Assalamu-aleikum,
Markaad u fiirsato doodaha iyo ra'yiyada dadka qaarkood so gudbinayan ama so bandhigayaan waxay u badan yihiin kuwo aan diini ahaan looga fiirsan aqoon klana xambaarsanayn.
Marka su'ashaydu waxay tahay, Meeshu ma guri ay faaraxyadu ku googaalaystaanbaa misse waa aqoon isweydaarsi iyo dood furan?.
Hadaba waxaan hubaa haddi dadka shisheyaha ah luuqadena fahmi lahaayeen ay naga aamini lahayeen tay hadda naga aaminsan yihiin mid kasii xun.
Ugu dambayn faa'ideyso ama halagaa faa'idaysto wixii sadexeeya waa afkay furan.raalina iga ahaada;
|