yusuf mohamed wacays dhedo waxaa uu istahilaa madaxweyne somaliyeed
December 13 2002 at 3:21 PM No score for this post
(no login)
yuusuf mohamed wacays oo ahaa maoyarkii ugu qiimaha badnaa ee soomara degmooyinka somaliya ka kooban tahay gaar ahaan bosaso intii ka danbeeysay xornimadii somaliya ayaa labadii sano ee ugu danbeeysay waxay bosaso nasiib u yeelatay inuu moyar ka noqdo mr dhedo oo ah nin aqoon yahana shaqadana aad loogu xanto ayaa waxaa uu isla markiiba xooga saaray sidii uu magalada nadafadeeda bilicdeedu u soo bixi lahayd isagoo furay wadooyin aan lamarin in ku dhow10sano waxaa uu moyarku sameeye goobo qashinka laysugu keeno waxaana uu qalab u fududeeya qashin gurida u sameeyey boqolal dumar ah oo ka shaqaysan jiray qashinka wa dadka degan meesha loo yaqano buula elee waxaa uu mayarku ka foogaday qabyalad iyadoo mayaradii ka horeey ay cado u ahyd inay keenan boqolaal familkooda ah oo ka shaqeeya xarunta yar ee dowlada hoose waxaa aan marnaba la ilawikarin sida qiima galka ah ee uu u dhisay xarunta dowlada hoose iyo qalabka yala oo noocwalba oo xafiis ubahanyahay oo dhaxal gal ah moyarka oo ad mararka qaarkood arkayso isaga oo lix saac oo habeen nimo ka shaeeynaya wadooyinka wa weynee magalda iasgo aan xiligaa wadan wax istaaf ah ayaa madaxda qaar kood is waydiiyan ninkani wa nin isku kalsoon dhedo oo dalka dacad ninmo ugu shaqeeynayey aya koox mafiya ah oo uu kamid yahay wasiirka arimaha gudaha xaabsade u heshiiyen isagoomayarka laga wayey wax jeebka lagu shubto moyarkuna xogaga uu shacabka kasoo ururiyo dib ugu celiyo magalada nadafadeeda nabad gelyada ayaa xabsiga loo taxabay wa arin aan weligeed aduunyada ka dhicin nin masuula oo xabsiga loo dhadhiciyo iasagoo bilaa debiya xitaa haduu leeyahay wa in ugu badnaan gurigiisa lagu xabisaa hadan falka markaa lagu qaban dhedo oo ka dhashay beelaha ugu awooda badan gobolka bari ayaa waxaa uu isagoo xabsiga ku jira ku dedalay inaan wax khalkhali ka dhicin magalada ama dalka dhedo oo ah nin aad nadaba u jecel ayaa maxkamada lasoo tagay iyadoo lagu wayey wax denbiya halkaas oo an weli maulka jiraa waxba ka qaban arintaa dulmiga ah ee loo geystay moyarkaa wadaniga ah dhedo run ahaantii hadad la sheekaysato wa nin aad ujecel somaliwayn inay isu timado nin qabiila ma ahan ee wa nin qabiil somaliduna waxay tirahdaa ninkad kabo u dhiibanayso kuwiisaa la eegaa dhedo waxaa tuseele ugu filan sada uu magalada bosaso wadooyinkeda nadafadeeda uga shaqeeyey somaliyeey anigoo ah nin dhalinyara ah oo somalia kuna nool magalada muqdisho boqshana ku garay bosaso arimahana u kuurgalay ayaa waxan arkay inuu dhedo yahay ninka somali wayn hogamin kara isagoo ah nin aad u kartibadan qadarin badan somaliyeey nin adin babi inaya hadooranina ee doorta dhalinyarada dalka wax u taraysa sida yuusuf maxamed wacays
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.