DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

WAAN BAAHANAHAY BAQTI LOOMA CUNO

December 19 2002 at 5:48 AM
No score for this post
  (no login)




WAXAAN U SHEEGAYAA DHALINYARA SOOMALIYEED INAAY KA DIGTOONAADAAN ARIMAAHAN SOO SOCDA
1.WAXAAN IIGU DHACDAY MAALIN MAALMAHA KA MID ARIN AAN
RUN AHAATII LA YAABEY OO WAXAA GACAN QABTAY GABAR SOMAALI INAAY TAHAY ISKU KAAY SHEEGTA OO AAN KU ARKAY
DALKA SOUTH AFRIKA,GABADHII WAXAAY II SHEEGTAY INAAY
AAD U DHIBAATAYSAN TAHAY,OO WAAN GACAN QABRAY KA DIB
AYEY I SHIR QOOSHAY OO GABADHII WAXAAY IIGU NOQOTAY
SOMALIDA TANZANIA WAXAANA IIGU DHACAY IN LA II GA QAADAY LACAG YAR OO AAN WATAY,MARKA WAXAAN U SHEEGAYAA
RAGA IYO DUMARKA SOMAALIYEED HA ISKA ILAALIYAA TAASI OO OGAADA INAAY XUMAADEEN DADKA LA DEGA AFRIKANKA

WABILAAHI TOWFIIQ

BY.ASKARI------------------------/

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - WAAN BAAHANAHAY BAQTI LOOMA CUNO
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.