Aniga oo ilaah iga dhigay kuwa waddanka iyo bulshada soomaaliyeed jinsi iyo waddan ahaanba ujecel ayaa waxay igu keentay in waxwalba oo layaab iyo dhaqan badaliba kujiro oy aysamaynayso bulshada soomaaliyeed iaan u aaneeyo dawlada laanta kajirta waddanka
qoraalka waxaan qorayaa marka aan akhriyay maqaal kuyaal soomaalitalk oo laga gahalay nolasha gabdhaha soomaalida ee manasoota taasoo run ahaantii walwalwayn kureebtay naftayda. sikastaba ha ahaatee su aasha maskaxdayda kuwareegaysa waxaa weeye mala isdaba qabatayn karaa inta hadhay ? yaase taa umaciin ah? |