DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

yaa ugu qaab daran hogaamiyayaasha kooxaha ????????????/

December 19 2002 at 9:41 PM
No score for this post
  (no login)

waad salaamantihiin
dhamaantiin

marka laga hadlayo dhibaatada ku habsatay soomaaaliya
gaar ahaan qabqablayaasha kooxaha soomaalida ee eldoret ku shiraya
yaa ugu qaab daran oo ugu macangagsan ???????????

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

aaaaaaaaaaaahahhhaah

No score for this post
December 19 2002, 9:49 PM 

waa su aal layaab leh
aniga saaxiib waxa ay ila tahay
waxaa ugu qaab daran oougu doqosan QANYARE waxaa soo raaco cismaan caato ,waxaana ugu xaasidsan muuse suudi
inta kale ee soo hartay wax waa lala wadaagi karaa

thank`s

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
gabadh somaliyeed
(no login)

Re: aaaaaaaaaaaahahhhaah

No score for this post
December 19 2002, 9:51 PM 

cabdulahi yussuf me, ina caydiid, morgan miyaad ilawdaay.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

aqri

No score for this post
December 20 2002, 1:45 AM 

salaama calaykum walaal ani waxay ila tahay wax is dhaama meesha ma joogaan oo dhamaan waa isku mid waxaanse leeyahay waxaa ugu qaabdaran kan diidan in soomaaliya lagu xukumo nidaam islaami ah
wabilaahi tawfiiq wasaalama calaykum

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

waa isku mid

No score for this post
December 20 2002, 10:00 AM 

waxaan qabaa dhmaantood mid mid dhaama ma jiro
waana isku mid waana cadawga koobaad ee soomaaliya
waxay hada ku darsadeen inay soomaaliya oo saa u burbursan argagixiso joogto
oo la banbeeyo ayay rabaan
marka ninkii wax kala garanayo hala dagaalamo qabqablayaasha qabiil ma lehee

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

Re: waa isku mid

No score for this post
December 20 2002, 2:36 PM 

Anigu waxaan leeyahay waxaa ugu macquulsan inta meesha joogta waa ninka la yiraahdo muuse suudi yalaxow.Sababta aan taas u leeyahay waxay tahay waa nin runta aan ka leexan ee sheega waxa uu aaminsanyahay.Tan kalena waxay tahay isku cidaan nahay oo waxaan kala tirsannaa waxaan saas usii kala fogayn.

Waa la yaabi doontiin laakiin bal adinkuba is waydiiyee kuwaad taageersantihiin soo labadaas sababood midood maahan waxaad ula jirtihiin.Run hadde in la sheego lama rabee day.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Zeylici
(no login)

isma dhaanto iyo dhasheedii

No score for this post
December 20 2002, 3:47 PM 

wax isdhaama malaha.
waxaa u daran raga magaacdoodu ka bilaabanto,
-c
-x
-m
-c
-m
-sh
-q
-g
iyo wixii la mid ah.
mahad iyo nabadgelyo.
zeylici.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
zio
(no login)

anamoos marna raxaween marna abgaal marna nuux saleban

No score for this post
December 20 2002, 10:28 PM 

weday aney waaba koyabiiba [mude eyyyyyyyy ka ete]

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

SOOMAALIYEEY I DHAGEYSTA!!

No score for this post
December 21 2002, 11:37 AM 

ANIGA RA'UIGAYGA WAXAA WEEYE DOQONKA UGU DOQONSAN WAA

XAWAYAANKA ABGAALKA MUUSE-SUUDI YALAXOW

WAA DOQON AAN AQOON LAHAYN ISAGOO AWALBA KA SOO JEEDAY BEEL CAWAAN AH OO LA YIRAAHDO ABGAAL DAMEERAALE

WAAN KA BAXAY!!!!!!!!

AHAHAHAHAHAHAHAHA

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

waad qaldantahay

No score for this post
December 21 2002, 3:32 AM 

waad qaldantahaye yaan lagu jucin saaxiibow

umadana isaga leexo soomaaliyeey waad gar darantihiin

soomaaliyeey gabada.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Nugaal
(no login)

Waxaa ugu qaabdaran

No score for this post
December 21 2002, 10:01 AM 

Waxaa ugu qaabdaran 1 Abdiqasim Salaad Boy 2 Xasan Absshir Waraabe 3 Qanyare 4 Cusmaan Caato 4 Jamac Ali jamac

Wabilaahi Towfiiq

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Bisle
(no login)

Re: yaa ugu qaab daran hogaamiyayaasha kooxaha ????????????/

No score for this post
January 20 2003, 7:50 PM 

Waxaa igula qaab darraa;
ninkii markii la yiri kooxo ayaa wax lagu qaysanyaa yeelay,
oo hadana diiday, oo la -yiri maxaa rabtaa
oo yiri qabiil, oo loo yeelay,
oo hadan diiday, oo la yiri maxaad rabtaa,
oo garanwaayey wuxuu sheego,
oo weliba 3 bilood shirku u xayirnaa,
oo la sii weydiiyey oo la yiri maxad meesha u timid,
oo yiri ma aqaan, oo la siiyey weliba bil kale,
oo lasugayo weli in uu wax sheegto.............

Aniga ninkaas ayaa iigu qaabdaran haddii aad garanaysaan iyo haddii kaleba.

Wa billaahi towfiiq, Bisle

TALO MA KEENE, MA RAACE.

No score for this post
January 20 2003, 7:52 PM 

January 20 2003, 7:53 PM 

sooyaan
(no login)

Re: TALO MA KEENE, MA RAACE.

No score for this post
January 20 2003, 8:01 PM 

u malayn maayo wax ka axmaqsan ka doqonsan ka damiir daran ka ahbalsan ka dhiigya cabsan ka amxaarsan inuu jiro c/laahi yuusuf.qabqablaaysah kale isagaa hogaan u ah hadii aanu jirin soomaliyaba way dagi lahayd

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Khalif
(no login)

Re: Re: TALO MA KEENE, MA RAACE.

No score for this post
January 20 2003, 9:48 PM 

A/C/W
Dameer iyo labadooda dhagood iska dheh.
wabilaahi towfiiq.
Khalif

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Bisle
(no login)

SOOYAAN, BAROONTA FUUL.

No score for this post
January 21 2003, 6:15 AM 

Ka wadanisan, ka daacadsan, ka codkarsan, ka kari-badan, ka fir-fircoon, kana xushmad badan C/llaahi kuwa aad u doodayso.

Waase kuma ii sheeg nin aad u oodayso? ninkasta wuxuu galo iyo wuxuu gudo Soomaalidu way taqaanaa haddii aan been la qorayn. C/llaahi mowqif cad buu leeyahay, wuuna sheega, waana caddeeyaa hadalkiisa, waadna ogtahay.
Dabcan kaa u doodaysaa waa adoo kale. Daawo fiican baad u baahan-tahay, Allaha ku caafiyo SOOYAAN.

Haddiise aad si aad ah ugu kulu-shahay COL-ka baroonta fuul, oo baasuukaha qaado, oo munaafiqiinta dhanaca ka raac.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
sooyaan
(no login)

Re: SOOYAAN, BAROONTA FUUL.

No score for this post
January 22 2003, 4:17 AM 

war hadhee wadanimada aad c/laahi yuusuf ku sheegtay in culumada la laayaa .caaqildana la gawracaa ,wadankan dab lagu qabto sunta bada lagu shuba ahelkana dab la qabadsiiyo mooryaantana baroono la saaraa.
codkarnimada aad ku sheegtayna ma (anaa ah madaxweynaha xaqa ah ee puntland baa ) ileen intaasuu odaygu meel kasta ka sheegayaaye.
waxaan filayaa inaadan adigu c/laahi yuusuf taariikh aan tiisa ahayn aadan u samayn karin,inaar waxba ha buririn odayga taariikhdiisu waa madowdahaye ,
daacadnimadaad ku sheegtayna ma in sanaawi kabaha loo baalasheeyaa .
waxba ha u raadin karaamo aanu isugu shaqaysane kaasi sharaf & karaama toona malahe.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Re: yaa ugu qaab daran hogaamiyayaasha kooxaha ????????????/

No score for this post
January 22 2003, 6:44 AM 

WAXAAN QABAA IN EEY YIHIIN KUWO AAN LAKALADOORAN,
SABABTOO AH NIN WALBA WAXA UU DAADIYAY DHIIG MUSLIN,
KAAS OO AH DEMBIGA U GUWEY EE LAGALO.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Re: yaa ugu qaab daran hogaamiyayaasha kooxaha ????????????/

No score for this post
January 22 2003, 6:45 AM 

WAXAAN QABAA IN EEY YIHIIN KUWO AAN LAKALADOORAN,
SABABTOO AH NIN WALBA WAXA UU DAADIYAY DHIIG MUSLIN,
KAAS OO AH DEMBIGA U GUWEY EE LAGALO.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
jama
(no login)

kalawada daran sxb

No score for this post
January 23 2003, 9:30 AM 

waxay yihiin nimankaasi sidan:-
qabka qarniga c/laahi yuusuf
xaasiddoqon muuse suudi
caaniyo biyo makalsooce xuseen caydiid
ciil engeg ina cumarjees
hunguri qaawan cusmaan caato
marka layskusoowada celceliyo waxaa kawada dhaxeeya..
iimaan la'aan
waxaase ani iila doqonsan muusa suudi

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Garoowe
(no login)

Re: kalawada daran sxb

No score for this post
January 23 2003, 5:32 PM 

Waxaa iila qaabdaran Abdiqasin IYo Shaqaalihiisa Hassan Abshir.

Cid kaqaabdaran Abdiqasim iyo Xassan Abshir inay Jiraan u malaynaayo. Haday jiraana waa wax aan la,aqoon.

Garoowe.
Nugaal

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Nugaal
(no login)

Abdiqasim iyo Xassan

No score for this post
January 24 2003, 6:33 AM 

Bal ila fiiri gabaygaan qiimaha leh.
Gabay ku socda Xasan Abshir
No score for this post January 24 2003, 11:50 AM

Gabay: Hiinsad

Waxaa Tiriyay

Faisal Mussa

abuxamsa@hotmail.com

Waxaa lagu daabacy AllPuntland Jan 23, 2003

Gabaygan lamagac baxay ”Hiinsad” waxaan tiriyey kadib markii Xasan Abshir Waraabe oo ah raysal wasaaraha Cabdiqaasim Salaad uu BBCda ka sheegay inuu heshiis lagalay walaalaha galguduud oo jubooyinka xooga ku haysta. Waxaan is weydiiyey xagee Xasan iyo isbahysigaasi ku dagaalameen weyagii xulufada ahaaye. Mise Xasan waa jirjiroole labada kitaaba akhriya oo hada shaarkale oon kii TNG ahyn ayuu gashaday.

Waxaan kaloo is weydiiyey maxay ku heshiiyeen Xasan& Hiiraale . Xasan Abshir waa nin ku xeeldheer sida looga boodo doon sii degeysa horayna ugubooda mid bedqabta.

Xasan waxaa lagu yiqiin nin cadka uu haysto mid kaweyn doona laakiin maanta waxaad moodaa inuu hoos usoo degey malaha dantaa u run sheegtay oo waxkalaanu meel ku ogeyn ileyn ”cayri cayma ma diidee”. Malaha markaan waxaa lasoo gaaray gabgabdii iyo fashilkii xirfadii iyo xeeshii Xasan ileyn waatii soomaalidu horay utiri ”fakey, fakey laqabay baa xigta” balaan eegno siday noqoto iyo meesha Hiiraale u bud dhigo Xasan. Waa kan gabaygii.

Kaharbaan lahaa gabay hadaan cidi ku haaraamin

Goortaan hurdada ledilahaa haatuf baa yimiye

Aan halgaado maantoo kaluu haybad leeyahaye

Sidii geel haraadoo waxabadan hawdka ku abaadey

Hadii haro hilaac uga baxo waw habbqamayaaye

Adna ina waraabow hunguri waad u halaqyoone

Halacbaa ibliis kaa dhigiyo midan hal reebeyne

Sowdigaan huruubkii kastaba haysta dabadiisa

Sowdigan waraabihi kastaba hilib kadoonaaya

Cabdiqaasim horaa loo ogaa inaad heshiiseene

War riyaal markuu kuu hinjoo doolar kugu hoobshey

Hawraarsan waataad kutiri hawshuu kuu diraye

Hadii anad habaarayn sidii haatufkiyo tuuga

Warninkii cariga soohuloo meelwalbaba hiifay

Hiiraale sow digan u dhacay kii jubada hoolay

Hanbadiyo haraagiyo lafaha ceebta lagu heeray

War intaas inaad hiinsataad u halgamaysaaye

Habaarqabe sidiisii maxaa hadaf san kuu diidey

Hawtulhamag huteelada fadhiya oo hawada fiirsha

Iyo niman humuun wada qaboo gaajo hurineyso

Oo ruuxii gacmaa haaddiyaba uun hoos cararaaya

Intaad soo horkacaysaan ragaas adiyo hiiraale

Habarwaliba waa ay ogtahay inay hal diidayne

Hantaataca heshiiskaad wadaan waa halaan jirine

Cabdiqaasim markaad hoostagtoo dabba hadaafeysey

War inaad hunugiri raadis tahay garanay hiirtaase

Luflufbuu ugadaayaa Jubadda laguma haasaawin

Xasanow hunguri nimuu wadaa waa habaarqabe’e

Hilinkaad kujoogtana ninyohow haatan laga roone

Haybad malaha ruuxii waqiis uun hamuun qaba’e

Koley hawshi fulisoo hunguri hogobxun kaatuurye

Ina salaadna kaa huleel haddoo hawalgabaad tahaye

Bal Hiiraale heeshuu ku dhigo lahubsandooneeye

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.

Current Topic - XASAN ABSHIR, WAA KUMA, REER PUNTLAND-OOW Respond to this message

Advertisement: Rent DVDs online -- Free Trial for 2 weeks!
<< Previous Topic | Next Topic >> Return to Index

Report Abuse Create your own forum at Network54

Copyright © 2003 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement
www.AllPuntland.c

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Gurey
(no login)

Waa idinka

No score for this post
January 26 2003, 6:57 PM 

Salaam caleekum
Salaam kabadci, waxaa layiri fircoon oow maxaa fircoonida kugu wacan, markaasu yiri cid iska daa itiraahda ayaan waayey, marka soomalida ayaga isugu wacan oo kuwii xumaa xumaatadii ku raacday meeshay cilin lahaayeen, sidaa aawadeed somalidu nimankaan gacan ku dhiiglasha ah iyada ayaa ka xun sababtuna waa qolobo nin mujrim ah ayey raali kanoqotay, hadii aanay sidaas iska bedelina weligood talaabo horey uma......

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - yaa ugu qaab daran hogaamiyayaasha kooxaha ????????????/
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.