Sida la sheegayo saxaafada muqdisho si aan looga baran ayey afka iyo dhegaha u xidhatay dagaal ka dhacay Magaalada Laascaanood, iyadoo aan la garanayn inay Diraysi tahay iyo in miyirku ku so noqonayo. Saxaafada Muqdisho oo inta badan lagu eedeeyo inay majaraha u hayaan dadkii dagaalada sokeeyey sida tooska ah uga qayb qaatay, waxaa lagu tilmaamaa saxaafad aan qoto dheerayn meel shishe aan wax ka arkin balse ku xisaabtanta waxa markaa hor yaal iyo xisaabtan ka xarar iyagoo xil u cararkana qabiil ku saleeya xoolahana ku saleeya wixii maalintaa ishu qabato.
Saxaafada hamobo HAMBO-DAGAAL oo aad moodo in hal meel laga wada xukumo ama ugu yaraan isku ujeeedo ah waxaad moodaa inay sugayaan ilaa ay BBCdu dhinac u rido, maxuma! |