waxaa soomaalida kacodsanayaa inay afkaar tooda kadhiibtaan sababta loo xidhxidhay qaarna ay meeshay doonaa aadeen qaarna lahaysto soomaalidii carabta laga soo tarxiilay 20kii november
maxaase ugu wacan labada gobal ee soomaalid degaaan ee soomaaliland iyo puntland isku magacaabay inay u kabo qaadaan jabhada tigreega ee adis katalisa? |