December 21 2002 at 5:05 PM No score for this post
Amran (no login)
Maxweyne waxaa noqon karta maskax fiyoow oo alaah ka
cabsaneysa ,danbina aan dadka hore ugu galin ,la door-
tana aan is dooran .
Hadalka Muuse waa kii gumeysi jeceyl hore ugu dhawaaaq-qay.
Waxaan xasuusinayaa soomaalida uu cawaankaa takanada ka
galay ama ka gubaneysa wareysigii kan ka horey ee BBC
uu sii isaga iyo Habargidir markey is haysteen uu bixi.
Marka Hawiye ,Hiraab ,Mudolood iyo Abgaal midna wax uma
ogole,ee dad kalana warkood daa dhamaantoodna waa sidaa
ee kan umbey caqli dhaamaan.
Ilma adeerayaaloow Soomaaliyeey nimankaa hadalkooda aan
iska deyna oo yaan booga la farfarin ,Soomaali saakay
dhaymaha boogaha ayey u baahaan tahay mooyee wax kale
marabta .'
Raga soomaaliyeed oo goobahaan soo gala maxaa muuse
oo kale ka buuxa oo waxa uu soo qoray aan ka yaqyaqsoodo,xishoodoo dib u fiiriya dalaka yuu u baahan
yahay,Ma yaa reer hebal ah mase horumar iyo inaad hawadaas tagtaan .
Soomaali waa shantaa farood ee aan kala maarmin,
aloow rageenam soomaali noo soo hanuuni.
SALAAMA CALEYKUM.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
walaal waad mahadsantahay
waxaanse ku leeyahay hadashaye yaa wax kaa maqlaya
weeye
hadii aad wax waliba sheegto
cid kaa dhagaysan ma jidho
ee ha is daalin waqtina ha iska lumin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.