DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

WAANO IYO DIGNIIN

December 15 2002 at 1:44 AM
No score for this post
  (no login)

marka salaama calaykum qofwalboo waraaqdan aqrista waxaan rabaa inaan halakan uga soo jeeduyo talo gaaban walaalahayga soo maaliyeed meel walba ay joogaanba walaalayaal marka hore barnaamijkan waxaa loo furay in laysku dhaafsado wixii talo iyo tusaala ah runtii waxaa jira dad badan oo qalad u fahmay macnaha loo furaray barnaamijkan qaarbaa hadalo macna dara ah soo gudbiya qarbaa been ka shega waxa ay doonayaan in lagala taliyo hadaba waxaan leyahay dhamaan wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed inaan loo baahnayan iska hadalka macna darada ah oo si wanaagsan la isu dhaafsado fikradaha isla markaana wixii xaqiiqda ka fog laga fogaado somaaliya oo 12 sano dagaalo sokeeye kasocdeen oo dadkii ay noqseen wax dibadaha u qaxa iyo qaarkale wali lama sheegin taariiqdana ma soo marin in wiil soomaaliyeed uu darbi isku soo dhejiyo sidaa daraadeed walaalayaal waxan idiinka codsanayaa in loo soo laabto kitaabkii alle iyo sunadii nabiga CSS war ilahaey ka cabsada oo wax run ah ku jadla wali ma dhicin wiil soomaaliyeed ama gabar soomaaliyeed oo doodan furan kusoo dartay arin diini ah waxaan hadalkayga ku soo gabagabaynayaa qofkii fikrad wanaagsan wata soo dhowoow kankalena ha iska aamuso
wasalaamu calaykum
yaasmiin001@hotmail.com

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

Caaqilad ayad tahay!!!

No score for this post
December 15 2002, 2:51 AM 

Walashayda qaaliga aheey waad ku mahadsan tahay fikrada aad ka bixisay cadoownimada zanawi laakin somali ma yihiin dad aqoonsan cadoowgoda,somali waxay cadowgeeda mooda kan kale ee somaliga ah ee ay qabiil ahaanta ku kala duwan yihiin laakin arinta saa ma ahee cadowgena kowaad waa ethiopia taas oo kaliftay ilaa hadda somaliya inay dowladna yeelan waydo dagani waydo markay dowalada faashistaha ah ee ethoipa ay yeelatay dad danaheeda u adeega oo ay dhabarka ka so taabato kuwaas oo logu yeedho (qabqable dagaal) dhamantodna aan aamin sanahay inay yihiin calooshoda u shaqeestayaal ilaashanaya danahooda khaas ahaan kuwaasna ay si xukaaman shacabka somaliyeed waji kastaba ha ugu taliyaane marka walashayda qaaliga aheey xaalada waa qasan tahay waxana dhaliisha sarayaa dhalin yarada ummadii somaliyeed oo noqday kuwo aan wadanai aheen oo macno daro ku dhmaseetay waqtigoodi halakay ka dhiidhiyi lahayen xumaanta una jeesten balawad sida qaad khamri shinimo ladawado iyo koox hebel ayaa kubad ciyaaraysa isku so duub duub dhibaatada somaliya waa mid inoga bahaan xal iyo isku duubni!!!

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

walaalkay makaahiil.

No score for this post
December 21 2002, 10:22 AM 

salaama alikum waraxma.
shukran horta sida qotada dheer ee aad uga warantay somaalidu waxay ku sugantahay khaasatan shabaabka iyo aragti gaabnida faraha badan ee ka jirta wadanka taasoo cuskanaysa (hadaan kuugu daro) tarbuyada dhalinyaradeena lagu tarbiyeeyay sidaa awgeed hala yaabin makaahiil in la helo shabaab been been ku nool
sida aad ka dhawaajisay adiguba ( dood furan) kuwa ku qora oo kale .
waxaan fikrad kaa siinayaa barnaamijkan taasoo anuu aan ka qabo in laygu raacsanyahayna waa laga yaabaa.
waxaweeye; maadaama bur bur uu dhacay yaa ka dambeeyey? sababtuna maxay ahayd? wixii ka dambeeyay oo shisheeye ahaa (gaalo) weli kama ay caajizin dadaalkooda ay ku bixinayaan burburka somalida shakhsiyan & diiniyan & macnawiyan. maadaama ay ku guulaysteen maadiyan inay u bur buriyaan.
waxaan ka wataa shabaabka aad arkayso waxay isugu jiraan kuwo u shaqaynaya shisheeyaha ogaan la;aan.
taasoo lagu magacaabo ( maskaxkuduulid) yacni غزوة الفكرى
iyo kuwa inay u shaqeeyaan laga yaabo marka walaal hala
yaabin qolaada diinteena & dhaqankeena la diriraya.
balse nafta shariifada ah la dagaalamaya taasna adaa iiga markhaati ah ninkii wax garad ahna wuu garanayaa
alxasil anigu dad ama jamciyadu meeshan kuma cayimi karo kuwaasoo ka qaybqaadanaya burburkeena dhinac walba
laakiin waxaa mas'uuliyadu saaran tahay aabayaasha.
waxaana ikhtiraacayaa; in laga helo (dood furan)shabaab diini ah oo isku xiran meshay doonaan ha joogan caalamka kuwaasoo la dagaalamaya dadka tashwiihinaya sumcadeena.
waxaan kaa rajaynayaa INAAD IISOO JAWAABTO AMA NIN WALBA OO AKHRIYA UU II SOO JAWAABO IKHTIRAACAA WUXUU KA QABO FIKRIYAN (INSHA ALLAH.)
WAA WALAALKIIN:
ABDI AZIZ MAHMUD.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Caaqilad ayad tahay!!!

No score for this post
December 15 2002, 2:54 AM 

Walashayda qaaliga aheey waad ku mahadsan tahay fikrada aad ka bixisay cadoownimada zanawi laakin somali ma yihiin dad aqoonsan cadoowgoda,somali waxay cadowgeeda mooda kan kale ee somaliga ah ee ay qabiil ahaanta ku kala duwan yihiin laakin arinta saa ma ahee cadowgena kowaad waa ethiopia taas oo kaliftay ilaa hadda somaliya inay dowladna yeelan waydo dagani waydo markay dowalada faashistaha ah ee ethoipa ay yeelatay dad danaheeda u adeega oo ay dhabarka ka so taabato kuwaas oo logu yeedho (qabqable dagaal) dhamantodna aan aamin sanahay inay yihiin calooshoda u shaqeestayaal ilaashanaya danahooda khaas ahaan kuwaasna ay si xukaaman shacabka somaliyeed waji kastaba ha ugu taliyaane marka walashayda qaaliga aheey xaalada waa qasan tahay waxana dhaliisha sarayaa dhalin yarada ummadii somaliyeed oo noqday kuwo aan wadanai aheen oo macno daro ku dhmaseetay waqtigoodi halakay ka dhiidhiyi lahayen xumaanta una jeesten balawad sida qaad khamri shinimo ladawado iyo koox hebel ayaa kubad ciyaaraysa isku so duub duub dhibaatada somaliya waa mid inoga bahaan xal iyo isku duubni!!!

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(Login gaarane)

Ujawaabid gawar soomaaliyeed oo meeldheer wax ka ragta

No score for this post
December 15 2002, 3:26 AM 

walaal yaasmiin asaalaamu calaykum
salaan kadib walaal waan kufaraxsanahay run ahaantii maqaalkaagi waayo waa markii koowaad een lakulmo gawar soomaaliyeed oo dadka kubaraarujinaysa qabsashada kitaabka iyo sunada
walaa waa runtaa inaan hadda kahor aanan lakulmin aragayguna qaban boggan cid dadka diinta ugu yeerayso
laakiin kama dhigna inaan laga helayn cid mabda aago kale aaminsan
sikastab ha ahaatee mahadsanid gacalka
gaarane@hotmail.com

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

jawaabta dhinac kale ayaay u socotay

No score for this post
December 15 2002, 2:57 PM 

walayaal jawaabta dhinac kale ayaay i socotay farsamo ciladeed ayaay dhacaday inaan halakan ku so diro si wataa afkaarihiina
waa makaahil@hotmail.com

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(Login gaarane)

Re: jawaabta dhinac kale ayaay u socotay

No score for this post
December 16 2002, 3:08 AM 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
qawdhan
(no login)

Re: Re: jawaabta dhinac kale ayaay u socotay

No score for this post
December 16 2002, 6:49 AM 

salaaan ka bacdi walaaaal yasmiin aad baad ugu mahadsan tahay laakiin waxan yare diiday in somalia 12 sanno qudha ay dhibi ka jirtey aniguse 12 ´sano waxan u arkaaa intii siyaad dowladiisi baabaday laakiin ay jireen dad badan oo dhibaato ku jirey 20 sanno in ka badan oo aan somali ilowsen tahay iyaguna xaq u yeeshay inay iloobaaan dhibta maanta somali haysataa
taas oo keentay in somalidu aanay ogay dhibtii la soo mariyey iyaga
walaal waad fikrad fiican tahay laakiin dhibtii soomaali la soo wada mariyey ha la xuso yaan laga soo qaban 12 oo aan aniga dhiba i haysan hadaan u xanuusan lahaa kuwa 12 dhibtu haysatona ay iyagu iloobeen dhibtaaan ku jirey 8naadkii bandow caga juleyn ciqqaaab isir babiis iyo wax wayaabe kale oo somaaliweyn is ilowsiinayso laakiin dadkii la soo mariyey ay qalbiga kaga taalo

qawdhan @yahoo uk.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Kuguma Raacsani Fikradaada NAAG yahay

No score for this post
December 16 2002, 8:42 AM 

Sideedaba dooda soomalidu maaha mid cilmi ama waxkorodhsi leh, laakiin waa mid ah riwaayad iyo majaajilo.

sidaasi awgeedna way Fiican tahay in doqonkastaa caydiisa(doodiisa) sii wato si hagar la'aan ah.

To:Qawdhan . waxaan umalaynayaa inaad saluugsan tahay in hawiyaha wadanka hagaajin waayeen . oo qalad ayaad uraadinaysaa madaxweyneheena sharafta mudan Allaha ha unaxariistee siyaad bare.
Afkaaga hagaaji mr.Looser !!

Asxaabta Kale waxaan idin leeyahay maalin wanaagsan.
Tak !

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Re: Kuguma Raacsani Fikradaada NAAG yahay

No score for this post
December 16 2002, 1:53 PM 

to abdi
Hehe. Hawiye

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

SUBXAANAALLAAH

No score for this post
December 19 2002, 5:19 AM 

ASALAAMU CALEEYKUM WALAALAYAAL MARKA HORE. WALAALAYAAL QABIIL WAA MIDKA MUSTAQABALKA NAGA DHUMIYEY EE BAL ISKA ILOOBA OO KA CUUUDU BILEEYSTA.WACALEEYKUM SALAAM . ALLAAHU ACLAM

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

JAZZAKALLAAH KHEYR JAASMIIN

No score for this post
December 19 2002, 5:29 AM 

ASALAAMU CALEEYKUM WALAALYAAL MARKA HORE. JAZMIIN ILLAAH HA KAA ABAAL MARIYO KHEYR KA AAD NOO SOO JEEDISAY WAA WAX WANAAGSAN WAAYO KITAABKA ALLE IYO SUNDA WAA WADADDA SAXDA AH EE LOOGA BIXI KARO DHIBKA NA HEEYSTO DHAMMAAN MUSLIMIINT OO DHAN .EE ILLAAH HANAGA BIXIYO DHIBKA NA HEEYSTO HADAAN MUSLIM NAHAY.AAMIIN _YAA RAXMAAN.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
qowdhan
(no login)

Re: JAZZAKALLAAH KHEYR JAASMIIN

No score for this post
December 20 2002, 4:40 AM 

Abdikadir siyaad baree god buu ku jiraa hore ilaah ugu sheegay inuu gelayo halkaasbuu maanta xisaab la hor taagan yahay allah kaas ilaah baaa la waregay xilkiisa kama hadlayo
tariikhduna way qoran tahay waxuu qabtay iyo wuxuu dhimay
looser waa adiga aan wax kala ogey oo nin socday

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Muna
(no login)

waan kugu racsanah

No score for this post
December 20 2002, 8:28 AM 

yaasmiin

waa runtaa dadkena waxaa ka yara maqan in ay fahman qiimaha waqtiga iyo waliba waxaan intooda badan la barin adaabta iyo asloobta loo hadlo, sidaa daradeed ayaa qoraalo badan oo aad ka naxdo ugu arkaysaa somalida meelaha ay wax ku qorto.

alaha na soo hanuuniyo dhamaan

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

gabdhaha soomaliyeed ayaad tusaale u noqon karaa

No score for this post
December 21 2002, 3:03 AM 

asalamu alykum

waan kugu raacsanakhay fikirkaaga saliimka ah abayadiis

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

YAASMIIN WAAD MAHADSANTAHAY.

No score for this post
December 21 2002, 10:33 AM 

SALAAMA ALIKUM WARAHMA.
WAAN KU SALAAMAY YAASMIINEY.
WAXAANA KU LEEYAHAY SHUKRAN.
وقد قال الرسول صلى الله عليه وسلم
فى هذا الجانب الفكرى الذى تفكرين فيه
لا تزال فى أمتى طا ئفة منصورة على الحق
MARKA ALLE WAXAAN KA RAJAYNAYAA INAY SHACABKA SOMALIYEED RUSHDIGOODA KU SOO NOQDAAN DADKA LOO BAAHANYAHAY WAA NOOCAAGA WAANA INAYNU KA HORTAGNAA WIXII DIINTEENA & SUMCADEENA XUMAYNAYA SI EDEBAYSANNA U RADINAA OO XIKMAD KU DHEEHANTAHAY.
WASALAAMA ALIKUM WARAHMA.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - WAANO IYO DIGNIIN
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.