DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

HADALWALBAA HOOBAD BUU LEEYAHAY MAJEERTEENNACAYBKUNA WAA UUN HINAAS

December 16 2002 at 8:57 AM
No score for this post
  (no login)

 
HADALWALBAA HOOBAD BUU LEEYAHAY MAJEERTEENNACAYBKUNA WAA UUN HINAAS


Waxaan ku faraxsanahay hor iyo horaan in aan ka dhashay somali waayo soomali waa dad lagu faani karo maadaama Majeerteen somali yahay.
Somali aan majeerteen ku jirina waxay u dhigantaa wadan aan lahayn taariikh uu ku faano
Bal dib u jileeca somalia 1937 ayaa lagu soo daray labadii boqortooyo ee majeertenia waa midii uu hogaaminayey suldaan cali yuusuf iyo mida uu hogaaminayey boqor cismaan midna boqortooyooyinkaa waxa la oran jiray saldanada hobyo midna waxa la oran jiray majertenia
Qoraayaasha waawayn ee wax ka qora taariikhaha wadamada la gumaysto waxa ay sheegaan in uu ku qaldmay talyaaniga dadka majeerteenka marka uu ku soo daray somalida waayo somalida oo waagaa ahayd dad hurda aanan ogayna waxa xuquuq banii aadinimo ay leeyihiin iyo xoriyad toona
Majeerteenka oo ahaa dad goba oo inay wax xukumaan mooyee aan weli xukun kale soo hoos galin ayaa durba u dulqaadan waayey in calankoodii dhacay
inkastoo uu talyaaniga ula dhaqmi jiray weli qadarin maadaama ay yihiin dad xadaariya meesha uu dadka koonfurta oo uu horay u haystay ula dhaqmi jiray mucaamalo ka liidata tan duunyada lagula dhaqmo oo uu wabiyada kaga gudbi jiray
majeerteenka oo ay dhibtay walaalahood reer koonfureed dhaqanka lagula dhaqmayo iyo calan la aanta haysata ayaa waxa ay bilaabeen dhaqdhaqaaqa SYL oo uu aasaasay alla ha u naxariistee YASIN CUSMAN SHARMA,ARKE maadaama ay fahmeen arinkaa talyaanigii ayeey sida lagu yaqiin soomaalidii kale ku abuureen xasad iyo nacayb ku wajahan Majerten marka qofkii arkaa nacaybka ku wajahan Majerten yuusan la yaabin oo waa mid ilaa iyo isticmaarkii cadaanka ee reeryurub oo ay la dagaalameen majeerteenka abuuray sidoo kale keligii taliyahii Afwaynana waatan ay u dulqaadan waayeen majeerteenka oo aan gardaro inay qaataan lagu aqoon waatan amjeerteen somali hurudaa ku kiciyey Afwayne oo xukunkii ay ka tuureen Afwayni soomaalidii huruday ee ay kiciyeen majeerteenka marka isna waa dabiici inuu ku kiciyey somalidii marka majeerteen nacaybka waa wax soo jireena oo xukuumadaha weligood abuuri jireen marka la yaab ma leh
Aniguna waxan kaga baxayaa hadii aysan majeerteen somali ka dhalan waan ka faani lahaa somalinimada waayo meeshaa sharaf iyo taariikh kuma harteen somalinimadana waxa ka dhigay shey aan ku faani karo majeerteen marka ilaahay mahadi ha ka gaadho


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

ninyahow waxa aad ka hadashay waxbaa ka jira laakiin aan kuu saxo

No score for this post
December 16 2002, 1:37 PM 

horta aniga hadaan isu kaa sheego waxa aan ahay soomaali dhaba oo aan biyo isku rogin
xaqaa,iqdana waxa ay sheegayaan soomaalida in ay waxyaabo badan wadaagaan
taa waxa ka mida nacaybka ay u qabaan dadkaa aad ka dhalatee aad sheegtay in la nicibyahay
waa jirtaa in la nicibyahay laakiin su,aashu waxa weeyey yaa ugu nacayb yar dadkaa ama la dhihi karaa ayaa ugu naxariis badan
aniga anoo la kaashanaaya taariikhda waxa aan oran karaa dadkaa dadka ugu naxariista badan waa dadka la yidhaahdo mareexaanka iyo habargidirta ayaa ugu naxariis badan markii majeerteen laga hadlayo
dadliil waxa u ah soomaalida oo dhan todobaatameeyadii aad ayuu u abuuray kacaanka nacaybkooda dadka dadkaa shacab ahaan u naxariisan jirayna waxa ay ahaayeen habargidirta mudug la degta sidoo kale iyo mareexaanka dadka dadkaa ku digan jiray ama aad u nicbanaana waxa ay ahaayeen dhulbahantaha oo hada u sheegta inay harti wadaagaan iyo ogaadeenka oo u sheegta inay kablalax wadaagaan oo aad kacaanka ugu jaajuusi jiray iyo isaaqa oo aad iyagana ugu abuurantahay nacaybka majeerteen oo markaa noo ahaa jaajuusiin kacaankana u jaasuusi jiray
marka dadka yaan la isku darin dadkana nacayb waa jiraa laakiin kama wada sina arinkaana waxaa u daliila waagii uu qabsaday axmed cumar jees waa tii uu gumaaday odayaal u badan mutacalamiin laakiin booskaasoo kale meesha aan markaan qabsanay kismaayo aynu inaga badbaadinay maatidii majeerteenka dagaal wayna naga dhex dhacay inaga iyo ogaadeenka waayo ogaadeenka waxa ay aad u rabeen inay gumaadaan maatida majeerteenka laakiin meeshaa waxa uga jawaabay kornayl hiiraale oo u sheegay inay aadu u yihiin ogaadeenka dad la yaaba oo aan wax ku lahayn iska dhicinta ragga ee jecel inay maatida gumaadaan meeshaana dagaal wayn ka dhacay oo aysan ku dhicin ogaadeenka inay gumaadaan maatida majeerteen ilaa iyo maantana inagaa ka horayna maahee umulahay dooxi lahaayeen

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - HADALWALBAA HOOBAD BUU LEEYAHAY MAJEERTEENNACAYBKUNA WAA UUN HINAAS
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.