DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Qabiil labo isku raac

November 24 2002 at 6:31 PM
No score for this post
mahad cadde  (no login)

 
Kadib su'ashodi waxay noqotay Kursigii ya kudanbeyey?
Labo hiillo isu raacday Dir iyo Shikhal waxayna jawaab u noqotay su'al taagnayd sida ma daarood bay raci donaan mise hawiye? jawaabtiina noqotay hawiye.
Labo ruufyan isu raacday Galgale iyo Dhulbahante, midna marrexan abgal ku kiciyay kan kalana koonfurta somaliya. Labana doqonnimo isu raacday Abgaal iyo Murursade,1991 markii siyad barre la cayriyay abgal waxay faraqa kusoo xirteen ciid waxayna yiraahdeen waxan annaga ahayn haka baxaan xamar Murursadena dagaalkii abgal iyo habargidir marki dad badan ku nafwaayeen hadalkoodi wuxu noqday, annagu waxaan nahay quwadda sadexaad kadib wixi dhacay waad lawada socotan.
Marka qabiil kastow wixi ku gaaray waa waxaad ka tiri afkaaga ee kusamir. Assalamu-Caleikum

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Anonymous
(no login)

xamar

No score for this post
November 24 2002, 8:47 PM 

hawiye soomaali halaga qabto.waa hore ayaan dawlad dhisi laheyn hadeyna iyagu Xamar dab aan la damin karayn ka dhex shidin.sow runtay ma aha ..........
xamar waa lagu xumeeyee yaa ku xaalmarinaaya.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Qabiil labo isku raac
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.