DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Hawiye caqligiisu isma dhaamo

December 6 2002 at 8:23 AM
No score for this post
Puntlander  (no login)

Bal eega waxan Harar ku sheegay Itobiya, war ma dalka soomaaliyeed baa daarood ahaan loo gadanayaa, war ma taariikhdii aduunka oo dhan ka markhaati ahaydbaa wasiirnimo gashay in lagu bedesho akhritow halkan eeg iyo waxa ka danbeeya
Arintan waa arin qaran ma aha arin hogaamiye ama madaxwayne ama siyaasad ku doon ama qabiil waa arin qaran, waxa noocan ah hadi la doorto beri muxuu keeanayaa, xamar baa looga tegay dagaalkii qabiil ee aabihii ayuu halkii ka sii waday Pan afrikanism ma ku dacwoon karaa in gurigiisii isu keeni kari waayey.
Ha qirto wixii ka xuaaday waxa hana faraha hakala boxo siyaasad ma hogaamin karo qofkan.

Wallaahay hadda ka hor waxaan is lahaa ina Caydiid waa nin dhalinyaro ah oo waaya arkay qori wax baqadkiisa, waxaan islahaa nin maanta la canaan karo oo qaadan kara wixii ka qaldan soo akhri qoraalkan
http://www.somaliatalk.com/2002/editor/1e061202.html

Inkasta oo meelaha qar aan u riyaaqay hadalkiisa hadana wuxuu dhoobo walaaqay qadiyad qaran
Weligii ma noqonaayo hogaamiye nin saan u fekeraayo taariikh ma garanaayo
http://www.somaliatalk.com/2002/editor/1e061202.html

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Mandhow
(no login)

Re: Hawiye caqligiisu isma dhaamo

No score for this post
December 7 2002, 2:59 AM 

Adia afkada qurunka ereyga hawiyo makaqadikartid miya? Bal edey Ina ceydid sidaad dontid lakin afkada qalocsan qabilkan kala baxa. Ceydid wa moryan wan kugu racsanahay lakin adiga matihid miya ninki ceydid ninki ka moryaneesana (Cabdullahi Yusuf) jecela?.Rerbaadiyo waxid si wax loogahadlo mataqaanid.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Nugaal
(no login)

Abgaal ha ku darin

No score for this post
December 7 2002, 9:54 AM 

Hawiye hadaad Abgaalkawaydo wax haka sugin.
Waxay leeyihiin abgaal derisnimo. lakiin waxaa waalay waxa Abdiqaasim iyo mooryaan lamida.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Waa runtaa Nugal

No score for this post
December 7 2002, 6:28 PM 

Waxaanu deris nahay reero Abgaal ah weligay ma arag dad ka deris wanaagsan, haday sidaan ahaayeen maxaa gurigoodii ba' iyo hooga baday?
Ma caqligii qalalaa ee HabarDigir ayaa muuqsaday miyirkooda, waxaan maqli jiray "WAYL LO'AAD IYO WAAYEEL ABGAAL NINKII WARAABIYAA LEH"

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Abu-xaniifa
(no login)

salaaan

No score for this post
December 7 2002, 7:16 PM 

Waad jiran tihiin Allaha idin caafiyo. Aamin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Hawiye caqligiisu isma dhaamo

No score for this post
December 8 2002, 12:21 PM 

Aniga shaqsi ahan waxan amin sanahay in ay wada aqli xumayn ama anan iskumid laga dhigi karin hawiyo oo dhan lakin waxan hoosta ka xariiqaya in ay ku badan yihin wax ma kastada anan garanayn dantoda iyo danta guud ee somalinimo taasna waxaa diliil cad u ah wax yabihi ay ku kaceen 12sano ee laso dhafay oo ay u gaysten dadka, dhulka, bada iyo xawayaanka.Tasna waxa kentay maamul xumo ay ku kecen meelaha ay maamulaan waxana ka si yabadan sida ay ugu cararayan mamulka somaliya oo dhan marka waxy u ekanaysa habarti xabada guratay ee inta qadi wayday inti ay guratay ku darsatay xabo kale marka waxa ku darsan laha wax yar oo iga tala ah somalidu waxay tiraahda ama tala ken noqo ama tala raac noqo hawiyo tala waa keeni wayey ee tala raac ha noqdo cid kalana yeeysan ku eedin ee ayaga ha is eedaan.Wad mahad santihin.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Dadweynaha Reer Hargeysa... (Hiiraan)

No score for this post
December 10 2002, 7:43 AM 

Dadweynaha Reer Hargeysa, waa cinwaanka HIRAAN u soo xushay boga hore ee akhristayaasha qiimaha leh.

Waxaan aad ula yaabay durbaanka colaadeed ee lagu garbinayo Ethiopia marka ay timaado xaalad Hawiye iyadoo la isku dayo in magac soomaaliyeed oo god ku dhacay loo adeegsado, balse caqli Hawiye ma garan horta godka soomali aad u qodaysaan joojiya inta ku dhacdayna kasoo gura!
Waxaan la yaabay dagaalada laga oogay dhulkii deganaa in laga hor mariyo dad weerer doona, HIRAAN waa geftay ee waxay ahayd inay sida wax u jiraan u qoraan una tacsiyadeeyaan dadka maatada ah oo naftooda iyo hantidooda wax yeeladu soo gaartey.

Arimahan waxaa ka markhaatiya inta samaha jecel iyo taariikhda.

Yaabka yaabkiiye saxaafada yabaq ma waxay sugayaan hadii 0dagaalka lagu jebiyo DAAROOD mise sidaa ayey uga aamusi doonaan. waan hubaa hadii sida ay neceb yihiin u dhacdo inay xaalada ku dhamaysanayaan aaamus, mase hubo haday sida ay jecel yihiin inay u dhacdo inay is hayn doonaan.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Puntlander
(no login)

Dadweynaha Reer Hargeysa... (Hiiraan)

No score for this post
December 10 2002, 7:44 AM 

Re: Dadweynaha Reer Hargeysa... (Hiiraan)

No score for this post
December 11 2002, 2:17 AM 

Adiga meshan in lagaa mamnuuco waye. Wax faaida meshan kuma heysid, balaayo keliya baad wata.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Cadale
(no login)

Haladhaystiro

No score for this post
December 11 2002, 3:38 AM 

Hanoolaada. Abdulahi yusuf.

Waxaa layiri Abdulahi yusuf.

Gabaygan hala dhameeyo.
Hadii kale anaa dhamaynaaya.

Dal hagaajiyaa iyo Askari heegan galiyaaba Harti ururiyaa iyo Isaaq Hara u jiid yaaba.
Iqwaan u Hanjabyaa iyo Hawiye Dan u hagaan yaaba.

Cadale.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
MUJAAHID
(no login)

BOOWE MA DURBA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

No score for this post
December 11 2002, 9:07 AM 

YAAAAAAAAAB CABDULAAHI YUUSUF WAA MAJEERTEEN WUXUU KA YAHAY CUDUR MAXAMUUD HORAY AYAA LOO YIRI MAGACAAS LAFTUU KA DHASHAY SOOMAALI AYAKAA KALA GEEYAY HADA WAXAY KU HOWLANYIHIIN KALA GAYTA QURUNKII UU KA DHASHAY MARKA WAXAA HABOON HAWIYE HAKUU DANBEEYEE INAY KAA HELAAN JAAMAC CALI JAAMAC IYO XULAFADIISA WANAAG IYO WALAATINIMO WALAALKAA HADAAD DILAYSO WAX WAYN AYAA LAGU DILAA SIDA GANACSIGA KA SOCDA MUQDISHO BARWAAQADA TAALA LAAKIIN DADKAAS KULAYLAKA INDHAHA TIRAY AYAAD XABAD UGU DARAYSAA, WAR XAYAAWAANYAHAW MUQDISHO WAXAA LAGA HELAA ADEEG WALBA DAWO DHAKHAATIIR XIRFAD WAYN LEH OO MARAR QAAR DHAKHAATIIRTA INAY NAGA BATEEN AYAA XITAA QUDHOODA AYA SHACABKA O KALE MARARKA QAAR LAGU DAYAA LAAKIIN IDINKA CIRBAD DHIIG JOOJIN XITAA WAX IDIN DURO MA QABTAA QABYAALAD KALIYAA TAQAANAAN DADKA MARKAY WAX BARANAAYEEN FADHIKU DIRIR AYAAD KU JIRTEEN IYO SOOL HANOOLUGU DARO PUTLAND IYO RIYO SOMALI LAND EE YEELAYNIN WARYAAAAAAAAA SHACABKAADA U SOO LAABA KANA SOO BILOW RAAALIGALINTA JAAMC CALI JAAMAC WALAAKAA CARAYSAN WAAYE OK.
HAWIYNA DAAROODOO DHAN AYUU AABE U YAHAY KA XISHOO OK
MATAQANAA QISADAAN
BOOWE MA HURBA
DAGAAL AY GALEEN MAJEERTEEN AYAA GALAALKII MARKAY XABADA ISKU DHACDAY AYAY WAXAA LA YIRI QURUN DHIMAY WAA NIN AY KU DHAARAN JIREEN MARKAASUU YIRI CABDULAAHI YUUSUF BOOWE MA DURBA!!!!!!!!!!
WARYAA XABAD IO XEELADBA WAXBA MA HAYSAANE QABYAALAD SOOMAALI U BILAAWA KA TAANULIDEEDA WALAAHI HAWIYOO DHAN WUU KA TANAASULAYAA HADAY KA TANAASULAAN MAJEERTEEN.
OK

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Hawiye caqligiisu isma dhaamo
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.