waxaan aad oola dhacay warbixintaadi aad kusoo saartay mowqifkaaga ku aadan in soomaaliya ay hogaamin karaan DAAROOD cidkasta ha noqdee.
taasi waa mid xaqiiqo ah waxaana cadayn u ah markii dib losii raaco taariikhda ay soomali leedahay iyo qaybta uu darood ka taagnaa halgankii xormino raadintii iyo maamulidii siyaasadeed waxaa xaqiiqo in DAAROOD uu yahay hormuudka soomaaliya taasi waa marag ma doonto waxaana kuu cadaynaya inta maamul ee uu soomaali u soo qabtay iyo inta uu horumar soo gaarsiiyay in kastoo dhaliil ay ka timaado dawlad jirta hadana muhiimadu waxay tahay inta wadanku dawlad lahaa waxay ahayd mudo dheer inta soomaaliya ay waliba noqtay libaaxa africa taasna waa wax lugu faano waana dhab lamana qarinkaro tayada qofku uu leeyahay hadii qabiilo kale ay hada ku doodayaan waxaan noqonaynaa hogaanka soomaalida sida HAWIYE IYO ISAAQ hawiye hadii uu maamul qaban karo waxay wax qaban lahaayeen doorashadii kadhacday JIBOUTI ee lugu doortay CALI MAHDI MAXAMED oo ah hawiye ah waxaa ka hor imaaday hawiye waxna ma uusan qaban waxaa ka dambeeyay CAYDIID oo xoog ku yiri waxaan ahay madaxwayne soomaaliyeed waxba maqaban waxaana diiday hawiye dhexdiisa waxaa kadambeeyay kii ADDIS ABABA waxaa la isku raacay in hawiye laga dhigo madax madaxwayne soomaaliyeed waxaa diiday hawiye dhexdii dhib banana dhexdooda wuu ka dhacay kii SOODARE ayaa hadana ka danbeeyay wax yaabihii uu u fashilmay waxaa ka mid ahaa sababo ay dhaliyeen kadib markay la yimaadeen ururo badan,waxaa ka dambeeyay kii CARTE lugu qabtay ee ahaa kii oogu roonaa ee la moodayay in soomaali ku midowday waxaa la isku raacay in madaxwayne looga dhigo HAWIYE waa looga dhigay maadaama aysan soomaali wali si wanaagsan u soo hogaamin waxayna balan qaadeen in dawlada gaynayaan magaalada mugdisho ayna furayaan DEKEDA IYO AIRPORTKA taasi waxaan u malaynayaa in qof walba ka dharagsan yahay wixii balanqaadkaas kaqabsoomay iyo waxii aan kaqabsoomin,
waxaa is waydiin mudan sababta hawiye uu hogaaminta u qaban la yahay?
Sideedaba dad waa la hogaamiyaa dadna way hogaamiyaan ceebna ma ahan hawiye waxaa cad sidii horeba ay u ahaan jireen in lahogaamiyo loona taliyo sidaadarteed waxaa cad daarood in uu soomaaliya soo hogaamin jiray hadana uu hogaamin karo.
TUSAALE.
Nin ayaa hada ka hor wuxuu ahaa nin xoolaha daaweeya wuxuuna ku daawayn jiray farsamooyin iska rabaani ah wuxuuna aad u dawayn jiray geela cudurada ku dhaca waxaa goobti uu wax ku dawayn jiray yimid nin kale oo isna xirfadaas ku qaraabta waa lakala saari waayay ka farsamo badan iyo kii kale maalintii bambe ayaa waxaa lasameeyay neef geel ah ayaa waxaa lalaqsiiyay (MASAAR) masaartu waa bir af badan oo geedaha lugu gooyo marka waxaa loo yeeray kii ninka marka hore farsamada lagu yaqaanay latartamayay waxaa la yiri hadhan daawee hadaad taqaan sida loo daaweeyo geela si kasta ayuu yeelay wuu garan waayay waxa hasha ku dhacay iyo waliba cudurka ay qabtowuu ka quustay waalaga tagay waxaa loo tagay kii kale ee caanka ahaa ee dadku ay aaminsanaayeen inuu aad u yaqaano daawaynat geela markii uu meelkasta kabaaray oo dhinac kasta kamaray wax uu ku sheegana uu la a yahay ayuu markii bande wuxuu yiri
(WAR HASHU MAANKAY IGA GASHAYE MA MASAARBAY LAQDAY) marka wax walba dhabta ayaa waxay tahay in DAAROOD hogaaminta leeyahay yaqaanana hogaaminta soomaaliyeed marka garab orodka inta nalaga daayo madaxtinimda farta hanala saaro waan naqaane.
WABILAAHI TOWFIIQ
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.