN BAAN QARINAYNAA XAQA CIIDANKIIS BAA U CIIDAMIYA MANA DABOOLMO XAQA,BAL SAAXIIB DIB U FIIRSO PROFESOOR LEWIS YAA KA QAYLISIIYAY WALIBA ISAGOON SOOMAALI AHAYN AYUU KA GILGISHAY XUMAANTA HABAR GIDIR IYO HUNGURI XUMADOODA TAAS OO KU CADEEYAY KUWO KA GANACSADAY FILINTIJEERADII CUSBITAALADA MAYDKA LAGU QABOOJIN LAHAA MAXAAD MARKA NOO ARXANTEEN OO SOOMAALI U ARXANTEEN IDINKA IYO WALAALAHIIN REER WAQOOYI WAX DHIB UMA ARAGTAAN TAAS LAAKIIN ANAGA GEERI AYAAN KA XIGNAA WAXAY HABAR GIDIR KU KACDAY ADUUNKANA MAANTA WUU BARTAY HABAR GIDIR DULMIGEEDA MEEL LAGU QARSOOMAAYO MA LEH WAQTIGAN WIXII KA DANBEEYA BANAANKA AYAA LAKEENAYAA DULMIGA IYO XAQDARADA HABAR GIDIR ALLOW QABO HABAR GIDIR ALLOW QABO HABAR GIDIR INTAN KU WAANO QAADO.

DIB UGU NOQDA TAARIIKHDA ADUUNKII U SOO GURMADAY MAATIDII BAABA'AYSAY EE KOONFURTA WAXAA KA HOR ISTAAGAY HABAR GIDIR IYO XULUFADEEDA IYO JANARAALKII KU WAASHAY CADKAANOOW AMA KU CUN AMA KU CIIDEEY AAKHIRKIINA ISAGII AY SALFATAY DULMI MEEL MA GAARO, MARKII UU ISBAARADA HAWADAAN DHIGANAA YIRI YAA ALLE WEYNE AHAYN OO SAMADA ISBAARO DHIGAN KARA OO UAMADA IRSAAQADEEDA HOR ISTAAGI KARA,WIXII UU KALA KULMO MAANTA ASAGA IYO ALLE AYAA KULA XISAABTAMAYO KUWA HADA JOOGOOW KA NOQDA XUMAANTAAN,RUNTA WAA INAAN CADAYNAA XAQA MA QARSOOMO DADKII DAKANAHA LAGA GALAYNA ILAA MAANTA WAY U TAAGAN YIHIIN LAYSAGAMA HARAYO TAAS.

BAL U FIIRSO SAAXIIB XUMAANTA HABAR GIDIR HADUU MID XUN KA YIMAADO WAY U SACAB TUMAAN HADUU LAYNAYO CID KASATANA KAMA HOR ISTAAGAAN BAL U FIIRSO BAD DHAN HAL MALAY AYAA QURMIYA HADAAD RABTID INAAD BEEN XAQA KU QARISO MA SOCONAYSO XAQA MA QARSOOMO GABOOD FALADII AY HABAR GIDIR HORSEEDKA KA AHAYD WAA LAYSKULA XISAABTAMAYAA SIDAASNA LOOGA HARI MAAYO, HADAYSAN TAASI DHICIN WAXAAN LAGA DHUUMA KARAYN ALLAHA AWOODA LEH MAALIN AAN QOFNA QOF KALE KAFAALA QAADAYN KII MAANTA DULMI KU TAAGEERAY KUWA XUN EE HABAR GIDIR BERI WAXAAD KU JAWAABAYSO ADIGAA YAQAAN KAN MAANTA KA BAAYAC MUSHTARAAYA QAFAALASHADA DADKA MUQDISHO IYO KAN SOO DIRAYBA WAA NAQAAN CID AAN QABIIL LAHAYN MA JIRTO OO MUQDISHO JOOGA ALLE AYAAN KU DAYNAY ALLOW QABO HABARGIDIR IYADAA XUMAANTA HORSEEDAYE ALLOW QABO HABAR GIDIR IYAGAA XUMAAN WADAYAAL AH ALLOW QABO HABAR GIDIR ....ALLOW QABO HABAR GIDIR WAY NA XAKAARISAYE ADUUNKII BAY NAGU CADAABEEN ALLOW QABO HABAR GIDIR.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Shacraawi
(no login)

Soomali idil waa Dambiilayaal

No score for this post
December 1 2002, 2:47 PM 

Asalaamu alaykum:
Walaalayaal runtii anigu Habargidir iyo majeerteen toona ma ihi waxaana ahay Soomaali Banaadir. Soomaaliyana waxaa haysta xaqa masaakiinta aan hubka qaadan oo xaq daro lagu laayey maalkooda iyo naftooda.Idinka is weydiiya ka waran ducada qofka la dulmay? waxay ka mid tahay 3da qof aan ducadooda dib loo celineyn siduu Nabigeena (SCW) noogu sheegay. Toobada hala keeno oo haleys cafiyo walaaleheena xun xuna yaan lagu daaynin xumaatadooda ee ha laga celiyo. Xadiith kale oo nabigu(SCW) ku yiri u gargaar walaalkaaga hadduu gar daran yahay iyo haddii laga gardaran yahay. Markii la weydiiyay Rasuulka oo la yiri Yaarasuululaah aan u gargaarnee haddii laga gardaran yahay, bal sideen ugu gargaarnaa haduu gardaran yahay? wuxuuna ku jawaabay xumaatada ayaat ka celineysaa. Hadalkayga iyo dhamaantiis waxaan ku gebogabeynayaa walaalayaal dhamaan dadka xun dad bay leeyihiin ee dadkooda haka celiyaan walaalohooda xumaatada ee yeysan ku deynin dulmiga Illaah wuu nala xisaabtami doonaa. Teeda kale ku xisaabtama adduunyadan inaan sidaan loo joogeyn Jawaab fiican oo Illaah ugu jawaabtiin diyaarsada ama cadaabta Alle diyaar u noqda. Taasina waxaan ula jeedaa Soomaalidoo Idil. Wabilaahi towfiiq.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

How fadhiyin in Eebe dhakhso kaaga qabto. Mucjiso masheegin

No score for this post
December 8 2002, 11:41 PM 

Dadkan aad arkaysaan dhamaantiin, (Caydiid,Caato,Cabdi-/Qaasim,Cabulaahi Yusuf,Moorgan,ina Siyaad iyo kuwa kaleba) waa dad laydiin soo direy,meeshana sabab u jooga, raali hadaad ka tihiin iyo haddii kaleba, ee iska adkeysta, waxaad galab sateen, baa laydin kajarayaaye.(Cawo darose waxaa ah, kuwaan waxba galabsan ee dusha layskala marayo)
Markaan saas leeyahey ugama jeedo Diin. (waayo Diin hadey tahay, waxaan qabaa Eebe inuu waa hore idinka qaban lahaaye)
Arinku meeshuu kasocdaana waa garaad yari, oo Soomali weli qaangaadh manoqon. (qaangaadh nimadu maaha inaad 18 jirtahey), gu iyo garaad labo shaqo isku leh maaha.
Isku wada dar dadkan Eebe isugu keeney Somalia, waxa bixin kara oo kelya Mucjiso.

Waad mahadsantihiin.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
s.xasan.
(no login)

waan ka bixi doonna dhibka

No score for this post
December 9 2002, 6:29 AM 

slm clkm,
wixii Ilaahey qoray ee lowxulmaxfuuzd-ka ku qoran sina innagu seegi maayo.umado badan ayey ku dhaceen dhibaatooyin teenna la mid ah amaba kasii xun.waaney ka baxeen,innaguna waanka bixi doonnaa.
Rabbunaa yufrijuhaa in shaa'a Allaah.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - HABAR GIDIR OO ILAAHEEY KU SALIDAY SOOMAALIYA
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.