DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Hangaraarac lug uma dhutiyo

December 18 2002 at 6:20 AM
No score for this post
  (Login hiiliye)

asalamu alykum

waxan in badan aqriyay barnamijkaan doodaha furan waxan arkay dada badan oo daarood wax ka sheegaya ha u badnadeen beesha isaaq war ma waxaad moogtihiinisaaqoow in adinkoo aan waxba ahayyn aan wax idinka dhignayqaas ahaan 21sano ee xukunkii siyaad bare alaha u naxariistee marka dib loofiiriyo dowladaas jagooyinkii ugu badnaa waxaa ka hayay beesha isaaq ha ahadeen golaha wasiirada ama ciidamadii looyaqaanay NNS ee jaajuusiinta ahaa war iyo dhamantiis nin la arkoow waxad tahayisa soosaar somalia waxaygashay 12sano oo is dabarah qof walbana beri waxuu la soo shir tagi laha aya laga rabaa!!?

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Hangaraarac lug uma dhutiyo
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.