Allaha ayaa naxariis leh, Allah ayaa awood leh, Allah ayaan uga baryayaa dhammaan muslimiinta inuu u naxariisto, Allah samir iyo iimaan ha siiyo qoyskii marxuumka dr raajis oo xalay ku geeriyoodey eldoret, allah isagana janadii haka waraabiyo.
wabilaahi towfiiq
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
salaamu caleykum.
Eebbe ha u nariisto isaga iyo wixii ummadda nabi Muxammad ah dhamaan.
Allaahumma Aamiin.
geeridu waa xaq.waa in aan xasuusannaa daaiman.
samir iyo iimaan.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
ILaaha awooda badan ha u naxariisto Dr. Raajis, eheledii iyo asxaabtii uu ka tagayna samar iyo iimaan ha ka siiyo.
waxuu ahaa nin soomaaliyeed oo wadani ah dalka, dadka iyo diintaba wax badan u soo qabtay. Waxuu ahaa halyeey naftiisa, maalkiisa iyo maskaxdiisa u huray soomaaliya iyo soomalida.
Nasiib xumo, waxuu ifka ka tagay isagoo weli arag mirihii halgankiisa, ummaddda soomaliyeedna eey weli ku jirto mugdi, duli iyo dib u dhac.
ILaaheey caruurtiisa, iyo jiilkii uu ka tagay ha tuso nabad, bash bash iyo barwaaqo....AAMIIN
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
ANIGOO KU HADLAYA MAGACAYGA IYO MAGACA QOYSKA AAN KA DHASHAY, WAXAAN AAD UGA XUNAHAY GEERIDII NAXDINTA LAHEYD EE KU TIMID EEBBE NAXARIISTII JANO HA SIIYEE
DR. MAXAMED RAAJIS. WAXAAN HALKAN UGA TACSIYDAYNAYAA EHELADII IYO DADKII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM DR.RAAJIS OO AHAA NIN DAL IYO DAD JACEYL KU CAAN BAXAY
S SOOYAAN
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
http://www.somaliatalk.com/eldoret/ibrahim/deeq2211.html
Taariikh kooban e Marxuumka waxaad ka ehlikartaa cinwaanka sare, ama eeg bogga somalitalk HEADLINEKA cinwaanka \
Dr. Raajis oo Eldoret Ku Geeriyoodey
Allah ha u naxariistee Dr. maxamed Raajis Maxamed ayaa habeenkii Jimcada ku geeriyoodey ELdoret GUJI 22/11
Qofkii kale oo haya taariikhda Marxuumka waa soo qorikaraa
Mahadsanid
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan Tacsi u diraynaa ehelkii & qaraabadii uu ka geeriyooday dr. raajis in uu samir & iimaan ka siiyo isagana janadii fardowso ahayd in uu geeyo aaamin aamin aamin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.