DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Fikrad kala qaadashada iyo Somalida sidee

December 1 2002 at 4:46 PM
No score for this post
SAMATAR  (Login SAMATAR.SOM)

Waad salaaman tihiin dhammaantiin.

Fikrad kala qaadashadu waxay xal u noqon kartaa dhibaato markaa taagan ama soo socota, waxay kale oo isfahan ka dhex dhalin kartaa laba ku kala aragti duwan arrin ay danaynayaan.

Maadaama ay faa'iidooyinkaa laga heli karo isdhaafsiga aragtiyo kala duwan. Muhiimna tahay in si turxaan la'aana la isu dhaafsado iyadoo ay ku dheehan tahay ixtiraam iyo isqadarini. Lana isticmaalayo erayo munaasib ah. Markaa waxaa su'aashu tahay:

Heerkee ayuu gaadhsiisan yahay isu dulqaadashada iyo is dhegaysiga soomaalidu ?

Erayada aan munaasibka ahayn ee dadbadani isticmaalaan sidee uga sidee loo joojin karaa? Tusaale ahaan, Xal ma noqon kartaa in qofkii fariin qoryaba uu dhammaadka ku qoro xusuusin,

sida:

" Fadlan adoo ixtiraamaya aragtida mudanaha/marwada si turxaan la'aan ah iyo erayo habboon ku cabbir aragtidaada, fikradaadu waxay noqon kartaa mid wax tarta haddii aad si hufan fikradaada u soo bandhigtid"

Waad mahadsan tihiin
SAMATAR.SOM



 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Fikrad kala qaadashada iyo Somalida sidee
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.