December 17 2002 at 3:18 PM No score for this post
(no login)
waxaan idin weydiiyey ma ogtihiin horta in aad nabada soomaaliya idinku hor taagan tihiin ilaahay ka dib???????
tusaale xasidnimada aad kula dhaqmayseen miskiimiintaa dhulbahante ee walaalahood kula nool nabada oo aad qaska u geliseen....ma waxaad u malayseen in aad isaaq wax kaga qaadaysaan??
meesha baaba aysaa waa dhul daarood.....dadka dhimanayaana waa daarood ee myaad iloowdeen??
isaaqu dhulbahante uma baahna laakin waxay rabaan in ay isku dhamaadan dhexdooda oo aan iyagu maxba kaga dhiman gurina kaga dumin....waakumaa dhulkoodii nabad ka dhigtay oo dhistay....qabiil walba oo kalena ka ilaaliyey..bal eeg burco, bal eeg ceergaabo, bal eeg berbera, bal eeg boorama, bal eeg hargeysa........
WAAN KA XUMAHAY IN LAASCAANODNA DUMARKU GEED HOOSTII KU DHALAAN...DADKUNA AY MAALIN WALBANA QAXAAN......WAR MAXAA IDIIN DIIDEY SIDA MAGAALOOYINKAA OO KALE??
SU,AASHA KALE..MAXAAD UGA NAXDEEN MAALINTII DHOWEYD EE AY HAWIYUHU HISHIIYEN....???
OO AY XAMAR UGA QAXEEN NIMANKII DAROOD EE KU JIREY CARTA??
MIYAAN TAAS MECNEHEEDU AHAYN WAXAAD KA SOO HOR JEEDAAN NABADA..OO WAXAAD RABTAAN IN AAD KHIYAAMO KU NOOLAATAN?...WAXAAD TIHIIN XASIDIIN EE MASAAKINTA SOOMAALIDA DHIBKA KA DAAYA..MARNA HOOOSTA HA KA GO,NINA MARNA SURWAALKA HA U GAABSANINA OO HAYSAGA DHIGINA WADAADO........MARNA HA ODHANINA WAA AL-QAACIDA SOOMAALIDU SIDA CABDULLAHI YUSUF.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
war waxaad ka hadlaysaan laascaanood sow ma ogid inaan u soo socdo hargaysa marka shirka eldored aan ka soo noqdo naagaha dhulbahnte intuu issaq xukumi laha waxaa uga qayr badan inay geedaha hoostooda ku dhalaan
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
hi dear gabdhahaisaq wan jecelnahay inay guryaha no joogaan waxana ku soo dhawyna gacmo furan markaadiga jawaabh aan sariirta ahayn kuuma hayosorry lakin wiilashaiidoor karbaashaka la dhacaynaa ilaa aaqiro!!!!!!
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Alla Ilaahay daayinsanaa, Waar muxuu dad abuuray.
Waar Abdullahi, WIIL DHABAYACO, kula yaabi maayo oo doqonniinadu waa waxaad la gadhoocisey.
Marka ugu horraysa dulliyohow DUMARKA waxba ha ka sheegin, kuwa Daarood iyo kuwa Isaaqna waa isku mid, oo waa haween, haweenna cay male, oo waxaad ka mataashaa tii ku dhashay iyo walaashaa neefyohow. Midda kale wiilasha iiddoor ee aad leedahay waan karbaashayaa - waadiga leh taariikhdu waxbay qortaaye, adigu taariikhda miyaad ka indho-la'dahay, iyagoo isaaq ku karbaasha mooyaane xaggaad ku karbaashi jirtey? Miyaanay shalay ahayn; iska daa shicibe - adigoo macal dawlad ah oo hub nooc walba ka haysta markay macal Siyaad Barrahaagii iyo faqashtaadiiba hilfaha u qaadeen, ee hanbadaadiina Hawiye is-kaba raaciyey, ragga oo ay is laayaan mooyaane Isaaq maatida waabuu kuu bixinayey, ee miyaan macal maatidaadii iyo rag-ku-sheeggaagii intii soo hadhay Muqdisho soodhku dalandalin.
Segegeryohow dhulka Isaaq degaa waa dhulkii uu shalay Daarood degganaan jirey ee ay kaa qaadeen. Waallidaa iyo dhoohnaanta waa la idinku yaqaannaa oo waa waxaad ummaddii Soomaaliyeed oo dhan aad ku rogteen, Nimco yar markaad heshaan baad waalataan oo wixii shalay dhacay aad illowdaan, markaasaad intood walashtantaan oo bidixda dheer saydhaan baad tidhaahdaan WAR BA'AY, WAR WALLEE OO BILLEE OO TOLLEE DAD WAA INNAGA, Markaasaad illeyn waad maqri la'dihiinoo xasuus ma lihidine halkii aad shalay ku hoobateen ee hanaddadiinnii maydkooda la wadhay baad maantana ku hoobataan, markaasaad adkaysina ma lihidine intood badhaq-nugeyl la timaaddaan tidhaahdaan WAR ABTIYAALOW NABAD.
Alla ku gawracye HADAADUNYOHOW! Hadday taariikhi wax qorto waa tii qortay ee reebtay magacyada aan duugoobin ee ilaa maanta dhulka ku yaalla ee ay ka mid yihiin DAAROOD-KU-XAAR, KABAR UGAADEEN, BALLI-DHIIG, UUS DHABAYOCO, ILMO HABARFWAA, WAY MARREEXAAN iyo qaar kale oo aan la soo koobi karayn, waxaasoo dhammaan ka mid ah magacyo loo yaqaanno dhul ka mid ah dhulka maanta Isaaq dego, looguna bixiyey duufkii iyo heemadii lagaaga daadiyey, iyo meydkii markuu fuuray qoodhaha (KABAR UGAADEEN) iyo lugta taagayey. Dhulkana malaa ma kala garanayside raadi magacyada ku baxay xaarkii, uuskii, ilmadii iyo dhiiggii lagaa daadiyey ee hanaddada Isaaq kaa shubeen.
Eyohow xumi; may ahayn adigoo kale inaan kula qooshto, oo kula caytamo, Balse waxaa igu kallifey inanta aanaad geyinba ee aad la ficiltamayso ee aad caayeyso, waxbase maaha oo walaashaa iyo hooyadaa oo kale uunbaad cayday, GUNNIMADANA waa la idinku yaqaannaa inaad dumrka iyo ragga is-ku-si ula dhaqantaan, oo aan gobannimo iyo xishood far la idiin darin.
Ugu-dambayntii hanfadeyohow waalani waxaan kuu sheegayaa oo hubaal ah, gooray nofotaba inay Somaliland ilaa Garoowe intay ugu sokayso dhowaan gacanta ku dhigi doonto, Cabdillahi Yussufkaad sheegeysona waxaan hubaa inuu dhowaan farta dhexda ka qaniini doono, hadduu si dhakhso ah u toobad-keeni waayo oo dantiisa iyo dhulkiisa ugu ekaan waayo. Hadda wixii ka horreeyeyna waxaa la xeerinaayey derisnimada iyo nabadda.
Walaal Waan Ku salamay Marka Hore
Fadlan Adigoo raali ah waxaan kaa codsanyaa in aad Noo raaciso Magacaaga Sadexaad raalina iga Ahow Hadii aad dhibsatay Maxaa yeelay waxaan rabaa in aan ogaado Arin yar
waad Mahad san tahay By Qalinle
Hargeysa
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
hortaisaaq ahaanhadii aad uhadashay waan kuu jawabayahadii aad si kale u hadlaysidna kuuma jawaabi lahayn teeda kale waxaan xasuusinaya wax yar isaaq waa damiir lawayaal marka hore ma aflagadeenayo beel dhan laakin waa wax jira waxantusaale kuu siinaya ma nimankii ay xabashidu la dhacday dayaradaha hadana ka ii biyyay niman soo maliyeed oo yiri waa al itaaxad taaariikhda wax walba way qoraysaa sxb waxad la soo shirtagtaan bari ayaan arkaynaa marnaba maanka ha galinina in an ka hoos baxadaan siyaasada salka balaaran ee soomaliya oo ay hogaminayaan wiilasha jiilka cusud ee daarood waxaan u malaynaya anaga ayaa wax idinka dhignay markii hore hadana idinka dhignay waxba yahay markasidaa ula soco oday yay ka hoos bixin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Shacabka Daarood denbi ma leh ee ... hogaamiyaasha weeye cilladu
No score for this post
December 23 2002, 10:07 AM
Salaan
Walaal anigoo si soomaalinimo u hadlaya waxay ila tahay in qabiilka Daaroodku inta ay hugaan ama maamul soomaaliyeed soo qabteen xilligii uu doonaba ha ahaadee ay ku guul daraysteen oo ay dhiig kaga faraxasheen maamul walba oo ay soo qabteen.
Xalka waxay u yaqaaniin MUQUUNI oo GUMAAD hadduu ku taageeri waayo.
Iguma jirto nacayb aan Daaroodka necebahay oo shacabku malaha eeda inkastoo si indho la'aana sacabka mar walba ugu tumayeen. Waxaan ka hadlayaa waa raggii jagooyinka sarsare Somali u soo qabtay iyo qaabkoodii maamul ee ila eeg adba.
Eeg Sayid Mohamed markii uu waayey taageerada qabiilada qaarkood sidii uu u gumaaday. Waana wax taariikhdu qortay. Markii ay qabiilada qaarkood u bogi waayeen hogaankiisii wuxuu talo moodey inuu MUQUUNIYO OO GUMAADO si ay u soo raacaan.
Eeg Siyaad Barre iyo raggii la shaqaynayey. waxay ka sinaayeen MUQUUNIN IYO GUMAAD.
Eeg hadda oo Col. C/llahi Yuusuf doonayo xukun wuxuu ku baaqay in uu XOOG KU MUQUUNINAYO SOMALIYA haddii uu xukunka qabto.
Intaasiba waa xaqiiqa oo ma aha wax cidi dafiri karayso.
Markaa guul darrada ugu weyn ee Somalia ku habsatey hore iyo haatanba waxaa ka mas'uul ah Mas'uuliyiintii Daaroodka ahayd ee soo maray xukunka Somalia.
Markaa walaal shacabka Daaroodku ma wax ay ku faani karaan baa?????? Waxay ila tahay wax laga murugoodo.
Mabase tahay wax lagu faano "Waxbaan dili jirey, waxbaan gumaadi jirey iyo anigaa wax u talin jirey iyadoo aad aragtid natiijadii taliskaaga"
Waxaan leeyahay shacabka soomaaliyeed waxaa dan u ah Maamul u naxaya, horumarna la jecel, kana damqanaya dhibkooda sidii Madaxweyne Riyaale uu badbaadiyey nafta iyo maalka shacabka reer Laas-caanood halka ay kuwa kale madaafiicda la dhacayeen maatada nabada ku waabariisatey. Eeg wixii ka soo yeedhay Xaabsade oo ku faanaya dilkii uu geystey iyo dadkii uu Laas-caanood ku laayey.
Waa in aynu kala garanaa ka danteena wada iyo ka taariikhda madow daba haya
Ahmed
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Dhamaantiin waad salaaman tihiin.
wallaalayaal waxaan u malaynayaa in lagu balamay in laysu dhuunto balse ninkii dood qaba waa la qancinayaaye hays cadeeyo hadii kale qabiil somaliyeed nimaanan aqoon ama istaahilin wax u oran mayno.
teeda kale waxaan u malaynayaa dhamaantiin waxaad tihiin kuwo aan weli qaan gaadhin waayo nin qaangaadh ihi cay kuma deg dego qabiil dhana ma caayo.
waayo isaaq waa qabiil sheekh iyo shireefba leh oo cay ma wada istaahilo daaroodna waa kii xukumi jirey hadii si wanaagsan loo wada hadlayo oo wax la kala qaadanayo qof walba jawaab qancisa waa loo hayaa .
Waxay iila muuqataa in dadku inta badan aanay xaqiiqada ka hadlin oo ay ficil xun oo qof geystey reer dhan dusha laga saaro.
Waxaan anigu ahay Isaaq, waxaan ahay reer Somaliland waxaan ka soo horjeedaa cid kasta oo si caam ah u dhaleecaynaysa reer Soomaliyeed ciddii uu doono ha ahaadee. Afxumo iyada haba sheegin, nin wax kala garanayaana ma aha afkiisa.
Daarood waan jecelahay sida aan u jecelahay Isaaq iyo dhammaan Bulsho weynata Soomaaliyeed waxaana ka soo horjeedaa cid kasta oo fal gurracan wada kii uu doonaba ha ahaadee. Haddii uu Isaaq yahay oo uu nabada iyo wada noolaanshaha iyo xorriyada ka soo horjeedo wallaahay waxaan u arkaa in uu caddoow qofkasta u yahay, haddii uu Daarood yahayna waa la mid.
DULUC
(waa in aynu garano aasaaska nolosha)
Haddii aynu doonayno in aynu horumar gaadhno waa in aynu eegno qofka iyo ficilkiisa ee aynaan wax ugu qaban qolada uu ka soo jeedo, waana in aynu is ixtiraanaa, teeda kale walaaladayda ka soo horjeeda Somaliland waxaan leeyahay qiimeeya nabad jacaylka reer Somaliland iyo horumarka ay la jecel yihiin in cid kastaa ku hesho Somaliland dhexdeeda ama meeshii kale ee uu ku nool yihin.
Himiladeenu ha ahaato nabad iyo horumar
Somalilander
ooops, Waxaan ilaawey inaan ku idhaahdo ninkasta oo qabiil guud ahaan iyo gaar ahaanba u afxumeeyey in aanu waxba kaga dhimayn qabiilka uu aflagaadeeyey oo uu isagu tilmaamay inta maskaxdiisu le'egtahay, markaa u fiirso walaal in aanad magacxumo iyo liidno aanad dush u ridan.
Somalilander
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
NIN WALIBABA WAXA UU GALO IYO WAXAA UU GUDA WAA LA YAQAANA
No score for this post
December 24 2002, 3:08 PM
WALAAL DAROOD WAA QABIILKA KELIYA EE LA ORONKARO MANTA WA U NABAD JECEL YAHAY SOMALIYA MAXAA YEELAY WA DAD QANI AH DHUL HAYSTA LAKIIN QABA I, AAN ASAL AHAAN U DHALANSOMALIYA AYAA RABA INAY KU CIAYARAN NIMCADA IYO WANAGA UU DAROOD LA DOONAYO DALKA IYO DADKABA WAXAA NASIIBDARO AH IN LAYSKU MASHQUULIYO WAX YAALO BILAA MICNA AH WAR DHULBAHANTE MAXAY YIHIIN SOO DAROOD MA AHAN WAR MA DAROOD AYAA INTA AY DAROOD KA TAGAAN ISAQ SOMALIDA WAQOOYI EE ISAQA LAYIRAHDO RACAYA WAXAAN ANIGU LRRYAHAY NINIKII KANIXI LAHA IYO KII KU FARXI LAHAYOW WAXAA HORE LOO YIRI HADII LABA LIBAX HILIB DHEX MARO WA KU MURANTAYE MAXC MACANKIYO KURISKA WA ISKA MAGANE BALSE WAXAY HESHIIYAN MARKII DHIDAR U MUQDAYE CABDULHI IYO DHULBAHANTE WAXAY YIHIIN WA ISKA MOGTAHAYE WALAAL HADAY XALADU QADHADHATO WAXAAD KU TALA GASHAAN HARGAYSA INAYA CABDULHI KU QADANAYN SACADO QABSASHADEEDA WAR DHULKA CAGAHA DHIGA OO SHAQSIUGAA TIHIIN UNOOLADA
BY MAKULA TALIYAA
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Xaar weyna yaal Isaaq oo marba qof kale iska dhibaya.
No score for this post
December 24 2002, 11:05 PM
Waxaan u sheega yaa Idoor ka kan, marba cid kale iska dhigaya ama qabiil kale, kalsooni la'aan awgeel.
Daarood taladoodu iyagey u taalaaye, tiina ka kaliya. C/laahi yuusuf na Hargeysa uma soo socdee habiqinina, anagaa idinka baryeynee. markaas tiina ka hadla.
bye
SOOMAALI, SOOMAALI BAAN AHEY.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.