DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

JAMAC CALI JAMAC WAA NIN EEBE KU XIRAN C/LLAHI MA OGA IN UUSAN EEBE LA DAGALMI KARIN

November 30 2002 at 11:47 AM
No score for this post
  (Login culusoow)

 
Xaqa iyo xaqdarada waxaa marka hore dheeraysa xaqdarada maxaa yeelay waa lafidmaynaa dabadeedna waxaa soo baxa xaqa oo xaqdarada waa baabe,ee.
labada nin midna qabiil lama ahi lakiin waxaan wadaagnaa diinta iyo afka dad muslinimo sheeganaya aan nahay.
marka cabdullahi yuusuf waxaa uu la dagaalamay ilaahay oo muslinka cadaw raba in ay baabiyaan amxaaro iyo waxay dabada ku wadato ayuu raacay ilaahay lama dagaalami karto yaa ku dhaha.
jamac waa nin soomali ah oo ilahay ku xiran mana jecla xaqdaro isagaana guushu ku damayn hadduu saas ku socdo.
qofka ilaahay waa tusaaleeyaa ninkaan beerka laga bedelay oo intaa xaqdaro u ordaadaya ilahay beerka ka qabtay oo haddana u bedelay intuu meel fariisto muu ku xamdinaqo oo ilaahay baryo.inuu uroh oo qurunkiisa laga cararo miyuusan ka baqayn.
odagoo aan weydiiyey maraan xamar degey oo ku iri meeshii waa la isku galay laba nin aa is eryonaya siidii caydiid iyo cali mahdi wuxuu i dhahay labadaba waa aqaan ninka la dhaho jamac waxaa uu ka dhashay qabiilka somali oo dhan xakumi jiray oo ragii dawladnimo keenay ama u halgamayey ugu badnaa ninkaas aa aakhirka ku leh. waxaan iri haddad saa ogtahay meshaan dadka jooga maad u sheegtoo wuxuu yiri raga igu faca ah waa ogyihiin waana wax jira.
runa sheegaysaa aan iri weli meeshaa laima oran mooryaan aa tahqay ee nooga tag xataa la ima dhicin.
mahadsanidin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Nugaal
(no login)

Waxaad wadid jooji

No score for this post
December 1 2002, 6:14 AM 



 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - JAMAC CALI JAMAC WAA NIN EEBE KU XIRAN C/LLAHI MA OGA IN UUSAN EEBE LA DAGALMI KARIN
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.